Emperor Posted February 3, 2009 Ardayda Soomaaliyeed oo soo dhaweeyey maamulka cusub ee Puntland (Sawiro) Tuesday, February 3rd, 2009 at 3:18 pm sudan_xaflad16Mustaf Adbirisak Ahmed Kharduum, Sudan Taariikhdu markay ahayd 30/1/2009 galabtii Jimcaha ayaa ururka aradayda Puntland ee dalka Suudaan uu qabtay xaflada wayn oo si wanaagsan loo soo agaasimay oo lagu soo dhawayn Madaxwaynaha cusub Dr.Cabdirixaman Faroole iyo ku xigeenkiisa iyo labadiisa gole. Xafladaas oo ka dhacday hoolka wayn ee Jaamacada International University of Africa xaflada ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin sar sare oo isugu jirta kuwo gobol iyo kuwo caalami ah labadaba. Waxaa kamid ahaa masuuliyiinta ka hadlay xafladaa lataliyaha Madaxwaynaha arrimaha Carabta Mudane Maxamed Cabdi Malow iyo masuuliyiin ka socotay dalka Suudaan iyo kan ururka ardayda Puntland ee Suudaan Mudane Muse Ahmed Ciise dhanka ururada waxaa ka hadlay ururka ardayda Jabuuti ee Suudaan Mudane Muuse Jabtuuti, Ururka ardayda ******ia ee Suudaan Mudane Mu’adin, Gudoomiyaha ururka ardada Soomaliyeed ee Suudaan Mudane Axmed Fure iyadoo halkaa khudbadihii ka baxay talo iyo bogaadin logu soo jediyey Madaxwaynaha cusub ee Puntland Mudane Dr.Cadbirixman Faroole iyo golaha xukuumada iyo barlamaanka cusub. Xafladaan oo si heer sare ah u dhacday ayaa waxaa soo qaban qaabiyey gudi sare oo kala ah sidaan: Mustafe cabdirisak aasparo Ahmed Mire Daauud maxamed nur Xafladaan ayaa lagu so bandhigay gabayo khudbado heeso wadani ah majaajilooyin riwaayado dhamaana xambaarsan talooyin iyo tahniyado lo dirayo maamulka cusub ee Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 3, 2009 Masha Allah the future supporting the present. It warms the heart. Quote Share this post Link to post Share on other sites
inspector22 Posted February 3, 2009 Do these students support the new government of somalia? Looks like Puntland is taking an isolationist approach (even the public), which frankly isn't that bad. All regions should take care of themselves before cooperating in a broader level. Quote Share this post Link to post Share on other sites