Cowke Posted June 20, 2010 Puntland oo yeelatay gobolkii 8 aad oo lagu magacaabo Hayland Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Maxamuud ayaa wareegto uu maanta ka soo saaray xafiiskiisa ku magacaabay gobol Haylaan oo noqonaaya gobolkii 8 aad ee Puntland. Wareegtada Madaxweynaha Puntland oo tirsigeedu ahaa 49 soona baxday maanta oo ay bishu tahay 20.06.2010 ayaa u qorayd sidatan; Markii uu Madaxwaynuhu arkay Dastuurka Puntland qodobkiisa 80 aad iyo kiisa 7 aad farqadiisa 1 aad, markuu la tashaday Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose, waxaa uu xeeriyay inuu Magacaabo Gobalka Haylaan. Gobolkaan ayaa waxaa magaalo madax u noqon doonta degmada Dhahar, waxaana wareegtada Madaxweynaha lagu sheegay in degmooyinka gobolkaasi dib uu ka soo magacaabidoono. Gobolka Hayland ayaa wuxuu noqonayaa gobolkii 8 aad ee gobolada hoos yimaada dawlada Puntland oo maamusha dhul qiyaaso inuu baaxadiisu ka badan tahay 1/3 dhulka Jamhuuriyada Somaliaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted June 20, 2010 Maanta ayaa wareegto Laga soo saaray Xafiiska Madaxwaynaha Pl waxa lagu qeexay in la Magcaabay Gobolka Cusub ee Hayland kaasi oo Caasimad Looga dhigay Degmada Dhahar, Madaxwaynaha ayaa wareegtadiisaa ku sheegay inuu Garowsaday Magcaabista Gobolkaasi ka dib wada Tashi uu la sameeyay Wasiirka Arimaha Gudaha Gen-C/laahi Ahmed Jama Ilka Jiir, iyo dib u eegista Dastuurka Dawlada. Gobolka Cusub ayaa la sheegay in dhawaan la soo Magcaabayo Gudoonka Gobolka iyo ku Xigeenkiisa sidoo kale Saraakiisha Ciidamada Gobolka ayaa iyana dhawaan lagu Dhawaaqayaa. War aanu helay ayaa sheegaya in Maalmaha soo socda Si Toos ah Loo shaacindoono Degmooyinka Hoos imandoona Gobolkaasi Cusub. Gobolka Hayland ayaa Yeelanaya Awood balaadhan iyo Saami dhaqaale oo loo Meel mariyo si Loogu Kabo adeega Ciidan iyo kan Maamul ee Gobolkaasi. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Beeraha ee Puntland Siciid Xasan Shire ayaa ka mid ahaa dadkii Loolanka adag u Galay in Gobolkaasi lagu dhawaaqo oo la Meel mariyo adeegyadiisa si uu ula mid Noqdo Gobolada kale ee Puntland dhahar.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted June 20, 2010 8th region looooooool another phantom regions... sell sool and sanaag and purchase highland miyaa??? loooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted June 20, 2010 Qudhac Puntland is not Somaliland fake news ok. I know your jealous and this will make you even more furious. Puntland Finance Ministers Meets Australia's Finance Minister. Include The EU Envoy which had 7 european countries ambassadors that just arrived in garowe who will be coming back to open up their embassies!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chief_Aaqil Posted June 21, 2010 What is Hayland?? I only know Highland. And that is my regio, Pirates have no say on my Land. Only the sultan governs that Land. Pirates should stay in Garowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted June 21, 2010 ^Where is Xudeedi, Kooratuunshe, Nassir and Paragon haha the mole's come in abundance these days. This is highly illegitimate. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted June 21, 2010 lol 8th regions? he barely controls 3. Quote Share this post Link to post Share on other sites