osman_nz Posted June 9, 2009 Shir Looga Hadlaaya Xaalada Soomaaliya oo Ka Furmey Talyaaniga (Sawiro) Horseed Media News Desk Waxaa maanta ka furmey dalka Talyaaniga shir looga hadlaayo arimaha Soomaaliya, Shirkan ayaa waxaa isuigu imaanayaa wadamada xiriirka la leh Soomaaliya ee loo yaqaan Contact Group, Ururkan waxaa la asaasey sanadkii 2005tii. Shirkii u horeeyay waxa ay ku yeesheen dalka Maraykanka Magaalada New York. Shirkan ayaa ah kii 15aad ee kooxdan ay yeelato, waxaana markaan ka qaybgalaya wadamo cusub, isku dar wadamada ka soo qaybgalaya shirkan ayaa gaaraya 35 dal, waxaana kamid ah kuwa cusub dalka Ruushka. Shirkan waxaa Magaca Soomaaliya u matalayaa Raysalwasaare Cumar Cabdirashiid, waxay ahayd in uu ka soo qaybgalo Madaxweynaha Soomaaliya oo si gaar ah uu u casumey Raysalwasaaraha Talyaaniga Silvio Berlusconi. Shirkan ayaa diirada lagu saarya xaaladda hadda ka taagan Soomaaliya, Sidii dawladda loo taageeri lahaa iyo sidii wax looga qaban lahaa Burcad Badeeda. Ergayga u qaabilsan arimaha Soomaaliya Axmed Ould Abdaalla ayaa war uu soo saarey ku tilmaamey shirkan in uu yahay fursad weyn oo umadda Soomaaliyeed lagu taageerayo. Ma ahan markii kowaad ee dalka talyaaniga ay kooxdan ku shirto ee waa markii labaad, inta badan shirarkooda kama soo baxaan wax natiijo ah, waxayna u badan yihiin in ay isku dhaafsadaan xogta u danbeysey ee Soomaaliya. Source: http://horseedmedia. net/portal/somali/22 922/ The Real Leadership of Somalia Ina Sharmarke, God bless your hard-work and dedication to somalia. Unlike that sheikh dalxis who is totally incompetent and no hope for somalia. The only reason i have any hope for the tfg is because sharmarke is there to guide it to the right path. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted June 9, 2009 Is it true he plays video games in the Madaxtooyada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted June 9, 2009 Osman_NZ The only reason i have any hope for the tfg is because sharmarke is there to guide it to the right path. It would be honest and more acceptable if your quote read like this; The only reason i have any hope for the tfg is because sharmarke is my causen and clan-mate and we both come from Puntland How can you hate the president of an adminstration and love its PM beyond believe, its pure clannish, your not oppsing policies but personalities and thats what distroyed somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted June 9, 2009 Very Powerful pictures!! He is a very educated man, Puntland does produce good military and university educated leaders. Great Pics! Quote Share this post Link to post Share on other sites
osman_nz Posted June 9, 2009 Somalipride, thanks bro...i think they are also..Ina Sharmarke is truly the only hope that in the tfg..sheikh sharaf xume is totally not competent..did u see how it took him 3 days to respond and declare war on shabab...the money he got from brussel conference was not because of him or anything he has done..it was because of puntland.. Bro in the international community..as hilary clinton said "somalia and puntland" clearly knowing we are the power-house of somalis.. Quote Share this post Link to post Share on other sites