Duufaan Posted March 20, 2010 Hambalyo Iyo Taageero Waafi Ah Oo Ku Socota Golaha Khusuusiga SSCayn Ee Dhawaan Lagu Doortay Buurawadal Written by Jidbaale.com Friday, 19 March 2010 17:47 London(Jidbaale.com) Jaalliyadda SSCayn ee ku dhaqan midowga boqortooyada ingiriiska, waxay baaq taageero ah u dirayaan golaha khusuusiga ee gobolada SSC ee iyagu sida wadajirka ah u ansixiyey hogaankii SSC ee lagu soo doortay magaalada madaxda wadanka Kenya, madaxdana uu ka yahay Saleebaan Xaglotoosiye iyo ku xigeenkiisa. Waxaa kaloo ay Jaalliyada SSC ee nool wadankan ingiriisku hambalyo iyo taageero u dirayaan dhamaan xubnaha loo doortay golaha khusuusiga ee beelaha SSC iyo weliba gudoomiyaha golaha khusuusiga mudane Col. Cabdirisaaq Gacamey. Waxaanuna u rajaynayaa gudoomiyaha golaha khusuusiga ah, xubnaha golaha khusuusiga iyo dhamaan hogaanka SSC inay iska kaashadaan hawlaha baaxadda weyn ee inoo yaalla, midnimo, isu calool fayoobaan iyo wada shaqayn daacadnimo ku salaysan baanu idiin rajaynaynaa, ilaahayna ha idin fududeeyo. Ugu dambayntii waxaa baaqan ku saxeexan qaar ka mid ah jaalliyadda SSC ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska, waxaana ka mid ah: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted March 20, 2010 mashallah the khusuus are doing a good job n they have our full support. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted March 20, 2010 marwo wax ceeb layidhaahdaa majirto. SSC horey umasoconayso hadaan sigaara looceebayn kuwo hunguriga xun. waa inaan iyaga kabiloowno. more will be come! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 20, 2010 Khusuusi deserves our full support 100% They are brave individuals who are dedicated and committed to stand up for our people of SSC in a very difficult time, Hogaamiye Suleiman Xaglatoosiye and Khusuusi will lead people of SSC to victory and freedom Insha Allah Go Khusuusi, Yes we can and Yes we will Balanteeno waa Laas Caanood Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted March 20, 2010 ^add them in your prayers. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mintid Farayar Posted March 20, 2010 The Garaads which were the angels of just yesterday are now the bad guys?!? Allah, maxaa qurbaha lagu khafiifay.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted March 20, 2010 ^adiga somaliland uun baa ku muuqata... meel iska fadhiiso... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 20, 2010 Only desperate Diaspora members who don’t care for Laascanood they want their people to flee their homes and are waging a war from abroad so that they can feel better at home In marry old England kinda selfish Don’t you think. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted March 20, 2010 Most Laascaanood people already fled their home but others are staying their home. did you think that is fair? I do not undersatnd why none is fleeing Ceerigaabo and Burco. nothing between war and peace Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted March 20, 2010 Edited - am done arguing with people who blindly follow their leaders, and only look after their interest. Too many selfish people in this world. Quote Share this post Link to post Share on other sites