Xaq Posted January 28, 2009 http://www.bbc.co.uk/somali/news/story/2009/01/090 127_au.shtml Jean Ping: Waa laga yaabaa in Ethiopia ay soo noqoto Jean Ping oo ah madaxa gudiga midowga Afrika ayaa sheegay in laga yaabo in Ethiopia ay dib ugu dirto ciidamo Somalia, hadii ay awooda maleeshiyiinta xagjirka ah ay aad u sii kororto. Mr Ping ayaa hadlayay Kadib markii ururka Alshabaab ay la wareegeen magaalada Baydhabo. Mr Ping wuxuu sheegay in qabsashada Baydhabo aysan ahayn wax filan waa ah, iyadoo ay ciidamada kooban ee nabad ilaalinta ee Midowga Afrika aysan suurto gal u ahayn in ay meel walba oo Somalia ka mid ah ay joogaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites