Jacaylbaro Posted November 27, 2008 Hargeysa (Qarannews)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa markii ugu horreysay ****olka ka qaaday xisbi ahaan inay soo dhoweynayaan shirka dib-u-heshiisiinta kooxaha ku loollamaya siyaasadda Soomaaliya uga socda dalka Jamhuuriyadda Djibouti. “Cadowgii ina qarxiyey wuxuu ka yimi Soomaaliya, markaa si aynu uga badbaadno waa in aynu gacan ka geysana dib-u-heshiisiinta kooxaha Soomaalida, maadaama siyaasadda Soomaaliya saamayn weyn ku leedahay Somaliland, annaguna xisbi ahaan waannu soo dhoweynaa shirka dib-u-heshiisiinta ee ka socda Djibouti.” Sidaa waxa yidhi Guddoomiyaha xisbiga UCID oo ka hadlayey munaasibad loo sameeyey xuska sannad-guuradii 17aad ee ka soo wareegtay aasaaska wargeyska Jamhuuriya oo shalay kulmisay siyaasiyiin door ah oo afkaaraha siyaasadeed ku kala durugsan. Eng. Faysal Cali-waraabe waxa uu ku baaqay in reer Somaliland taageeraan oo ka hawlgalaan sidii loogu qaybqaadan lahaa dib-u-heshiisiinta dhinacyada isku haya siyaasadda Soomaaliya, taas oo uu tilmaamay mid saamayn weyn ku leh jiritaanka iyo qarannimada dalka Somaliland. Waa markii ugu horreysay ee mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha axsaabta qaranka Somaliland si toos ah ugu dhawaqo in la taageero oo laga qaybgalo dedaallada beesha caalamku ugu jirto dib-u-heshiisiinta kooxaha ku loollamaya talada Soomaaliya iyo sidii loo dhisi lahaa dawlad lagu wada qanacsan yahay oo dalkaas ka dhalata. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 27, 2008 There has being rumours sayin that he will replace Yeey Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted November 27, 2008 ^^ Can you imagine him as president? He'll invade Madagascar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 27, 2008 ^^ Ninkaas ayuu saaxibkaa AT&T taageeraa bal ka warran, uu waliba funaanad faysal cali waraabe sawirkiisa xiranyahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 27, 2008 you two .... I'm trying to imagine him mediating among the functions ,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted November 27, 2008 He is just waiting for the day he can go back to Mogadishu and eat his cambo iyo isbarmuuto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 27, 2008 war kan faysal yalaxow wuu soo walanaya waxa la yidhi biidaartu iska mudda ma run baa anagu xammar dooni meyno xumaana oo geysan meyno Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted November 27, 2008 ^Dee Xamarba idinma doneysee kadhaqaaji baa lagu yidhi... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 28, 2008 I guess his 'goosasho' is only against some certain clan. He thinks kuwa ku shiraayo Jabuuti inay ku jirin that said certain clan uu necebtahay it seems. Waxaas ayaa wax bartay la leeyahay. Waxa hoggaanka u dhiibtay ayaaba ka daran oo aaminsan kaas iyo aragtidiisaba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted November 28, 2008 Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: He thinks kuwa ku shiraayo Jabuuti inay ku jirin that said certain clan uu necebtahay it seems. That's not the reason he's given, maybe that's what YOU think about the Djibouti agreement. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 28, 2008 Originally posted by NGONGE: ^^ Can you imagine him as president? He'll invade Madagascar. looooooooool......oo muxuu ku maagayaa? Maxaad Afrika uga goosateen oo uga durugsan tihiin? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 28, 2008 Originally posted by Kool_Kat: ^Dee Xamarba idinma doneysee kadhaqaaji baa lagu yidhi... if all the people where like you maalin kasta dhaha idin ma rabno reer woqoyi jarrka dhaca it makes us happy barri horre baa anaga na la ictraafi laha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liqaye Posted November 28, 2008 "Maxaad Afrika uga goosateen oo uga durugsan tihiin?" Actually I think that would be his first reason. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 28, 2008 I'm wondering .... Faysal is offering a free of charge services. I think he should start the job immediately ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted November 28, 2008 ^^ C'on now, don't get ahead of yourself. The article says he supports the the caravan not that he'll drive it. Your headline is misleading. Quote Share this post Link to post Share on other sites