Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Faysal Cali Waraabe to Mediate Somalia ??

Recommended Posts

RedSea   

JB it's rich how you take cheap shots at this man and at the same time put good show for Rayaale iyo ilmo dhuuni aka Udub.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waar ninku is showing his good side now ..... Look at the Faysal lovers from the south and how they turned to shower their insults on him when he did this ,,,,,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xildhibaan Wakiilada ah oo Dhaliilay Hadalkii Gudoomiyaha UCID ee Heshiisiinta Kooxaha Soomaaliya

 

 

Boorama (Somalilandnation) - Xildhibaan Axmed Barkhad Obsiiye oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland, ayaa ku dhaliilay gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, hadal soo jeedin ah oo uu sheegay gudoomiyuhu in la heshiisiiyo kooxaha Somalia taladeeda isku haya.

 

Hadalkaas oo gudoomiyuhu ka jeediyay xaflad ka dhacday Hargaysa, taas oo ku taliyey in la taageero heshiiska Jabuuti, isla markaana xukuumadu Somaliland ka shaqayso dib u heshiisiinta Kooxaha Somaliya isku haysta.

 

Qoraal uu arrintan kaga hadlayo ayaa waxa uu u qornaa sidan:

 

"Gudoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe wuu isgalaalay, wuuna cadaystay mawqifkiisa siyaasadeed, balse xisbiga Kulmiye ma cagaha ayuu ku jiidanayaa, marka uu leeyahay hadii xukuumadu ka shaqayn waydo heshiisinta kooxaha soomaaliya, waxaa ka shaqayn anaga iyo kulmiye!

Waa goorma goorta uu leeyahay aynu ka qayb galo xal u raadinta Soomaaliya, waxaan leehay Faysalow taladini ma kaa cabsibaa ? mise waa kaa hungurayn siyaasadeed ? ma reer gubanaya ayaa reerkaaga lala furaa, mise waxaad ka rajo beeshay doorashooyinkii m/tooyada ee fooda inagu soo haya?

Hadii m/weynaha dib loo doorto waa shan sano, shan sanana ma badna, mise waxaad ka doorbidaysaa in aad kursi ka raadsato baarlamaanka iyo xukuumadaas cusub ee la dhisi doono.

 

Anigu waxaan qabaa shirkaa Jabuuti inuu yahay shirkii Goolagoolaha, natiijo laga gaadhayaana ayna jirin oo aan ahayn shirbaa loo qabtay Soomaali, waxaan la yaabanaa tiradii baarlamaankii hore ahaa, maantana waxaa iga sii fajicisay tirada la labanlaabay, taasna waxaan u arkaa islaantii xaabada qaadi kari weyday ee qaarna loogu sii daray.

 

Waxaan ku soo gunaanadayaa qoraalkayga talo bixin aan u soo jeedinaya siyaasiyiinta Somaliland, in ayna xisbiyada qaranku nuglayn hanaanka iyo habsami u socodka Dawladnimada aynu haysano, isla markaana xisbiyada mucaaradku noqon kuwo mashquuliya xukuumada dhisan, balse ha la yimaadaan barnaamijkii Siyaasadeed ee ay ku bedeli lahaayeen dhaliisha ay tilmaamayaan, la socda nabadgelyada iyo nidaamka inoo dhisan."

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this