Liibaan Posted May 22, 2010 Xorayntii Laascaanood oo caawa muuqata Saturday, 22 May 2010 13:08 | Written by Buhodle.net Degaano badan oo hoos yimaada gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa caawa laga dareemayaa dhaq dhaqaaq ciidan oo aad u balaadhan, oo lagaga hor tegayo ciidamada Soomaalidiidka ah. Waxaa maanta dagaal aad u culusi ka dhacay magaalada Widhwidh, dagaalkaas ayaana si fiican looga xarago qaatay ciidamadii maamulka Hargeysa. Dagaalkaa ayaa sida lagu soo waramayo lagaga dilay ciidanka Soomaalidiidka ah saraakiil sar sare lagagana gubay gawaadhi kuwa hubka culusi saaranyahay. Wararkii ugu danbeeyeyna waxay sheegayaan ciidamadaa Soomaalidiidka ahi ay hareeraysanyahiin meel walbana lagaga soo baxay. Waxaa kale maanta goor galabnimadii ah magaalada Laascaanood dusheeda soo degay ciidamada hogaanka gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn. Ciidamadaasi waxay iyaga oo si awood leh u hubaysan soo degeen meesha lagu magacaabo diyaarada. Waxaana wararku xaqiijinayaan in xaaladu aad iyo aad ugu xuntahay ciidamadii Soomaalidiidka ahaa ee hore ugu sugnaa gudaha magaalada Laascaanood oo caawa ay deydeyayaan meeshii ay ka baxi lahaayeen. Waxaana xidhiidhka ciidamadu sheegayaan in maal maha soo socda lagu balansanyahay in la isugu tago oo ciidamadu ku kulmaan magaalada Laascaanood habeenada fooda inagu soo haya. Waxaa kale oo iyana magaalada Ceerigaabo laga soo waramayaa in xiisado la xidhiidha kuwa ka dhacaya degaanada SSC ay saaka ka bilowdeen oo magaalaadaas uu ka dhacay iska hor imaad ciidan oo u dhexeeya kuwa Soomaalidiidka ah iyo kuwa xalaasha ah ee gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn. Magaalada Buuhoodle ayaa iyana waxaa ilaa maanta laga dareemayey ciidamo aad u fara badan oo ku sii qul qulaya dhanka magaalada Widhwidh ee dagaalku ilaa saaka ka socday. Waxaana inta la hubo ilaa maanta duhurkii ka gudbay magaalada gawaadhi lagu qiyaasay ilaa toban gaawadhida waaweeyn oo ciidamo ah. Buhodle.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 22, 2010 ^Says Axmaar dhabal!l!f. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 23, 2010 Indeed Amxaar *** kissers Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted May 23, 2010 I hear rumours that xaglatosiye is trying to find a way into las anod, apparently alot of the snm thugs left las anod and all went out to hawd and thus making the city open for the taking again!!! If it's true, brilliant strategy but I personally don't see evidence that says that and read it on certain websites that I personally do not find reliable!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites