Sign in to follow this  
Saalax

SHIRKADA GAASTA LA SHITO EE SOM GAS OO XARUN CUSUB KAFURANAYSA CEERIGAABO

Recommended Posts

Saalax   

SHIRKADA GAASTA LA SHITO EE SOM GAS OO XARUN CUSUB KAFURANAYSA CEERIGAABO

 

 

SHIRKADA GAASTA LA SHITO EE SOM GAS OO XARUN CUSUB KAFURANAYSA CEERIGAABO

 

{ceerigaabo}isu duwaha wasaarada horuumarintamiyiga iyo deegaanka oo saaka u waramayey sanaag .org ayaa u sheegay in ay gobolka soo gaadhey shirkad mageceeda la yidhaahdo som gas

 

shirkadaas oo xarun cusub ka furan dooonta magaalo madaxda gobolka sanaag ee ceerigaabo

 

waxa uu isu duwuhu intaa raaciyey in ay iska kaashadeen hawshaas wasaarada horumarinta miyiga iyo deegaanka ee gobolka sanaag iyo shirkadaas oo uu fadhigedu yahay magaalo madaxda jamhuuriyada somaliland ee hargeysa

shirkadani waxay ka shaqayn doontaa xaga shooladaha ama gaasta la shito si loo yareeyo dhuxusha oo xaaluf ba'an ku haysa meelo badan oo ka mida gobolka sanaag gaar ahaan dhanka bari

waxaa shirkadu u qaybindoontaa dadweynaha doonaya inay ku isticmaalaan waxyaaba ha ay karinayaan shoolado

arintan ayaa ku soo beegmaysa xili xasuuq ba'ani ka socdo dhulka kaymaha ah ee gobolka sanaag

arintaasoo aan wax lataaban karo ilaa hada aany ka qaban wasaarada ku shaqadaleh iyo cidii kale ee ka masuula deegaanka

shirkadan oo haatan ka shaqaysa magaalada hargeysa ayaa la filayaa in ay adeegeegda gaadhsiiso dhamaan gobolada dalka

 

waxaana xadhiga laga jaridoonaa todobaadka soo socda sida uu ii sheegay maxa wasaarada horumarinta miyiga iyo deegaanka ee gobolka sanaag xuseen cisman {xuseen talaahi}

 

siciid axmed tamreyse

xamaasnews

ceerigaabo/sanaag/somaliland

 

 

b6v2n74itvx0qln31fgh.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this