Jacaylbaro Posted September 3, 2009 Sedex Website- oo lagu faafin jiray afkaarta guracan ee Khawaarijta la baxday Al-Shabaab ayaa la ciribtiray ka gadaal markii ay ka dhega adeegeen inay ka waantoobaan afcaashooda foosha xun ee ay ku qaldayaan Caruurta Soomaaliyeed Website-yada laga xiray Khawaarijta oo kala ah,alshabaab.net ,mujaahidiin.org iyo altaqwaa.com laba ka mida waxaa toos u lahaa Khawaarijta halka midka sedexaad oo ah almujaahidiin.org uu lahaa nin ku nool qurbaha,oo naxliga ku taageeri jiray Khawaarijta laga ciribtiray barta internetka. Website-yada sedexdaa ee noqonayo tiradii sagaalaad ee laga xiro Khawaarijta waxaa guud ahaan la xanibay dhaqaalahii ku jiray Credite cards-kii lagu furay,waxayna tilaabadaan noqoneysaa mid lagu suulinayo dhamaan meelaha ay wararka been abuurkaa iyo afkaarta alqaeda ku faafsadaan Khawaarijta Ahmed Godane. Qofkasta oo Somalia ama Muslima waxaa ku waajiba inuu Khawaarijta kula dagaalo,af,adin iyo aqoon,waana mid muhiima in dhamaan Weriyeyaasha Soomaaliyeed ka biyo diidaan faafinta wararka bulshada lagu qaldaa iyo magaca ay la baxeen in loogu yeero Khawaarijta. Fadlan hadii aad aragtid,website lagu faafiyo dacaayadaha Khawaarijta Al-Shabaab ama la soo dhigo fariimahooda guracan,Email noogu soo *** journalistsomali@hot mail.com,adigoo xusaya webka magaciisa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 3, 2009 Fadlan hadii aad aragtid,website lagu faafiyo dacaayadaha Khawaarijta Al-Shabaab ama la soo dhigo fariimahooda guracan,Email noogu soo *** journalistsomali@hot mail.com,adigoo xusaya webka magaciisa ... looks like he is the one behind all these. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted September 3, 2009 time to report somalimirror I guess, their bias is beginning to kill me Quote Share this post Link to post Share on other sites
juma-nne Posted September 3, 2009 Cabudhinta saxaafadda. halaga waantoobo . Waa hadii diinta demoqradiyaddu dhab iyo daacad tahaiy Quote Share this post Link to post Share on other sites
unknown01 Posted September 3, 2009 altaqwaa never heard of it but i have heard kataaib and they didnt mention it Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted September 3, 2009 ^^ or Kaambooni.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 3, 2009 Originally posted by Jacaylbaro: quote: Fadlan hadii aad aragtid,website lagu faafiyo dacaayadaha Khawaarijta Al-Shabaab ama la soo dhigo fariimahooda guracan,Email noogu soo *** journalistsomali@hot mail.com,adigoo xusaya webka magaciisa ... looks like he is the one behind all these. lol...arkeysidaa.... .....! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Laba-X Posted September 4, 2009 What an id.iot! Quote Share this post Link to post Share on other sites