General Duke Posted August 8, 2007 Gudoomiye ku xigeenki hore ee degmada DharKenleey oo lagu dilay Muqdisho Last Updated::2007-08-08 20:37:27 Muqdisho:-Koox hubaysan oo aan heybtooda la garanayn ayaa waxaa ay fiidnimadi caawa ku dileen magaalada Muqdisho gudoomiye ku xigeenkii hore ee --- degmada Dharkenleey Maxamed Nuur Salaad Marxuumka ayaa la sheegay inuu kooxdani ay toogteen kadib markii uu ka soo baxay masaajidkii uu ku tukadey salaadi Maqrib Kooxdan dilka geysatay ayaa lagu soo warramay in ay baxsadeen isla markii ay dileen marxuumka Habeenimadii xalay ayay ahayd kadib markii koox hubaysani ay dileen marxuum la oran jiray Aadan Looteeye kaas oo ka mid ahaa guddiga maamulka Dharkinley Cabdulahi Caaqil HorseedNet.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 8, 2007 Children, cleaning ladies and retired civil servants. They are getting desperate. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted August 8, 2007 i am pretty sure this part of clan cleansing...by tfg tugs. dont worry, every dawg has a day Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 8, 2007 ^^^Adeer the man was a former government employee. His support for the TFG cost him his life. Quote Share this post Link to post Share on other sites