Jacaylbaro Posted January 22, 2009 Ciidamo Fara badan ayaa la sheegay inay ka Goosteen Aqalka Madaxtooyada Magaalada Garoowe kuwaasi oo ay wararku sheegayaan inay u dhaqaaqeen dhanka Magaalada Qardho, Ciidamadaasi ayaa waxa sidoo kale la xaqiijiyay inay wacad ku Mareen inaanay dib ugu Laaban Magaalada Garoowe. Warar si Hoose loogu soo dusiyay Warbaahinta ayaa sheegay in Gabi ahaanba Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada Garoowe ay u Ruqaansadeen dhanka Magaalada Qardho, kuwaasi oo Saldhig ka dhigtay Meeshaasi, Wararka ayaa sheegaya inay Ciidamadaasi wateen Ilaa 10- Gaadhi oo ah Nooca Dagaalka Lamana yaqaan Ujeedka Keenay Goosashada Ciidamadaasi. Ciidamadan oo Horay Ilaalo uga ahaan Jiray Madaxtooyada Garoowe markii uu xilka Hayay Cade Muuse ayaa Guuray ka dib Markii Faroole loo dhaariyay Xilka Hogaaminta Puntland, Gen- Cade Muuse oo ahaan jiray Hogaamiyihii Pl ayaa la sheegay inuu Ciidamadaasi ka dalbaday inay ku Laabtaan Gudaha Garoowe, Balse waa ku Gacan saydheen. Madaxwayne Faroole ayaa la sheegay inuu Isimada Gobolka Kar-Kaar ka Dalbaday inay Bilaabaan soo Celinta Ciidamadaasi, Balse wali lama Hayo wax Natiijo ah oo cad, hadii ay Ciidamadaasi sii Joogaan Qardho ayaa meesha waxa Iman karta in Cudud ciidan oo ka Madax banaani Maamulka Faroole ay Meesha Timaado Taasi oo dhabar jab wayn ku ah Xukuumada Faroole. Wararka qaar ayaa sheegaya in Ciidamadaasi uuba Goosashadooda ka danbeeyo, Gen- Cade Muuse isaga oo taasi Ujeekeeda uu ka wado, inuu Hor joogi u Noqdo, Ciidamaa, in kastoo aanay wali Warkaasi si Toos ah ****olka looga qaadin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 25, 2009 Warar aan si Hoose ku Helay ayaa sheegaya in Duqii Degmada Bosaaso isla markaana ahaa Gudoomiyaha Golaha deegaanka Bosaaso uu dhawaan si Qaxooti ah Isaga dhiibay Dalka Swdan waxana la sheegay inay qaabishay Xukuumada Swidan. Duqa Degmada Bosaaso C/saaq Xareed Ismaaciil ayaa dhawan ka duulay Dalka Ethiopia isaga oo Markii Hore ku Baxay qaab Casumaad ay u Fidiyeen Hay"addo Tababar Gudoomiyaasha. C/saaq Xareed Ismaaciil ayaa la sheegay in uu wakhti dhaw isu dhiibay Dalka Swidan halkaasi uu sheegtay in la siiyo Qaabilaad iyo Degenaansho Dalkaasi ah, Dad eheladiisa ah oo aanu la xidhiidhnay ayaa Noo sheegay inuu Arinkaasi yahay Hubaal. C/saaq Xareed Ismaaciil ayaa waxa uu dhawaan ka qayb Galay Kal Fadhigii Golaha Deegaanka Bosaaso, iyada oo ay Halkaasi Joogeen Masuuliyiin dhanka Maamulka ah sida Madaxwayne Xigeenka Gen- C/samad Cali SHire. Wararka qaar ayaa sheegaya in dhawaan ay wadeen Xubnaha Golaha deegaanku Mooshin ka dhan ah Duqa Kaasi oo Xilka Looga qaado, ka dib wax qabad La"aan Baahsan oo lagu soo eedeeyay, Laakiin tira ka dhawor Jeer oo Saxaafada war siiyay ayuu Arinkaasi Beeniyay. C/raxmaan Faroole Hogaamiyaha Cusub ee Puntland oo Haatan safar ku Jooga Washinton cariga Maraykanka ayaan ilaa Haatan wax War ah ka soo saareen Is dhiibida Duqa Bosaaso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 25, 2009 Cabriaxmaann Faroole laftigiisu inuu isdhiibo waxba kuma aha! nimakaas Puntland wax walba ka filo. Bal day ka Training'ka ka goosanaya! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted June 25, 2009 Boowe aa kula tahay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 14, 2010 Siilaanyo iyo Hogaamiyaha Jabhada Sool! Heshiis. Warar si sir ah oo hoose ay ku heshay Shabakada wararka ee Galgalanewsagecny, oo ka soo baxay hogaamiyaha Maamulka gooni u cararka lamagax baxay Somaliland iyo Gudoomiyaha Jahbhada dhowaan loo caleemo saaray xoraynta Gobolka Sool ayaa waxa ay sheegeen in xidhiidh hordhac ah oo ah dhanka Telephone ku uu dhex maray labada hoggaamiye.waa Axmed Siilaanyo iyo Saleebaan Xaglatoosiye. Sida warar ku ay sheegeen wada haddal mudo qaatay o dhex maray ayaa waxaa kamid ahaa qodobadii laysku afgartay in Gudoomiyaha jabhada loo caleemo Saaro wasiir arimo debedeedka maamulka waqooyiga Soomaaliya.taasi oo uu sifiican u soo dhoweeyey Saleebaan Xaglo toosiyo. dhanka kale Hogaamiye Axmed Siilaanyo ayaa balan qaaday in uu oofinayo shuruudo uu kuxidhay Saleebaan oo ay kamid ahayd in dadka Sool dega laga korqaado ciidamada ka soo kicitamey Galbeedka fog ee dabayaaqadii 2008 dii si xoog leh ku qabsaday Sool, sidoo kale in ciidamada ka hawlgelaya ee amaanka gobolka Sool ay noqdaan Ciidamadii jabhada u ahaa Saleebaan Xaglo toosiye. Arinkani ayaa wuxuu ku soo aadayaa wakhti colaado googoos ahi ay horey uga bilowdeen gobolkaasi, kuwaasi oo aad moodo iminka in ay dameen, hase ahaatee arinkan ayaa waxaa walaaac kamuujiyay bulsho badan oo ka soo jeeda Gobolka Sool oo ku dhaqan dal iyo debed. lamase garanayo wax kalifay Saleebaan oo guluf colaadeed ku dhaartay isbedelkaasi intaasi le’eg ee ka dhexdhashay dawlada curdinka ah ee aan weli ladhaarin. Iskusoo duuboo tani ayaa haddii ay si toos ah hirgasho waxaa kadhalan doona isbedel taam ah colaado ba’an oo laga baqayey in ka qarxaan deegaankaasina waa ay baaqanayaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chief_Aaqil Posted July 14, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: Siilaanyo iyo Hogaamiyaha Jabhada Sool! Heshiis. Warar si sir ah oo hoose ay ku heshay Shabakada wararka ee Galgalanewsagecny, oo ka soo baxay hogaamiyaha Maamulka gooni u cararka lamagax baxay Somaliland iyo Gudoomiyaha Jahbhada dhowaan loo caleemo saaray xoraynta Gobolka Sool ayaa waxa ay sheegeen in xidhiidh hordhac ah oo ah dhanka Telephone ku uu dhex maray labada hoggaamiye.waa Axmed Siilaanyo iyo Saleebaan Xaglatoosiye. Maamulka gooni u cararay.. I know Runaway brides, but a runaway goverment is new to me. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SeefTa Posted July 14, 2010 The reason they are communicating is because of this (read the following report) Kulmiye party candidate, Ahmed Mohamed Silanyo Horn, Red Sea Braces for Instability as Somaliland Moves Toward Islamist Reunification With Somalia The Election Commission of the Republic of Somaliland on July 1, 2010 — as noted, the highly-iconic 50th anniversary date of the original union of the Republic of Somaliland with the former Italian Somaliland to create the Union of Somalia — announced that the pan-Somalist, radical Islamist Kulmiye party candidate, Ahmed Mohamed Silanyo, had won the June 26, 2010, Presidential elections. Kulmiye — with major support from a broadly-based network of Islamists throughout the region, a range of pan-Somalists and southern Somalian clans, several regional governments, and at least one major Western front organization — prepared a broad campaign for which the UDUP Government under Pres. Dahir Riyale Kahin, although fully warned, were totally unprepared. Kulmiye had stage-managed significant elements of the Election Commission, and the media, and had prepared a round of post-election back-up plans which included adding prepared, loaded ballot boxes, and a campaign of street protests in the event that it looked as though all other steps failed and in the event that the Government had, in fact, taken strong pre-emptive steps to curtail Kulmiye’s creative electioneering. Kulmiye leaders and other pan-Somalists and Islamists with who they were working had been noting that July 1, 2010, would be the symbolic date of the beginning of the reunification of the two Somalilands. That the Election Commission, which had been strongly influenced by payments from foreign sources (as GIS/Defense & Foreign Affairs had noted earlier), withheld announcement of the results of the June 26, 2010, Presidential elections until the iconic date of July 1, as if confirming the reports of collusion with the pan-Somalists. The ramifications of the event will gradually become apparent, quite apart from short-term impact on Somaliland’s hitherto stable society. Domestically, shari’a law will become dominant, and cooperation with jihadist groups, such as al-Shabaab, will become routine. Somaliland, for even as long as it continues to exist as an entity, will cease meaningful cooperation with the West on counter-terrorism and counter-piracy issues. The key sponsors of the Kulmiye take-over, particularly Egypt and Eritrea, and possibly Iran, will push for Somaliland to tighten controls on international trade, through Berbera, to sustain landlocked Ethiopia. Clearly, the Kulmiye and al-Shabaab leadership will also push to take over control of the Government of Somalia, such as it is, within any new de facto or de jure reunion of the two Somalilands. One very direct result will be to add pressure on the Meles Zenawi Government in Ethiopia, forcing it to rely more, once again, on Djibouti as the entrepot for Ethiopian trade. This will add significantly to Ethiopia’s costs, given Djibouti’s history of exploiting its position in this trade in the past. This accords with Egypt’s wishes to weaken Ethiopia, which controls the headwaters of the Blue Nile, the major source of water for Egypt. Egypt’s position of hostility to upstream riparian states on the Blue and White Niles, and Egypt’s refusal, this year, to come to an agreement on Nile water usage with other riparian states. Egypt’s challenge to Ethiopia, as the principal water source for the Nile, may, however trigger a backlash, and actually cause Ethiopia to attempt to dam or divert Nile waters for energy and agricultural purposes, literally leading to a reduction in flow to Sudan and Egypt. The Egyptian Government has noted in the past that any attempts to deny Egypt the water to which it feels it has a legal right — in contradistinction to inter-state legal precedent on the topic — would represent casus belli: cause for war. The Egyptian Eritrea, meanwhile, still harbors hopes that Ethiopia would be forced to an accommodation with Eritrea to use the ports which Eritrea assumed from Ethiopia when Eritrean independence was willingly given by Addis Ababa — at the express command of Prime Minister Meles — in 1993. This is, perhaps, still the major point of contention which Ethiopians have against Prime Minister Meles: not just that he gave Eritrea, historically always a part of the Ethiopian Empire, its independence, but that he included in that “give away” before he even became an elected head-of-government coastal areas and ports of Ethiopia which had never been part of the Eritrean province. That move left Ethiopia land-locked and dependent on Eritrea for port access, a move which Eritrea exploited so ruthlessly — demanding that Ethiopia receive untradeable Eritrean currency for all of its exports — that a break in relations came, precipitating the Ethiopian-Eritrean wars. Ethiopia subsequently developed port access through Djibouti, and then Berbera. Thus the collapse of the alliance with Somaliland, as a result of the July 1, 2010, announcement of a new President there, is of profound concern for Addis Ababa. The Pan-Somalists and al-Shabaab and others involved in the change in Somaliland are themselves openly and strenuously hostile to Ethiopia, which had militarily supported the Somaliland Government and had also put troops into Somalia — including into the Somalian capital (and former capital of Italian Somaliland), Mogadishu, to fight the Islamists, including al-Shabaab. It is highly significant that the Italian Government had supported the pan-Somalists based on historical feelings of identity with the onetime Italian Somaliland, despite the reality that this has contributed significantly to the continued instability in the Horn. Similarly, the Italian Government has sustained its profound support for Eritrea against Ethiopia, once again because of “historical solidarity” with Eritrea, which it had briefly colonized, before being defeated on two occasions in Ethiopia (1893, at the Battle of Adwa, the most significant defeat of a Western power in Africa; and in 1941). What is significant is that the Italian Government has gained nothing of strategic value for this emotional attachment, but has contributed significantly to the instability of the Horn of Africa. It is now possible that the Eritrea-Ethiopia relations will undergo a further increase in tensions. Eritrea put in substantial guerilla forces, and support for dissidents in Ethiopia, in the run-up to the June parliamentary elections which returned Prime Minister Meles’ coalition to power. It would be unsurprising if direct hostilities broke out again between Ethiopia and Eritrea within a year. Indeed, this may be the key to Eritrean Pres. Isayas Afewerke retaining power in his state, despite the continuing decline in the state’s economic fortunes and the increasing repression in his state. Significantly, the transforming situation marked by the July 1, 2010, collapse of Somaliland’s moderate, pro-Western Government will be to ensure greater access by international jihadist and terrorist groups to the Horn of Africa; greater difficulty for external states to influence and reduce the incidence of piracy in the Red Sea and Indian Ocean regions around the Horn; a greater ability for groups supported by Iran to support cross Bab el-Mandeb operations against the Yemeni Government (and supporting anti-Sana’a forces based in the former South Yemen regions); as well as stimulating the prospect for Eritrean-Ethiopian conflict and possibly initiating Ethiopian-Egyptian military tensions. Overall, the move to topple the moderate Government in Hargeisa, the Somaliland capital, provides a safe-haven for a wide range of activities by Islamists, jihadists, and other non-governmental actors from bases in the Horn. These will play into hostilities within the Arabian Peninsula as a whole, and will interact, almost certainly, with anti-state players in Pakistan. In all of this, Iran has historically played a key rôle in Somalia, and this will expand. The Iran-Sudan-Egypt Connection By Spring 2010, Tehran and its allies were increasingly worried about their strategic posture at the Red Sea as a result of the growing militant-separatist sentiments in southern Sudan. The likely outbreak of a civil war in Sudan would deprive Iran and jihadists the use of Sudan’s Red Sea ports as the base from which to block the Red Sea in case of a major confrontation with the US. The series of Israeli clandestine, air, and naval strikes against convoys and ships in northern Sudan carrying weaponry to the HAMAS in Gaza (to be delivered via Egypt and the Sinai) only added to the Iranian sense of vulnerability. In mid-April 2010, Sudan held the first ostensibly free elections in 24 years. According to the official results, President Omar al-Bashir and his ruling National Congress Party (NCP) won 68.24 percent of the votes. Far more significant, however, was the election of Salva Kiir Mayardit with an overwhelming majority of 92.99 percent to the post of both the First Vice President of the Republic of Sudan and the post of president of Sudan’s southern region. Kiir was the candidate of the Sudan People’s Liberation Movement (SPLM) which advocates the secession of the south in order to establish an independent state in the upcoming referendum now scheduled for January 2011. The referendum is the final step in the implementation of the January 2005 Comprehensive Peace Agreement (CPA) between the SPLM and Khartoum. However, Khartoum has already vowed to prevent the dismemberment of Sudan — particularly given the vast oil reserves in the south (particularly the disputed Abyei region) — and already manipulated the 2008 census results to reduce the number of eligible black voters in the south and bloat the number of Arab voters in the north. This created growing tension and fear of the resumption of the vicious civil war. Indeed, starting 2008, the SPLM began using oil revenues in order to purchase heavy weapons — including tanks, artillery and rockets — in the former Soviet Union and ship them, via Kenyan ports, to Sudan in preparation for the anticipated resumption of fighting. The extent of the procurement efforts of the Sudanese People’s Liberation Army (SPLA) was revealed in September when Somali pirates working for Sudanese intelligence hijacked a Ukrainian cargo ship carrying 33 T-72 tanks and crates of small arms. The ship later released after Kiev showed proper end-user documents identifying Kenya as the owner of the weapons and the pirates received a $3.2-million ransom. The flow of weapons has markedly intensified since Spring 2009. Some of these weapons were already used in the pre-election clashes in March 2010. In early Summer 2010, the SPLA drafted plans to train pilots and acquire combat aircraft and helicopters. “We want to transform SPLA from a guerilla force into a veritable military,” SPLA spokesman Maj.-Gen. Dame Koala said. Khartoum immediately warned that the establishment of an air force or navy in the south would violate the CPA. But SPLM leaders reiterated their commitment to establishing a proper military using oil revenues. In May 2010, SPLM Secretary General Pagan Amum warned in an interview with the Saudi-owned Al-Sharq al-Awsat that the establishment of an Islamic Republic in Sudan, as advocated by Bashir in the aftermath of the April elections, would lead to the break-up of the country. “If the National Congress Party insists on implementing a program for building the Islamic Republic then southerners will have no choice but to vote for secession. If the National Congress Party insists on imposing its policies of oppression and racial discrimination then southerners must secede, and if the National Congress Party continues to plunder the wealth of the south and unjustly divide oil revenues in the absence of transparency, then southerners will have to break free from those tyrants,” Amum warned. In early June 2010, Amum raised the ante in another interview with Al-Sharq al-Awsat in which he asserted that unification was unlikely under current conditions. “In the shadow of the National Economic Salvation regime, and its Islamic project, there is no solution, or even a drop of hope or Sudanese unity. … There is no possibility or even the slightest chance to achieve Sudanese unity unless the NCP reoccupied the South and takes control of it through military force. This would be a bloody step, and this would not represent unification but occupation.” Amum confirmed that Kiir is actively preparing to form a government of the South in their capital Juba. All the best SPLM cadres were transferred to Juba and only expandable SPLM officials were sent to fill CPA-mandated positions in the Khartoum Government. Amum warned that the suggested postponement of the referendum would restart the civil war. “Any side that calls for postponement would, in other words, be calling for the Sudanese people to return to fighting. This would be a dangerous and irresponsible action to take.” Although the South prefers to secede peacefully, Juba is cognizant that war is all but inevitable. Amum stated that “if there is no other choice but war, we will enter it [war]. The Sudanese People’s Liberation Army is capable of solving these problems and restoring security,” Amum stressed, “it is one of the largest armies in the region, and it has fought long wars, has excellent combat experience and is currently being transformed into a regular army.” As is the case of Somaliland, Egypt and Eritrea lead calls for the southern Sudanese referendum on self-determination to be postponed. Possible Outcomes In summary, coupled with the linked developments in Sudan, and as a result of the pivotal change in Hargeisa on July 1, 2010, the following developments should be expected, at the very least: 1. Increased Iranian support and capability for African, Arabian Peninsula, and Pakistani jihadist and terrorist activities, including support for the “Islamic Republic of Eastern Arabia”, and direct actions aimed at overthrowing the present Yemen Government. This will all ultimately impact on trade costs and energy costs; 2. Increased piracy activities out of Somalian Puntland, with less ability for external powers to intervene or influence; 3. Significant revival of Eritrean-Ethiopian tensions, leading to the increased prospect for renewed conventional war; 4. Significant increase in Ethiopia-Egypt tensions, with a number of possible outcomes; 5. Spread of Somalia-style warlordism into Somaliland, and a new set of competitions for power over the entire Somalian entity, with unforeseeable results, other than that the competition will be protracted and indecisive. The likelihood will be that the African Union and United Nations will be called on, again, to provide peacekeeping forces for Somalia, with significant cost in capital and lives for the international community; 6. Potential for increased insurgency aimed at overthrowing the Djibouti Government of Pres. Ismail Omar Guelleh (bearing in mind that “French Somaliland”, now Djibouti, is one of the stars in the pan-Somalists pantheon) (and bearing in mind that Djibouti remains a thorn in the side of Eritrean Pres. Isayas, who sees now only Djibouti providing an escape valve for Ethiopia); 7. Increased activities by Eritrean-backed terrorist and guerilla activities inside Ethiopia, possibly with the revived support of Libyan Pres. Mu’ammar al-Qadhafi and Egypt. The interactive result of all of this, including the Sudanese developments, will be to increase the dangers to shipping in the Red Sea/Suez SLOC, and compound threats to Yemen and Saudi Arabia, at the very least. This contributes significantly to Iran’s strategy to weaken Saudi Arabia’s influence. Ironically, many of the jihadist/Islamist activities in the Horn have been ostensibly Wahabbist/neo-salafist in nature, deriving from the State-sponsored Saudi sect of Sunni Islam, which have — as with Osama bin Laden’s proselytization — been used against the Saudi State and interests. Ironically, early recognition of the sovereignty of the Republic of Somaliland when it broke away — as it had every legal right to do — from the ill-fated union with Somalia in 1990 would have prevented this situation, and would have helped stabilize the Horn of Africa long before this time. Egypt, the Arab League, and Saudi Arabia worked hard to prevent this recognition, but the African Union (AU), and the major trading powers with a vital interest in the Red Sea, could have unilaterally recognized Somaliland. The absolutely spurious claim that Somaliland could not be recognized because it was a “breakaway” state from Somalia should have been recognized for what it was: legally nonsensical. Somaliland was fully independent and sovereign from the United Kingdom — its earlier colonial overlord — before it joined into the union with Italian Somaliland. To say that Somaliland could not withdraw, and be recognized, from that union in 1990 would be tantamount to saying that Egypt could no longer be recognized as independent when it withdrew from its “United Arab Republic” experiment with Syria. The outgoing Government of Somaliland was warned, privately, of the moves being made to overthrow it by using the occasion of the Presidential election to stage what amounts to a coup de manœuvre, and yet proved incapable of addressing the threat. GIS/Defense & Foreign Affairs also publicly identified the process through 2010. And yet no-one acted, other than the extremists and their Western supporters who may well have been promised resource concessions in the region as payment for their support. Analysis by Gregory R. Copley, Editor, with Yossef Bodansky, Senior Editor, GIS/Defense & Foreign Affairs. © 2010 International Strategic Studies Association, www.StrategicStudies.org Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 18, 2010 Hargaysa(iftinnews) - Urur diimeedka al-shabab ayaa wadda qorshe ka dhan ah jamhuuriyadda Somaliland iyagoo doonaya inay qaraxyo la mid ah kuwii 29 bishii octobar ka fuliyaan meelo ka tirsan magaaladda caasimadda ee hargaysa. Sidda aanu ku helnay ila wareegyo waxaa jira in ururka al-shabab uu qorsheeyay inuu qaraxyo ka gaysto jamhuuriyadda Somaliland maalinta xil-wareeginta madaxweynaha la doortay iyo madaxweynaha hadda taladda sii haya. Dhanka kalenna guddoomiyaha ururka al-shabab oo u jaawabayay madaxweynaha ungandha yoweri Museveni inay jiraan qaraxyo qorshaysan isaga oo sidaasi ku sheegay tixgabay ah waxaanu yidh “ KOL HADAY FOGAATO FADAROWDO NABADII ANAGUNA NIN FARA BAXAY FASAX BAANU SIINEE FALAARBAAN CIRKA UDIRAY FOOLBAY LA MAQANTAHAY NINWALOWBA ILA FILLO. Arrintan ayaa kusoo beegmaya xilli Taliyaha sirdoonka Somaliland uu haatan ka maqan yahay dalka kaasi oo la sheegay inuu shaqo u tagay wadanka Ethiopia waxaanna siddoo kalenna jira inay dadka reer Somaliland u jeesteen dhinaca xukuumadda cusub taasi oo sahli karta inay ururka al-shabab ka faa .iidaystaan arrintaasi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 26, 2010 Puntland: (GMN) Deegaamada Galgala iyo Karin oo ka tirsan gobolada Sanaag iyo Bari ayaa la xaqiijinayaa in dagaalo xoogan ay ka soconayaan, waxaana dagaaladan oo labada meelood ka biloowday saaka la isku adeegsanayaa hub culus, waxa uuna u dhexeeyaa Koox taageersan ururka Al-shabab iyo ciidamada Maamulka Puntland. Kooxda taageersan ururka Al-shabab waxaa hogaaminaya Nin lagu magaacabo, Max’ed Siciid Atam, waxayna weerar xoogan ku soo qaadeen saaka, deegaanka Karin oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Puntaland, waxaana warar aan la xaiijin sheegayaan in ay dagaalkaasi ku geeriyoodeen ilaa 5 ruux oo labada dhan ah. Isna deegaanka Galgala, waxaa ka dhacay dagaal midkaa la mid ah oo ay labadan dhan fooda isku dareen, waxaana ilaa iminkana ma cada qasaaraha rasmigaa ee kala garay labada dhan.Deegaamadan oo ah kuwo buuraleey ah isla markaana dhinaca isgaarsiintu ay aad ugu liidato ayaa waxa adkaanaysa in warar buuxa oo rasmi ah laga helo. waxaase jira warar shegaya in Atam, oo ah Ninka maleeshiyada labada magaalo ku duushay hogaamiyaa uu ka cabsi qabay weerar kaga yimaada dhanka maamulka puntland oo ayaamahan ku jiray howlo, ay ku sugayaan amaanka goboladaasi.Max’ed Siciid Atam oo hogaaminaya ciidamo xoogan oo taabacsan ururka Al-shabab maamulka Puntalnd horay ayay ula socdeen lakin waxaa jira warar sheegaya in Atam uu ka warhelay in weerar lagu soo qaadayo sidaa awadeedna uu iminka talaabadaasi ku qaaday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 1, 2010 Muqdisho (HWN) Wargeyska Al-sharqal Awsat ayaa lagu daabacay warqad sir ah oo laga helay xafiiska madaxweynaha Soomaaliya taasoo ay u direen Koox Culumaa’udiin Soomaaliyeed ah. Wargeyska ayaa sheegay in warqaddaasi ay ku qornaayeen ereyo baaq iyo talooyin gaar ah ay culimadaasi ugu jeedinayeen madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif, iyagoo ugu baaqay in uu yareeyo ku tiirsanaanta dalalka reer Galbeedka ee Gaalada ah, taas bedelkeedana uu badiyo xiriirka iyo ku tiirsanaanta dalalka Carabta iyo kuwa Islaamka. Sidoo kale waxay ugu baaqeen in aanu marnaba ka daalin isku daygiisa ku aaddan in uu wadahal la gelo kooxaha ka soo horjeeda dowladdiisa ee doonaya inay xukunka ka tuuraan. Culimadaasi waxa ay kula taliyeen madaxweynaha Soomaaliya inuu xiriir wanaagsan la yeesho dowladaha Carabta iyo kuwa muslimka, isla markaana uu yareeyo ku tiirsanaanta dowladaha reer galbeedka, taasoo ay sheegeen haddii uu ku dhaqaaqo inay fure u noqon karto isu soo dhawaansho dhex mara isaga iyo kooxaha ka soo horjeeda sida qoraalkaa sirta ah lagu sheegay. Culimadan ayaa kula taliyay madaxweyne Sheekh Shariif inuu si gaar ah xiriir ula yeesho dowladaha Sacuudiga, Qadar, Masar iyo Suudaan isla markaana uu si gaar ah u wanaajiyo xiriirka uu la leeyahay dowladahaasi. Sidoo kale culimadan oo aan la sheegin tiradooda iyo halka ay ku sugan yihiin midna ayaa u soo jeediyay madaxweyne Sheekh Shariif sida qoraalka ku qoran inuu dib u eego xiriirka uu la leeyahay maamullada goonida u taagan ee Somaliland iyo Puntland, uuna qaato siyaasad cad oo ku aaddan qaabka ay ula macaamileyso dowladdiisa maamulladaasi. Soo jeedintan ayaa sidoo kale ka digtay inta uu ka quusanayo wadahalo uu la galo kooxaha ka soo horjeeda dowladdiisa inuu wadahalo rasmi ah la galo Culimada Ahlusunna waljamaaca, iyadoo aan la sheegin in Sheekh Shariif uu soo jeedintaasi aqbalay iyo in kale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 1, 2010 waxyaalo badan ba la yidhi beryahan Quote Share this post Link to post Share on other sites