Sign in to follow this  
osman_nz

Tahribs Filling Up Qardho

Recommended Posts

osman_nz   

Waxaa Magaaladda Qardho ee Xarunta gobolka Karkaar ku soo badanaya Dadka ka soo barakacay Koonfurta Somalia iyo waliba Qowmiyadda Oromadda waxaana dadkaasi yihiin kuwa ku nool Darbiyadda iyo Gidaaradda Magaaladda Qardho.

 

 

Dadkani ayaa ah kuwa shaqaysta lacagtii ay isugu noolyi lahaayeen dhankaa iyo Yaman waxaana dadkani isugu jiraan(Roodhilayaal, Kabalyeeriyaal,Qashi ngurayaal,Xamaaliyaa l,Ganacsato dukaamo yar-Yar haysata,Beero lay,Macalimin).

 

 

dadkani ayaa ah dad intooda badan ka soo barakacay Koonfurta Somalia kuwaasi oo Naf lacaarigi soo galay Goboladda Puntland si ay ugu Tahriiban dalkaasi Yaman halka kuwa kalena ay yihiin dad iyagu muddo sanado ah deganaa Goboladda Puntland.

 

 

dadkani ayaa marka ay ku suganyihiin Gudaha Magaaladda waxaa ay Nabadgalyo ka helaan Shacabka Reer Qardhood waxaase Xafiiskeena Magaaladda Qardho nagu soo Booqday Todobaadkan Maxamed Xuseen(Yuuqow) oo ka mida Dhalinyaradda ka soo jeeda Koonfurta somalia kuwaasi oo ka shaqaysta Magaaladda waxana uu sheegay in ku dhawaad 2-Jeer laga so Tarxiilay Dalalka Carabta isla markaana uu iminka u qalab qaadanayo Tahriib kale isagoo sheegay in uu hadda haysto Ganacsi yar yar ka sii oo uu amaan ku haysto waxana uu sheegay in Magaaladda Qardho tahay Goob shaqo abuur ku haboon.

http://www.qardho.ne t/news.php?readmore= 115

 

These people used to go to bossaso and leave to yemen, and now their filling qardho and other town's of puntland..Puntland Administration need's to address this and i am aware of the social, health, and welfare reforms it has put in place to deal with this issue puntland is facing. Let's hope it make's them become loyal citizen's and not pests.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this