Alle-ubaahne Posted February 16, 2007 Oh, our Shuhadaa, please give us your shafeeca, if we couldn't make it. Yaa rabi, make us shuhadaa of your great religion ************** and his likes, aamiin! _____________________________ Diirada jumcahan waxaan ku soo qaadan doonaa Taariiq kooban oo ku saabsan qaar ka mida shuhadadii Soomaaliyeed ee meelo badan oo kamida dalka Soomaaliya ku shahiiday. Jumcahan ayaa Allah inoo suurto galiyey in aan isku soo duno taariiqo kookooban oo ay laayihiin qaar ka mida Shuhadadii Gobolka Hiiraan, intii aan heli karney macluumaadkooda. Barnaamijka Kolanyada Shuhadada Soomaaliyeed (Qawaafilu Shuhadaa) waxa uu noqon doonaa mid aan ku soo qaadano Shuhadada Soomaliyeed meel kastoo ay uga shahiidaan dalka, mar alaale iyo markaan helno macluumaadkooda. Wax yaabaha keeney in barnaamijkan oo kale la diyaariyo, ayaa waxaa kamida: In marka hore ay dadku fahmaan in Allah(sw) ka doorto shuhadadiisa si dadku ay u ogaadaan. Sidaa darteed aad ayey u haboon tahay bal in dadkan maalkoodii iyo naftoodii jidka Alle u hurey la barto dhaqan iyo dabeecad ahaan waxa ay yihiin. Barashadan ayaa waxaa laga yaabaa in ay fasiraad dhamaystirta u noqoto Aayadaha Quraanka Kariimka ee Eebe uga hadlayo Shuhadada, sida aayada 139 ee Aala-cimraan ee uu Allah(sw) ku leeyahay “ …..Allah(sw) in uu ogaado (dadka baro) kuwiina Muminiinta dhabta ah idiinkana doorto shuhado (kuwo jidkiisa u dhinta)…..” marka aayada waxay inoo sheegaysaa: In dadka jidka Alle ku Shahiida ay Muminiin dhab ah yihiin In Allah(sw) uu u doorto dadkaas in ay gaaraan darajada Shuhadada Sidaa dartaad saw ma haboona in daraasaad nolosha dadkaas lagu sameeyo si aan u helno halbeeg aan ku cabiran karno Muminimada aan sheegano heerka ay tahay iyo in aan u qalmi karno darajada Shuhiidka ee Allah(sw) kaligiis bixiyo. Barnaamijka waxa kale oo uu dad ban ka daawaynayaa fikirka qaldan ee ay ka qabaan Jihaadka gaar ahaan qofka Alle dartiis loo dilo ama u dhinta, amaba xoolihiisa ku bixiya. Markaad u kuur gasho nolosha iyo dabeecada ay leeyihiin shuhadada kuwii hore iyo kuwa danbeba, waxaa kuu soo baxaya in ay halbeegyo badan ka siman yihiin oo ay meelo badan iska shabahaan. Shubahooyinka waxaa kamida sida ay uga go’an tahay oo ay ugu dag dagaan in ay maalkooda iyo naftoodaba ku bixiyaan jidka Alle. Sida ay baraa’ada uga qaateen gaalada iyo munaafiqiinta ee ay meesha cad isaga marsheen. Sida ay ugu qanacsan yihiin mabda’ooda Islaanimo oo was waas ugu jirin. Sida qowl kooda iyo camal kooduba isku waafaqsan yahay oo haba yaraatee iska hor imaad loogu arag. Waxay kuligood ka midaysan yihiin Alle jacayl, diin iyo Alle dartiis oo loo dhinto jacayl. Markaad xagal cadaalad ah ka eegto isla markiiba waxaa kuu soo baxaya in dadka uu Allah Shuhadada u doorto ay yihiin kuwa ugu wanaagsan dadka dhexdooda, ha ahaato amaano; gaasinimo; deeqsinimo; akhlaaq iyo naxariisba. Marka walaalyaal angoo miisan xaqa isku eegayna, miyaan leenahay astaamahaas kor ku xusan? Qofkii yeesha waxaan ugu bishaaraynaynaa raali noqoshada Allah(sw), kii kalena waxaan kula dardaar maynaa in uu is daba qabto inta ay goori goor tahay. WABILAAHI TAWFIIQ Qore: Maxamed (Shifaa) Source: www.qaadisiya.com [ February 16, 2007, 01:30 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted February 16, 2007 LOOOOOOOOOOOOOOOOOOL. Ala beerka, waar ninyow inaabti delete the first line. G. Duke is nothing but confused fellow full of qabiil, that is all. He is just another qaxooti like the rest of us, dont' wish death upon him. So instead of wishing his death, let us pray that Allah guides him and his likes to the straight path. Amin to that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted February 16, 2007 Ubaahne Diinta laguma dhuuntu Duke waxaa laga yaabaa inuu ku dhaamo, Illaah baa og Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 16, 2007 Ucuudu bilaah mina shaydaan Ubaahne Shaahaada is only for muslimiin not for ******* like ******* ubaane Diin Icu iyo ubaane waa mid cadaabta lagu galayo ee Illahay haa naga najeeyo Illaahay dadka haa ku soo hanuunito diintiisa islaamka [ February 16, 2007, 01:32 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
ansaar17 Posted February 16, 2007 qof adan waligaa kadheyn ha caayin. adaa hanuun u bahaan qabyaladu qalbiga kaa qabsatey. meanwhile sheikh jiiqleey is shaheed! http://www.darulilmiacademy.com/Dhageysi/Qawaafil1.rm you can listen to his khutbah at http://www.addacwah.com/Muxadaro/Sh_Axmed_Maxamed_Xuseen_Jiiqleey/al-jihaad.ram it was after the capture of mogadishu Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 17, 2007 Ansaar Adi qabiilka waad caabudaa, waxaa aduu tahay ani haa igu sheegin waxaan ku leeyahay oroduu soo hanuun Anuu cid aan caayey ma jirtu Warlord Jiigleey goormuu noqday shaheed, nin nooloy maxaa kuu laaban Dadka diintii ka dhigtay shanbad ama shaadh loogu shaqeeyo qabiil, dadkaasi waa dad gaalada ka daran Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamalu Diin Posted February 17, 2007 Originally posted by Shucayb: LOOOOOOOOOOOOOOOOOOL. Ala beerka, waar ninyow inaabti delete the first line. G. Duke is nothing but confused fellow full of qabiil, that is all. He is just another qaxooti like the rest of us, dont' wish death upon him. So instead of wishing his death, let us pray that Allah guides him and his likes to the straight path. Amin to that. Duke what happened to Red Sea these days he is over the limit............ just like fenishe in while back ... where is Duke Where is Duke Where is Duke Where is Duke Where is Duke ... I am only waiting when he is going stop that. ASAP Quote Share this post Link to post Share on other sites
ansaar17 Posted February 17, 2007 Originally posted by Garaad Caanood: Ansaar Adi qabiilka waad caabudaa, waxaa aduu tahay ani haa igu sheegin waxaan ku leeyahay oroduu soo hanuun Anuu cid aan caayey ma jirtu Warlord Jiigleey goormuu noqday shaheed, nin nooloy maxaa kuu laaban Dadka diintii ka dhigtay shanbad ama shaadh loogu shaqeeyo qabiil, dadkaasi waa dad gaalada ka daran war ilahey ka cabso. hada ma maxaad kadtey in aad aflagaadeyso shuhadada! sh. jiiqleey wuxuu aha wadaad imaam ka ah masajidka weyn ee magalada beledweyne. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 18, 2007 I think A-U-Baahne inuu waashay ,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted February 18, 2007 looooooooooooooool @JB, wallaahi waa qoslay. Waaryaa JB, anigu dee waayahanba waan la socday. Sheekhu xoogaa "Ka dhaafka" ayuu tuurayaa . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 18, 2007 haa ,, i think laba bool baa is waydaartay ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted February 18, 2007 JB, , be aware, the guy will blow him self on top of you loool. And, I can assure you, he will do that virtually loooooool. There r new programing Languages, caled VISPL Virtual,internet,sucidal,programing,Languages. Its developed by Alqaida. Ahahahahahaa, JB, I think, you should talk to Rayaale to pay you a handsome money, which you will buy a very,expensive alarm Zone firewal, or Norton software Security . Waar xaalkaagu ma wanaagsana lool niyohow is ilaali. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 18, 2007 Horaan u arkay rag laga adkaaday oo xaalkoodu ma fududa niyow ,,,,,,, ba hareerahaygaan eegeegi intaan meelahaa joogjoogo ,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
ansaar17 Posted February 19, 2007 Another one of the sheik's sermons >> http://www.addacwah.com/Muxadaro/Sh_Axmed_Maxamed_Xuseen_Jiiqleey/al-infaaq.ram Quote Share this post Link to post Share on other sites