Sign in to follow this  
Cowke

Badhan Hospital Providing Free Eye Surgery Operation. (PICS)

Recommended Posts

Cowke   

Qaliin indhood oo ka bilowday Badhan

 

Hawlo Qaliin indhood oo Tabarucaad Ah ayaa Kabilowaday Cisbitaalka Weyn Ee Magaalaga Badhan

 

Waxaa mudooyinkaba kasocday cusbitalka weyn ee magaalada badhan hawlo indho fiiqid ah iyadoo dadbadanina ay is diiwaan gesheen kudhowaad ilaa 600 oo qof,balse markii lakalashaandheeyey dadka qaliinka ah iyo kuwakaleba ayaa tirada dadka qaliinka ubaahani waxaa aynoqotay 110 qof,hadaba sakaa oo ahayd subaxnimo jimce aha abaaro 7:00 am subaxnimo ayaa waxaa kabilaabmay hawshii qaliinka iyadoo tirada haweenka ee indhaha loofiiqay ay dhamayd 65 halka tirada raguna ay ahayd 45 nin .barnaamijkaan indho fiiqada ayaa ah barnaamij tabarucaad ah oo ayfulinayso hayaada MANHAL.

 

mana ahan markii ugu horeysey ee haayda manhal ay hawlo qaliin oo tabarucaad ah ay ka fuliso guud ahaan gobalkaan gaar ahaan degmadtan badhan ,kalhore aye markii hayada manhal ay hawlo qaiin guud ah ay kafulisay gobolka .sidoo kale warayi kooban oo uusiiyey Dr.shiin (SP) oo aha dhaqtarka iminka hawshaan wada ayaa waxa uu uu sheegay inay meelo badan oo gobolka ah sii mari doonaan sida magaalada xingalool oo ay ku wajahanyihiin beri galab hadii alaha awooda lihi ogolaado.dhankakale warysi aan uu webka (SP) layeeshay maamulaha cusbitalka Axmed Jibriil Cali ayaa waxaa uu sheegay in hawshu si wacan usocoto wallow uu sheegay in isaga iyo shaqaaluhuba aanay seexan muddo 2 habeen ah hawsha oo badnayd awgeed .

 

Axmed Maxmed (findhe)

 

CIMG1390.JPG

 

CIMG1394.JPG

 

CIMG1395.JPG

 

CIMG1486.JPG

 

CIMG1463.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this