Som@li Posted April 1, 2008 Magaalada Bosaaso oo ay ku soo fool leeyihiin in ka badan 2000- oo Askar Ethiopia-ah Bosaaso:- Magaalada Bosaaso ayaa waxa ku soo foole ciidamo Ehtiopi-ah kuwaasi oo haatan la wado Diyaar garawgoodii iyo Goobihii la Dejin lahaa, Ciidamadaasi ayaa waxa la sheegay inay aad ula shaqayn doonaan Booliska Magaalada Bosaaso, walaw arinkaasi ciidama keenita uu beeniyay Cade Muuse hadana waxa si cad u qeexay Saraakiisha Ciidamada AMaan ee Puntland. Magaalada Bosaaso ayaa la sheegay in la keenayo Ciidamo Ethiopia kuwaasi oo haatan xeryo ciidaan looga samaynayo Gudaha Magaalada Bosaaso, waxa la sheegay inay Ciidamaasi ay la shaqayn doonaan Boolidka Magaalada Bosaaso kuwaasi oo gacan ka siin doona xaaladaha Amaan ee markaasi soo cusboonaada. Ciidamadaasi ayaa la sheegay inay Tiradoodu tahay ilaa 2000- Askari,kuwaasi oo la kala dejindoono Daafaha Magaalada Bosaaso, in kastoo ay jiraan hadan warar sheegaya inay Ciidamaasi qaarkood Degen doonaan Kaantaroolka Magaalada Bosaaso iyo qaar ka mid ah Saldhigyada magaaladaa Bosaaso. Arinkaasi Ciidama keenida Magaalada Bosaaso ayaa waxa ka danbaysay ka dib markii ay Magaalada Bosaaso ku soo bateen Dilalka Joogtada ah iyo waliba falalka qaraxyada ah kuwaasi oo tira ka dhawor jeer Gil Gilay Gudaha Magaalada Bosaaso. Wararka qaar ayaa sheegaya in Cade Muuse lagu canaantay wax ka qabasha la”aanta Amaanka Gobolada Puntlad,isaga oo Cade Muuse ay Males Zanawi isla soo qaadeen adkaynta Amaanka iyo in Gacanta Loo soo galiyo Dawlada Ethiopia cid alaale iyo cidii lagu tuhmo inay xidhiidh la leeyihiin waxa ay ugu yeedheen Al –Shabaab. Kulankii ay yeesheen Cade Muuse iyo Madaxwaynaha Ethiopia ayaa waxa ka soo baxaya warar hordhac ah kuwaasi oo daboolka ka qaadaya in Cade Muuse uu Dawlada Ehiopia ka dalbaday inay ka taageerto Baadhida Macadanta Gobolada oo ay Ehoipia ciidamadeedu ay galaan Goob kasta oo markaasi lays oran karo waxa ku jirta Macdan si ay ula dagaalamaan kooxaha diidan in la baadho khayraadkaasi. LaasqorayNet/Bosaaso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 2, 2008 Gees ka gees, sal ka sal. Maxee Xabashi Soomaali u tashatay. Badownimana halkaas na gaarsiisay, anaga cadow isku ah iskugu wacaneeno, oo midba kan kale Xabashi ugu kala dhuumanaayo, usoo kala kaxeysanaayo. Shuuud. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted April 2, 2008 ^ waxa nasiib daro ah in maamulka oo raali ka ah oo ogol xabash soo dhawaysay umada masaakiinta wada xun ku riday. They will regret this day for a long time ........... when they realize what the xabash filth is upto ......... a pity when the leaders get their marching orders from addis ababa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted April 2, 2008 ^ lol, pics of m-dheeRe and cyadiid always make me lough. but what is the point? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted April 2, 2008 Somalia every region waxa iman doona Americans ama Ethiopian. From Somaliland, Puntland, South Somalia and American presence in ******ia, N.F.D. They are in Djibouti to to watch over Somalia. Badi, Dhulki, Salidi everything......Otherwise they'll be given to warlords or Ethiopia will be told to protect them... :mad: there's a new scramble for SOmalia and search for young mad mullahs! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 2, 2008 Never mind ....... edited Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted April 2, 2008 who sold the South? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted April 2, 2008 Originally posted by Naxar Nugaaleed: ^ lol, pics of m-dheeRe and cyadiid always make me lough. but what is the point? interesting you left out A/Y and geedi but the point is "I have learned to hate all traitors, and there is no disease that I spit on more than treachery. --Aeschylus" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted April 2, 2008 ^^War Geeljiroow: Hiiraale ragaas maxaad ugu dartay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted April 2, 2008 And why Is mr Aideed on there? I thought he joined the Sheikhs now? Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted April 2, 2008 Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Gees ka gees, sal ka sal. Maxee Xabashi Soomaali u tashatay. Badownimana halkaas na gaarsiisay, anaga cadow isku ah iskugu wacaneeno, oo midba kan kale Xabashi ugu kala dhuumanaayo, usoo kala kaxeysanaayo. Shuuud. Hahahahahahaha, you should be thankfull! we are getting that 'shared' experience I am just waiting for you with a blue bandana rambo oo kale It's better if the xabash go everywhere in Somalia with their armies. We know they are present everywhere now via their proxies, but nothing beats a xabash army base with it's prisons in every city. Me's 2 taano, this is great news. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted April 2, 2008 And what is great about it? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted April 2, 2008 ^Xabash on monkey is so much entertaining than monkey on monkey. Get it. Ina Aydiid doesn't make to the list either. He purchased a quick alumni ticket. Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted April 2, 2008 Entertaintment huh? It's not the xabash or the monkeys that entertain me but the commentators. I hope you get that. The suffering of the Somali people isn't entertaining, commentators chasing their tails is. This fadhi ku dirir and marfash talk is entertaining. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted April 2, 2008 loooool, Jimcaaale and AbuGeeljire the pic is out of date from the early days of the ICU vs Warlords war. and it is a bit too colorful... will resume my search for the pic that portrays the msg i want Quote Share this post Link to post Share on other sites