Qudhac Posted March 5, 2010 sool marches on, with the argagixiso beaten the local government is making huge strides with the help of the local population. Xubnaha garsoorka gobolka sool oo maanta si rasmi ah loo dhaariyay Saribad 2aad oo loogu tala galay khudaarta ayaa saaka la dhagax dhigay construction of a brand new police station + meeting of ministers in LA Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 5, 2010 Good news mashallah Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted March 5, 2010 my allah help them Quote Share this post Link to post Share on other sites
GAAROODI Posted March 5, 2010 Hey its a state not a clan...under the union hargaisa was not allowed hospital beds...looool, we are not the same species. SOMALILAND. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted March 5, 2010 Originally posted by Qudhac: sool marches on, with the argagixiso beaten the local government is making huge strides with the help of the local population. Xubnaha garsoorka gobolka sool oo maanta si rasmi ah loo dhaariyay Saribad 2aad oo loogu tala galay khudaarta ayaa saaka la dhagax dhigay construction of a brand new police station + meeting of ministers in LA None of these links show "huge strides"! The building of a police station is of course good but your title is misleading. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted March 5, 2010 ^^^^ its better than those who celebrate for suicide bombers and murderers. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 5, 2010 ^^Qudhac, Jemce wanaagsan. Last night waxaan lasoo shaxay nin indheer garadka Lascano ka mid ah, oo xog ogaal ah. waxaad sheegayso ood meesha kusoo qortay iyo waxa ciddaa ka guuxayya farqi weyn baa u dhexeeyya. wax gabaygan u eg buu tiriyey Raggii magacan qaaliga ka dhigay qolada aan sheegto Qabuuraha hadday wada galeen waa qadar Ilaahe Dadka kalaba qaar baa u kaca ficil qorshayntiise Miyaan weli quruuntaynu nahay cidi u qaan gaadhin Qulmulaash miyaan nahay dhammaan, wada qasuumaysan Qodob kalena waa qaxarkan dhacay waa mid qara weyne Reer Sool qudh gooyiyo dhib iyo qaxinta loo gaystey Raggaa lagu qafilay jeelashee qoolka lagu haysto Garaadiyo qusuusida qarfiyo qorraxda loo caydhshey Ee qayla dhaantay wadaan dhegaha qoomayso Dumarkiyo carruurtaa qarracan qadeyda yeedhaysa Gobolka qaniimada noqdee qoom kale u meeray ******ka laaskii qabsaday quudhsigiyo faanka Qadaf aan qarsoonayn kuwaa gole ka qeexaaya Qaladkaa qabiil wada galee layska qaban waayey Qaadashada dalkeennii raggaa wada qorshaynaaya Ee Faysal qaadiga noqdee u qudbadaynaayo Iyo qosolka ina Xaabsadiyo qalo la’aantiisa Qof kastaba labadan qodob waysu qaban weydey Is qalluufka waaguu yiqiin waan quweyn jiraye Ma qardhaas faloo loo qoraa, rogay quluubtiisa Maxaa qaaday Qaybiyo isaga waa qar soo dumaye Alla qabay darbaa nagu qarribay qawlka cayda ahe Qawiciinta nimankii noqdaye quudka naga doortay Ee soo qadhaabsanahayee aaday qarafaysi Qiyaamaha qabawgii jannada waa ka qadayaane Tolkuna quusayoo tay wadaan waa qabbaanimo e Waxaan qaban rag aan qaadan jirin looma qooq tago'e Tolkeen oo qamaama ah haddii laysu qolo sheegtay Dalkii qaarka joogiyo dhammaan kii qurbaha aaday Qamuunyada Dhulbahantee bishmaha qam iska siinaaya Qulubkiyo waxay ciil qabaan cadhadan qiiraysan Maalkiyo naftay quudhayaan qalabkan buux dhaafay Qiil kale haddaan Eebbe bixin qaadir waysaga e Wallee ama qab weynida ***** qoomamo u keentay Ama wallee qudhaydiyo lawaa qaranka aan sheegto ps. Oodweyne, Suldaan, iyo Ayyoubki xumaa gabayga u geeyya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 5, 2010 Nin keliya baad la kulantay fikirkiisuna ma xumayn laakiin waa ku cidlaystay Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 9, 2010 ^^Midkalaan xalay arkoo asna wax gabaygaa u eg buu iisheegay Qodob kalena waa qaxarkan dhacay waa mid qara weyne Reer Sool qudh gooyiyo dhib iyo qaxinta loo gaystey Raggaa lagu qafilay jeelashee qoolka lagu haysto Garaadiyo qusuusida qarfiyo qorraxda loo caydhshey Ee qayla dhaantay wadaan dhegaha qoomayso Dumarkiyo carruurtaa qarracan qadeyda yeedhaysa Gobolka qaniimada noqdee qoom kale u meeray ******ka laaskii qabsaday quudhsigiyo faanka Qadaf aan qarsoonayn kuwaa gole ka qeexaaya Qaladkaa qabiil wada galee layska qaban waayey Qaadashada dalkeennii raggaa wada qorshaynaaya Ee Faysal qaadiga noqdee u qudbadaynaayo Iyo qosolka ina Xaabsadiyo qalo la’aantiisa Qof kastaba labadan qodob waysu qaban weydey Is qalluufka waaguu yiqiin waan quweyn jiraye Ma qardhaas faloo loo qoraa, rogay quluubtiisa Maxaa qaaday Qaybiyo isaga waa qar soo dumaye great lines indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 9, 2010 waad gabowday ,,, isaguu uun buu ahaa oo gadhka soo xiirtay Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 9, 2010 This is the best line Jacaylbaro, read between the lines Waxaan qaban rag aan qaadan jirin looma qooq tago'e Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 9, 2010 Ma dhacsade nin ii qabay Ma dhuldhace ma ii qiray Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 9, 2010 ^^Hadhow yaan la arag adoo leh wixii Ducaysane sheegayey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted March 9, 2010 Ragna guudka waysaga egyahay goynse kala roone Genbi-Waranka gaashaanka ficil goray dagaalkeeda Guddi murantay waayeel garramay xaajo lagu guulay Gacantiyo gasiin laga baxshiyo guriga hawshiisa Gobanimo dhammaanteed haddii laysu wada geeyo Ma gudboona geesiga hanta iyo gocorka caayaaye btw, well done to the maamulka gobolka Sool. They are doing a great job. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 9, 2010 ^^Apparently the poet had your likes in mind when he addressed his people directly. Wuxuu yiri: Qamuunyada Dhulbahantee bishmaha qam iska siinaaya Qulubkiyo waxay ciil qabaan cadhadan qiiraysan Maalkiyo naftay quudhayaan qalabkan buux dhaafay Qiil kale haddaan Eebbe bixin qaadir waysaga e Wallee ama qab weynida ***** qoomamo u keentay Ama wallee qudhaydiyo lawaa qaranka aan sheegto Quote Share this post Link to post Share on other sites