Sign in to follow this  
General Duke

Attack on TFG troops leaves two dead...Clan courts take credit.

Recommended Posts

Weerar gaadmo ah oo lagu qaaday gaari tikniko ah oo ay leedahay DFKMS oo gaystay dhimasho iyo dhaawac.

Last Updated::2006-11-04 15:43:11

 

Baydhabo:-Niman hubaysan oo aan la garaynan ayaa waxa ay maanta rasaas ooda kaga qaadeen gaari tikniko oo ay lahayd DFKMS kaas oo gaystay dhimashada laba askari iyo dhaawaca afar kale.

 

Gaarigan ayaa la sheegay inuu marayay waqtiga weerarka gaadmada ah lagu qaaday duleedka magaalada Baydhabo.

 

Qaar ka tirsan saraakiisha DFKMS ayaa waxa ay xaqiijiyeen weerarkan, iyaga oo ku eedeyay maxaakimta Islaamiga ah in ay ka dameeyeen weerarkan.

 

Hilaal Mohamed Abukar oo degan meel ku dhaw cusbitalka magaalada Baydhabo ayaa waxaa uu sheegay inuu arkay gaari tikniko ah oo ay leedahay DFKMS oo weerar lagu qaaday waqti uu doonayay inuu soo galo magaalada Baydhabo.

 

Sarkaal ka tirsan boliska oo diiday in magaciisa la shaaciyo ayaa waxaa uu sheegay in boliska dawladu ay ka jawaabeen weerarkan iyaga oo kala yaaciyey kooxdii weerarka soo qaaday.

 

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this