biG mOm Posted April 27, 2003 waxaa la waydiiyey Hassan al basri raxmatulaahi calayhi sirta uu aduunka uga zaahiday markaas ayu ku jawaabay 4 shay ayaan ogaaday markaas ayaan ka zaahiday aduunka:- 1-waxaan ogaaday in risiqii ilaahay ii qoray qofkale cunayan markaas ayaa qalbigaygii ku dagay. 2-waxaan ogaaday in shaqadayda aanu qabanayn qofkale markaas ayaan isku mashquuliyey. 3-waxaan ogaday in ilaahay i daalacanaayo markaas ayaan ka xishooday in uu igu arko anoo macsiyad ku jira. 4-waxaan ogaaday in mowdku i sugaayo markaas ayaan isu diyaariyey la kulankii rabigay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted April 29, 2003 once again big mom nice story. u post stories that we could benefit from i really thank u for that. aad iyo aad baad ugu mahadsantahay sheekadani oo quruxda badan oo aad noogu soo postgaraysay meesha tanag u feero armaajo abaydiis lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Batuulo Posted April 29, 2003 jisaaka allah kheir big moma waraa Qa'Qa let my eedo alone thnk you eedo i wish to be like that.. --i know some day w'll gone Quote Share this post Link to post Share on other sites
biG mOm Posted April 30, 2003 jazaka allaah khair Qa Qa And Batuulo I wish to be like him insha allaah, we w'll try Quote Share this post Link to post Share on other sites
Iffah Posted May 9, 2003 Those are great lessons. Jizak allah Big Mom. I enjoyed that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
mahdi- Posted May 9, 2003 It's obviously a lucid & precisely true quotations that had been gained from one of the most astute Muslim scholars. Yet, we need to fathom what he meant by these 4 qoutaions so as to to attain it's gist and have benefited with it. And to do so, may be we will need to have some more explication about these amazing four qoutation from Hassan Al-Basri. Are there any further elucidation about this, guys...If so why not share it with the rest of us. Thanks to Big Mama for her clemency of contributing these precious quotations. Quote Share this post Link to post Share on other sites