Sign in to follow this  
xiinfaniin

War broke out near Kismayo

Recommended Posts

Dagaal ka socda Birta dheer oo ku taal duleedka Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose

Posted to the Web Oct 06, 17:19

 

 

Kismaayo:-Afhayeenka Golaha Shuurada ee Ururka Xizbul Islaam Sh.Ismaaciil cadow oo dhawaan la hadlay Idaacada quraanka Kariimka ee magaalada Muqdisho ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay hadalkii ka soo yeeray Afhayeenka maamulka walaayada Jubooyinka ee Al-shabaab Sheekh Xassan Yacquub oo uu ku sheegtay in ay dhamaan qabsadeen fariisamihii Xizbul Islaam ee duleedka Kismaay.

 

Dhinac kale Masuul sare oo ka tirsan Xizbul islaam kuna ag dhow goobta uu dagaalku ka socda ayaa u sheegay Halgan.net in uu ogyahay oo kaliya in dagaal socdo waxaan uu wax kama jiraan ku tilmaamay hadalka ka soo yeeray Al-shabaab oo ah in ay qabsadeen fariisamihii Xizbul islaam.

 

Afhayeenka Golaha Shuurada ee Ururka Xizbul Islaam Sh.Ismaaciil Cadow ayaa la filayaa in saacadaha soo socda uu saxaafada la hadli doono.

 

Warka dagaalka ka socda duleedka Kismaayo oo faah faahsan dib ayaan idin kaga soo tabin doonaa Insha Allaahu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

I thought a ceasefire was agreed amid the two parties this morning.

Illahow masakinta u gargaar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this