Cowke Posted August 1, 2010 Below is the new website of puntland highway authority which will hold documents and pictures of new road projects being carried out through-out the state. It's still new so theirs not much on there now but check up on it every few months because I will NESHA Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted August 1, 2010 Wada Rabaable oo soo gabagaboobaysa 7/30/2010 8:09:27 AM wadadaas oo la bilaabay 12 April 2010, ayaa ku dhow mid gabaogabo ah, sida la ogyahay wadadaas waxaa dhisay Dawlada China 1974, ilaa xiligaasna wadadu ma helin wax dayactir ah, waxaana in badan ka muuqda dayac aad u fara badan. wadaaas oo ay Hagaajisay iyada oo maalgalinayso Dawladda Japan, ayaa hada ah mid laami ah , ayna suurtagal tahay in baaburtu si caadi ah u maraan., inta hada la sameeyey waxa weeye ilaa 5km ugu yaraan. waxaa xusid mudan in NESHA ay dhamaystirtay inta u dhaxaysa Bacadwayn-Talacad ee G/Mudug, hadana waxaa dhowaan la bilaabi doonaa hadii alle idmo inta u dhaxaysa Burtinle-Xarfo, hadana waxaa NESHA ay bilowday oo socda goobta Tuulo -ooman ee G/Nugal. waxaa intaas dheer in ay socdaan wadooyin jidcadayaal ah sida Laafagorey iyo Xafuun, kuwaas oo ruuxooda meel wanaagsan ay marayaan. Hay'adda NESHA oo dakhli xadidan ka qaada shidaalka iyo spare parts ayaa u heelan wax ka qabashada wadooyin Puntland. Hay'adda Jidadka Puntland daf@neha-puntland.org Quote Share this post Link to post Share on other sites