Sign in to follow this  
General Duke

Minister of Defence Col Bixi We will finsih of trouble makers

Recommended Posts

Wasiirka Gaashaandhiga Oo Wacad Ku Maray In Lasoo Afjarayo Amaandarada Muqdisho

 

(Muqdisho}3.8-7

wasiirka gaashaandhiga dowlada Somalia Gen. C/risaaq ***** Biixi ayaa sheegay in la soo afjari doono goor dhaw gabi ahaan weerarada iyo qaraxyada ka dhacaya Muqdisho.........................................

 

wasiirka gaashaandhiga Somalia Gen. C/risaaq ***** Biixi ayaa ku sheegay weerarada iyo qaraxyada baryahan sida isdaba joog ah isu soo taray in looga danleeyahay isa soo shaac bixin aan wax soo kordhinayn.

 

Gen.C/risaaq Biixi ayaa ku sheegay weerarada iyo qaraxyada sida tooska ah hadh iyo habeenba loo la beegsanayo ciidamada dowlada in ay ka dambeeyaan waxa uu ku tilmaamay argagixisada caalamiga ah iyo waliba xubnaha ku sugan magaalada asmara ee Eritrea.

 

.Wasaradda Gaashaandhiga ayaa haatan ku guda jirta diyaarinta qorsheyaal lagu soo cidhib tirayo kuwa rabshadaha wada”ayuu su kulul u yidhi wasiirka gaashaandhiga Somalia.

 

widhwidhonline@gmail.com

 

Widhwidh Online News Desk..Media Center

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya “Waqti dhow waanu soo afmeeri doonaa kooxaha yar ee rabshadaha magaalada Muqdisho ka wada”

 

Wasiirka difaaca qaranka Soomaaliyeed Colonel C/risaaq ***** biixi ayaa markii ugu horesay ka dhawaajiyay in uu jiro qorshe ballaaran oo ay wasaaraddiisu waddo loogana gol leeyahay

 

Wasiirka difaaca qaranka Soomaaliyeed Colonel C/risaaq ***** biixi ayaa markii ugu horesay ka dhawaajiyay in uu jiro qorshe ballaaran oo ay wasaaraddiisu waddo loogana gol leeyahay in lagusoo afmeero qaraxyada iyo weerarada ay magaalada Mqudisho ka fuliyaan haraadiga kooxaha qaran diidka.

 

“Rabshadaha ay kuwani haatan wadaan waa kuwo looga gol leeyahay is muujin oo keliya,wax ay guul ku gaarayaana ma lahan,dadweynaha rayidka ah unbey leynayaan maalin kasta”ayuu yiri wasiirka difaaca qaranka Soomaaliyeed Colonel C/risaaq Biixi.

 

“Wasaradda ayaa haatan ku guda jirta diyaarinta qorsheyaal lagu soo cirib tirayo kuwa rabshadaha wada”ayuu mar kale yiri wasiirka difaaca qaranka Soomaaliyeed oo sheegay in qaran diidyadu aanay heynin tabar kale oo aan ka ahayn in qaraxyada ay sameynayaan ay isku muujiyaan,laakin ay dhawaan imaandoonto in ay wada qarsoomaan gebidgood.

 

Wasiirka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya haatan ay ciidan ahaan ugu shaqeeyaan maliishiyooyinkii beelaha oo dantu ay baday,isagoo ka dhawaajiyay in la diyaarinayo milatarigii hore ee Soomaaliya,maliishiyooyinkana tababarro loo furi doono si mustaqbalkooda ciidanimo loo dhiso.

 

Wasiirka ayaa digniin kama dambeyn ah u diray maliishiyooyinka qaran diidka,waxaana uu ugu baaqay in ay ka faa’iideystaan cafiskii madaxda qaranka oo ay dadkoodana dhinac kasoo raacaan.

 

Xafiiska war qabadka shabaakdda wararka carmooyin.com ee Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by The Duke:

The man seems to be confident of his words.

And drunken fool is always confident ..and this moron aint diffferent.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Juje, ninka siyaasadiisa kasoo horjeedso lakin shaqsiga wax kaa quseeyaanan jirin.

 

***** Biixi has not said anything Qeybdiid does not say on day to day bases yet I have yet to witness saying anything remotely close about his personal affairs.

 

With that said, Biixi hurdadiisa haysaga laabto meesha wax lagu haayo ayaanan jirin!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by HornAfrique:

Juje, ninka siyaasadiisa kasoo horjeedso lakin shaqsiga wax kaa quseeyaanan jirin.

 

***** Biixi has not said anything Qeybdiid does not say on day to day bases yet I have yet to witness saying anything remotely close about his personal affairs.

 

With that said, Biixi hurdadiisa haysaga laabto meesha wax lagu haayo ayaanan jirin!

Xashaa..! Wa markayagi...!

Saxiib hadey kaga ficantahey....Biixi wa alkooliste Illah ka furtey oo weliba nacalladeysan...C/qeybdiidna wuu ka daran yahey...

haye, maxaad kale oo heysa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Juje:

quote:Originally posted by HornAfrique:

Juje, ninka siyaasadiisa kasoo horjeedso lakin shaqsiga wax kaa quseeyaanan jirin.

 

***** Biixi has not said anything Qeybdiid does not say on day to day bases yet I have yet to witness saying anything remotely close about his personal affairs.

 

With that said, Biixi hurdadiisa haysaga laabto meesha wax lagu haayo ayaanan jirin!

Xashaa..! Wa markayagi...!

Saxiib hadey kaga ficantahey....Biixi wa alkooliste Illah ka furtey oo weliba nacalladeysan...C/qeybdiidna wuu ka daran yahey...

haye, maxaad kale oo heysa?
Hadaad isla meel marisay wax kalaan kugu haysto majirto. :D

 

Lakin wax kale lagaa ogolaan maayo. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this