Sharif_seylaci Posted February 10, 2007 MUDAHARAADKA KA DHACI DOONA DALKA MAREYKANKA BISHA MAY EE SANADKAN Feb. 09, 2007 Waxa lagu dhawaaqayaa maanta in la bilaabayo dhaqdhaqaaq socon doono 14 wiig oo lagu abaabuli doono BANAAN BAX weyn oo ka dhici doona dhamaan shanta qaaradood ee aduunka. Ujeedda banaan baxoan waxay tahay sidii aqoonsi dibloomaasiyeed ay u hanan lahayd madaxbanaanida Somaliland ay haysatay 16ka sanadood . Nuxurka hawshanne waxay tahay in la dhiiri galiyo bulshada reer Somaliland ee dibadda ku nool, sidii ay door weyn uga qaadan lahaayeen wacyi galinta iyo ku baraarujinta qadiyadda Somaliland dadyowga ajanabiga ah ee ay la degan yihiin. Guddi ayaa lagu magacaabay Mareykan oo matalaysa saddexda xisbi ee KULMIYE,UCID IYO UDUB oo horseed ka noqondoona abaabulka banaan baxan ka dhici doona Washington D.C. bisha MAY, 18 ,2007. Guddigu waxay si hufan ula shaqayn doonaan dhamaan bulshada reer Somaliland ee degan Maraykan si ay guul weyni ugu soo hooyato wadankeenna aynu jecelnahay. Guddigan waxay kaloo si wanaagsan ula shaqayn doonaan dhamaan bulshada reer Somaliland ee qaaradaha kale sida ARICA, ASIA, AMERICAS,AUSTRALIA IYO EUROPE oo dhamaantood Banaan Bax ka samayn doona MAY, 18, 2007. magaalooyinka ay degan yihiin Waxa aynu ilaahay ka baryeynaa inaynu mid noqono, oo isku duubnaano si aynu hawalyarri ku gaadhno himilooyinkeena. Guul waxa leh Somaliland . Somaliland ha noolaato. Hoos waxa ku qoran magacyada iyo teleefonada guddiga abaabulaysa banaan baxa carriga Maraykan: 1. AHMED SH. FARAH 202- 4313651 2. AHMED M. ADAN-DHERI 770- 286 0488 3. ANIIS ABDILLAHI ESSA 202- 460 0938 4. ASHA ADAN 651- 214 6583 5. BASHE ABDI YARE 404- 542 5024 6. HASSAN MOHAMOUD ABDI 614- 209 0575 7. KAYSE ALI GEEDI 336- 210 4149 8. MOHAMOUD ABDI KABATOLE 310- 415 3128 9. SAHARDID MOHAMED SHAAIR 614- 975 9934 Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted February 10, 2007 Shariif ibnu Haashimi binu Jeylaani binu Seylici, you forgot one demonstration to be held here in SOL on May, dat would be good idea pal, we need one person to represent SomaliLand's demo of recognition in SOL since SOL constitutes the 5 continents. Jiritaanka reer banii Haashim waa muqaddas! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharif_seylaci Posted February 10, 2007 Somaliland is allready recognized its good u put abdulqaadi al yelaani in my linage becous he as a spirutal chain with us the al hussenis thanks and my nicname seylaci Somaliland haa nooolato Muhammad The Caliph Ali ibn Abi Talib Sheikh Hasan Basri Sheikh Habib Ajami Sheikh Dawood Taiee Sheikh Ma'ruf Karkhi Sheikh Sari Saqati Sheikh Junayd al-Baghdadi Sheikh Abu Bakr Shibli Sheikh Abdul Aziz al-Tamīmī Sheikh Abu al-Fadl Abu al-Wahid al-Tamīmī Sheikh Abu al-Farah Tartusi Sheikh Abu al-Hasan Hakari Sheikh Abu Sa'id al-Mubarak Mukharrami Sheikh Abdul Qadir Jilani this is his actual chain and this is his spritual chain The Holy Prophet Muhammad The Caliph Ali ibn Abi Talib Imam Husayn Imam Ali Zayn al-Abidin Imam Muhammad Baqir Imam Ja'far as-Sadiq Imam Musa al-Kazim Imam Ali Musa Rida Ma'ruf Karkhi Sari Saqati Junayd al-Baghdadi Shaikh Abu Bakr Shibli Shaikh Abdul Aziz al-Tamīmī Abu al-Fadl Abu al-Wahid al-Tamīmī Abu al-Farah Tartusi Abu al-Hasan Farshi Abu Sa'id al-Mubarak Mukharrami Shaikh Abdul Qadir Jilani Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharif_seylaci Posted February 10, 2007 somaliland ilahay baa iicrtraafay uu waligeed wey jiireysa Quote Share this post Link to post Share on other sites
ansaar17 Posted February 10, 2007 Sh. Jaylaani was a kurd. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamalu Diin Posted February 11, 2007 Tribal life comes automatically to an end when a primitive people begins to live in a town or a city, for sooner or later a tribal organization is found to be incompatible with life in a city. Arthur Keith Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 11, 2007 ALLAHU AKBAR ,,,,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites