Jumatatu Posted March 31, 2005 Col. C/Yusuf Oo Looga Guuleystey Maxkamadii London Uga Furneyd Ee Dilkii Suldaan Hurre Col. C/Yusuf ayaa looga guuleystay maxkamadii uga furayad magaalada London ee dilkii Suldaan Axmed Hurre. 14 .03.2005 ayaa maxkamada ku taala bartamaha magaalada London ku xukuntay Col. C/Yusuf inuu bixiyo kharash gaaraya $70,000 oo dolor, tasoo lagu eedeeyey inuu ka dambeeyey dilkii Sudaan Axmed Hurre, imaana waayey balantii loo qabtay ee ahayd inuu goobjoog ahaado maalinta ay maxkamadu dhacaysay, tasoo uusan imaan Kornaylku. Dacawdan ayaa ahayd wajigii labaad, waxaana hada loo gudbay wajigii saddexaad, taasoo loo gudbinayo kayskaan Booliiska dalka Ingiriiska iyo Maxakamada Caalamiga Aduunka. Col. C/Yusuf ayaa la gaarsiiyey go’aanka maxkamada waxaana la sheegay inuu aad iyo aad uga xumaaday. Waxaa kaloo loo gudbiyey go’aanka maxkamada Afhayeenka Baarlamaanka Shariif xassan iyo waliba rag badan oo ka tirsan golaha baarlamaanka ee maamulka uu madaxa ka yahay Col. C/Yusuf. Isku soo xooriyoo waxaa hada cad in ay ku timid Col. C/Yusuf carqalad weyn oo saabsan dilkii Suldaan Axmed, tasoo laga yaabo inuusan Col. C/Yusuf imaanin dalka Ingiriiska oo ah halka uu dhaqtarkiisa beerka ka bedelay oo joogo. Wixii ka soo cusboonaada dacwadan waxaan idinla soo socodsiinaynaa. . Suldan Hurre Human Right Organisation (SHHRO) suldanhurre@yahoo.co.uk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shirwac Posted March 31, 2005 LMAO "Suldan Hurre Human Right Organisation (SHHRO)", get me a break. Is this a real court or maqaayad in London. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jumatatu Posted March 31, 2005 Originally posted by Shirwac: LMAO "Suldan Hurre Human Right Organisation (SHHRO)", get me a break. Is this a real court or maqaayad in London. "Sadambaad garan" Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted April 1, 2005 Juma please translate the gist of the article please! Quote Share this post Link to post Share on other sites
CHE Posted April 1, 2005 shirwac, no shame in not knowing what it is.Below is a quick reference for you........ http://www.suldanhurre.org/14March2005HghCourtOutcome.htm You could also visit the official site of the organization @ www.suldanhurre.org Quote Share this post Link to post Share on other sites