Jacaylbaro Posted July 26, 2009 Waxaa saaka lagu qabtay Hotel Xamdi ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool siminaar ka hadlayay xaquuqda aadanaha iyo tacadiyada ka dhaca Dalka kuwaas oo ku yimaada dadka tabaalaysan ama soo barakacay kuwaas oo ka yimi Gobolo kale oo aan ku sugnayn markaasi Gobolkooda waxa ay la kulmaan. Siminaarkan ayaa waxaa furay Gudoomiyaha Degmada Laascaanood Canbaashe Aw Daahir oo xusay in siminaarkani wax wayn ka tari doono dadka ka qayb gala loona baahan yahay in laga fogaado wax kasta oo keeni kara tacadiyo la xidhiidha dhanka aadamaha isagoo sidoo kale xusay in Gobolkani si wayn loogu amaano inaysan ka dhicin wax tacadiyo ah. Siminaarkan maanta lagu qabtay Hotel Xamdi ayaa waxaa kasoo qayb galay oo loogu talo galay qaybaha kala duwan ee bulshada iyadoo ay kasoo qayb galeen laamaha amniga ee Gobolka Sool,maamulka Dawlada hoose iyo waliba qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Gobolka Sool kuwaas oo ay ku jiraan dadka ka shaqaysta Gobolka ee kasoo jeeda koonfurta Dalka Somalia. Axmed Yuusuf Xasan oo ah Gudoomiyaha xuquuqul insaanka ee komishinka qaranka oo siminaarkan qabtay ayaa waxa uu xusay mar uu halkaasi ka hadlay in siminaarkani uu yahay mid lagu soo bandhigayo tacadiyada ka dhaca Dalka iyo waliba iyadoo shacabka deegaankan looga baahan yahay inay soo bandhigaan waxyaalaha ay arkeen ee tacadiyada ku saabsan. Isku soo wada duunoo waxaa halkaasi ka hadlay qaar kamid ah shacabka ku dhaqan deegaank kuwaas oo aragtiyo kala duwan ka bixiyay tacadiyada ka dhaca Dalka iyadoo mid kamid ah dadka kasoo barakacay deegaanada Bay iyo Bakool oo hadda ku sugan Gobolka Sool uu xusay in si wayn loogu soo dhaweeyay Gobolka ay ixtiraamaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted July 26, 2009 ^^^^^^^^ Horta what is your treacherous plan behind this thread. Maybe to exert your ill-founded claims to a people who reject you? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 26, 2009 halkee ku xanuuntay ?? ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted July 26, 2009 One can clearly tell this was a waste of time from the pose of the uncle above. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted July 26, 2009 i think instead of ten people jb, more should be done to teach a broader groups about human rights and the state needs to do more to guarantee human rights. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 26, 2009 Every step has a beginning sxb ..... let it start from here. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted July 26, 2009 your right, every journey starts with one step but because we are so behind, we can think like that, inta tobon qof maqsin yar lagu so aruurinayo, geedkasta in layskugu yeero ka fiicnanlaheed. afsomaliguna hadu iga khaldanyahay ii sax sxb, am gonna abuse you guys with broken somali. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 26, 2009 No broken Somali as long as it is understood sxb .... I think this is a good beginning and hope for the better ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted July 27, 2009 Human Right's session held in Las Anod by SL militia is an insult to our intelligence Yaa JB Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted July 27, 2009 Originally posted by Jacaylbaro: halkee ku xanuuntay ?? ,,, JB, halkaa iyo halkaa iyo weliba halkaas ugu daran. Walaalow wax daaba ma ii haysaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted July 28, 2009 Originally posted by Jaanjumow: Walaalow wax daaba ma ii haysaa? Daaba mise daawo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted July 28, 2009 ^^^^^ which ever one suits you Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 29, 2009 mabaan u fiirsan ,,,,,, xaaji xunjuf would say "Af koonfurian buu ku hadlayaa" ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted July 30, 2009 ooh Lascanod! my fav city. One day, i hope to retire there...its so pretty & peaceful. Quote Share this post Link to post Share on other sites