Sign in to follow this  
Som@li

Ethiopian Soldiers on their way to Bosaaso--

Recommended Posts

Som@li   

Magaalada Bosaaso oo ay ku soo fool leeyihiin in ka badan 2000- oo Askar Ethiopia-ah

 

Bosaaso:- Magaalada Bosaaso ayaa waxa ku soo foole ciidamo Ehtiopi-ah kuwaasi oo haatan la wado Diyaar garawgoodii iyo Goobihii la Dejin lahaa, Ciidamadaasi ayaa waxa la sheegay inay aad ula shaqayn doonaan Booliska Magaalada Bosaaso, walaw arinkaasi ciidama keenita uu beeniyay Cade Muuse hadana waxa si cad u qeexay Saraakiisha Ciidamada AMaan ee Puntland.

 

Magaalada Bosaaso ayaa la sheegay in la keenayo Ciidamo Ethiopia kuwaasi oo haatan xeryo ciidaan looga samaynayo Gudaha Magaalada Bosaaso, waxa la sheegay inay Ciidamaasi ay la shaqayn doonaan Boolidka Magaalada Bosaaso kuwaasi oo gacan ka siin doona xaaladaha Amaan ee markaasi soo cusboonaada.

 

Ciidamadaasi ayaa la sheegay inay Tiradoodu tahay ilaa 2000- Askari,kuwaasi oo la kala dejindoono Daafaha Magaalada Bosaaso, in kastoo ay jiraan hadan warar sheegaya inay Ciidamaasi qaarkood Degen doonaan Kaantaroolka Magaalada Bosaaso iyo qaar ka mid ah Saldhigyada magaaladaa Bosaaso.

 

Arinkaasi Ciidama keenida Magaalada Bosaaso ayaa waxa ka danbaysay ka dib markii ay Magaalada Bosaaso ku soo bateen Dilalka Joogtada ah iyo waliba falalka qaraxyada ah kuwaasi oo tira ka dhawor jeer Gil Gilay Gudaha Magaalada Bosaaso.

 

Wararka qaar ayaa sheegaya in Cade Muuse lagu canaantay wax ka qabasha la”aanta Amaanka Gobolada Puntlad,isaga oo Cade Muuse ay Males Zanawi isla soo qaadeen adkaynta Amaanka iyo in Gacanta Loo soo galiyo Dawlada Ethiopia cid alaale iyo cidii lagu tuhmo inay xidhiidh la leeyihiin waxa ay ugu yeedheen Al –Shabaab.

 

Kulankii ay yeesheen Cade Muuse iyo Madaxwaynaha Ethiopia ayaa waxa ka soo baxaya warar hordhac ah kuwaasi oo daboolka ka qaadaya in Cade Muuse uu Dawlada Ehiopia ka dalbaday inay ka taageerto Baadhida Macadanta Gobolada oo ay Ehoipia ciidamadeedu ay galaan Goob kasta oo markaasi lays oran karo waxa ku jirta Macdan si ay ula dagaalamaan kooxaha diidan in la baadho khayraadkaasi.

 

LaasqorayNet/Bosaaso

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ waxa nasiib daro ah in maamulka oo raali ka ah oo ogol xabash soo dhawaysay umada masaakiinta wada xun ku riday.

 

They will regret this day for a long time ........... when they realize what the xabash filth is upto ......... a pity when the leaders get their marching orders from addis ababa :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Somalia every region waxa iman doona Americans ama Ethiopian. From Somaliland, Puntland, South Somalia and American presence in ******ia, N.F.D. They are in Djibouti to to watch over Somalia. Badi, Dhulki, Salidi everything......Otherwise they'll be given to warlords or Ethiopia will be told to protect them... :mad: there's a new scramble for SOmalia and search for young mad mullahs!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Naxar Nugaaleed:

^ lol, pics of m-dheeRe and cyadiid always make me lough. but what is the point?

interesting you left out A/Y and geedi but the point is

 

"I have learned to hate all traitors, and there is no disease that I spit on more than treachery.

--Aeschylus"

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Gees ka gees, sal ka sal. Maxee Xabashi Soomaali u tashatay. Badownimana halkaas na gaarsiisay, anaga cadow isku ah iskugu wacaneeno, oo midba kan kale Xabashi ugu kala dhuumanaayo, usoo kala kaxeysanaayo.

 

Shuuud.
redface.gifredface.gifredface.gif

Hahahahahahaha, you should be thankfull! we are getting that 'shared' experience :D

 

I am just waiting for you with a blue bandana rambo oo kale :D

 

It's better if the xabash go everywhere in Somalia with their armies. We know they are present everywhere now via their proxies, but nothing beats a xabash army base with it's prisons in every city. :D:D

 

 

Me's 2 taano, this is great news.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Xabash on monkey is so much entertaining than monkey on monkey. Get it.

 

Ina Aydiid doesn't make to the list either. He purchased a quick alumni ticket.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Entertaintment huh? :D

 

It's not the xabash or the monkeys that entertain me but the commentators. I hope you get that.

 

The suffering of the Somali people isn't entertaining, commentators chasing their tails is. This fadhi ku dirir and marfash talk is entertaining.

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooool, Jimcaaale and AbuGeeljire the pic is out of date from the early days of the ICU vs Warlords war.

 

:D and it is a bit too colorful... will resume my search for the pic that portrays the msg i want

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this