Xaaji Xunjuf Posted September 30, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: It is a sensitive transitional period .... been only two months. Let's give them time and see. i agree give it more time and things will go smooth inshallah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted October 1, 2010 After some digging, I have come to conclusion that SL is now at that stage where it is make it or break it- and a lot of people want it to make it- both insiders and outsiders. There are powers at work beyond Silanyo and I am impressed with some of the initiatives that have commenced. I am SURE they were not Silanyo’s ideas (sorry North), but SL is becoming more in-line with familiar western practises and institutions. All I can say is that it looks to be an interesting few years. None-Somalis now NEED stable Somalis, but I don’t think SL realises the gapping mouth that is about to swallow them- not sure recognition is worth being used. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Archdemos Posted October 1, 2010 ^^care to share some of these initiatives with us! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 1, 2010 Siilaanyo understands what is at stake for SL. He is dealing with old problems, not new ones. The position of the world toward SL's public aspirations is known, and it will not change. The challenge for Siilaanyo is how to synchronize between what he knows to be the truth of the matter, and what the gullible public believes as a results of the lies that were fed to them over the years. It's not easy. But one trusts the old man as he the only one capable to stand up to the painful reality... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 1, 2010 Good to see both Somalilanders and Somalians put their hopes on Siilaanyo .... a good sign of political weight on the old man. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted October 2, 2010 Afhayeenkiisa Ha Eersado Siilaanyo Marka hore waxaan salaamayaa maamulka Warsidaha Caalamiga ee Shacabkamedia,salaan-kadib,Xukuumadda Cusub ee Somaliland oo xilka haysay muddo ku siman laba bilood ayaa durba waxaa ku bilaabmay weeraro iyo dacaayado ku lid ah oo si togan iyo si tabanba loogu soo marinayo warbaahinta Maxaliga ah. Maadaama oo ay xukuumadda cusubi xilka haysay muddo aad u yar maxay yihiin dhaliilaha iyo weerarada la kowsaday? Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maalin kadib markii xilka loo dhaariyay uu ku dhawaaqay dawlad kooban oo tiradeedu dhantahay 20 wasaaradood oo ku dhisan xul iyo aqoon sida dadka badankiisu rumaysan yihiin, ama laga dheehan karo masuuliyiinta xilalkaasi loo dhiibay. Xukuumadda Axmed Siilaanyo oo dadka arrimaha siyaasadda odorasaa ku tilmaameen mid aan ku dhisnayn xisbi iyo qolo toona, iyada oo aan haatan joogin wakhti lagu dhaliilo maadaama oo aanay dhamaanin boqolkii maalmood ee ugu horeeyay xilkeeda oo ay balan qaaaday bixinta mushahaarooyinkii shaqaalaha ee ay xukuumaddii hore ka tagtay, dhamaystirka biriijka labaad ee Caasimadda Hargaysa iyo dhamaystirka wadada isku xidha magaalooyinka Dila iyo Boorame. Iyada oo xukuumadda Axmed Siilaanyo oo xilka haysa wax ka yar lixdan maalmood waxa ay xaqiijisay in ay fuliso qorshaheedii boqolka maalmood, iyada oo la bixiyay sida mushahaarooyinkii shaqaalaha, sida dhismaha biriijka oo hadda hawshiisu socoto iyo sida wadada isku xidha Dila iyo Boorame oo iyana la sheegay in la bixiyay lacagtii loogu talo galay dhismaheeda. Sidoo kale waxa ay xukuumadda Axmed Siilaanyo xaqiijisay in ay toban laabto dakhligii ka soo xaroon jiray ilaha dhaqaalaha dalka, oo intiisa badan la lunsan jiray ama la musuqmaasuqi jiray. Iyada oo ay taasi jirto, ayaa haddana dhinaca kale xukuumadda waxaa ku bilaabmay weeraro iyo dacaayado ba’an oo gaar ahaan kaga imanaya dhinaca saxaafadda. Taas oo ay dadka inta dhinaca wanaagsan wax ka eegaysaa ay ku tilmaameen mid degdeg ah oo aanay xukuumaddani gaadhin wakhti dacaayado iyo dhaliilo durba lagu duro. Dacaayadahaas ayaa badidoodu waxay ka soo jeedaan cuqdado iyo colaado siyaasadeed, waxa kale oo qayb ka qaadatay danaysi iyo awood kala riixasho markiiba degdeg uga bilaabmay Madaxtooyada dhexdeeda. Dacaayadahan oo ka bilaabmay magacaabistii xilka Cheaf of Cabinet-ka, ayaa markiiba waxa ay iftiimisay dhaliisha Afhayeenka Madaxtooyada Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ay waajibaadkiisa ka mid ahayd in uu shacbiga u iftiimiyo ama sharaxaad ka bixiyo macnaha iyo masuuliyadda Cheaf Of Cabinet-ka oo ahaa xil ku cusub hanaanka dawladnimo ee Somaliland, iyada oo looga baahnaa Afhayeenka in uu dadka ugu sharaxo, sidii uu guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi uu u sharaxay isaga oo ku tilmaamay dhawaan mar saxaafaddu wax ka waydiisay, in macnaha Cheaf of Cabinet uu yahay Kaaliyaha Madaxwaynaha ee aanu ahayn sida loo buunbuuniyay. Iyada oo ay su’aashaa hore ka taagan tahay xil gudashada Afhayeenka Madaxtooyada Cabdillaahi Cukuse, ayaa haddaba waxaa soo baxay maalmahan danbe xogo iyo dareeno tibaaxaya in Afhayeenka Madaxtooyada laftigiisu uu ka qayb qaatay fidinta dacaayadaha iyo buunbuuninta laga sameeyay jagada Cheaf Of Cabinet-ka iyo shaqada Madaxtooyada.waxaanay xogahaasi tilmaamayaan in Afhayeenku ka qayb qaatay shaqadiisa inta badanna ka dhigtay hawlaha siyaasadeed ee ka socda madaxtooyada oo mararka qaarkood ay ka dhashaan isku dhacyo yaryar oo dhinaca ra’yiga ah iyo is xulufaysiyo siyaasadeed. Waxa kale oo soo baxay dareeno ah in uu Afhayeenku ku mashquulsan yahay inta badan fulin ajandayaal iyo awood samaysasho shaqsi ah, halkii ay ahayd in uu noqdo shaqaale ku kooban hawsha loo xilsaartay. Kasokow waxa jira in aanu abuurin saaxad ay saxaafadda madaxa banaan iyo madaxtooyadu ay ku wada xidhiidhaan, taas oo suuro-gelin lahayd in wixii warar ah ee ay helaan war-fidiyeenadu ay isaga wax ka waydiiyaan (Afhayeenka). Iyada oo weliba warsaxaafadeedyada ka soo baxa madaxtooyada aanay wada helin saxaafadda xorta ahi, balse loo diro ama la siiyo in gaar ah, iyada oo saxaafadda qaarkood ay arrintaa aad uga cabanayaan. Waxa kale oo jira khaladaado ay dad badani u arkaan ula kac oo uu sameeyay Afhayeenku muddadii koobnayd ee uu joogay xafiiska, waxaana ka mida sida beeninta War aan macno badan samaynayn, balse loo arkay in ujeedada uu u beeninayay ay ahayd in uu sare u soo qaado magaca wargayska warka qoray oo ahaa caddadkiisii labaad ee uu soo baxo. Waxa kale oo la sheegay in uu dhex booday dhinacyo siyaasadeed ama loolano dano ganacsi ahi ka dhexeeyay. Si kastaba ha ahaatee, goldaloolooyinka dibada u soo baxay waxa qayb wayn ka ah Afhayeenka iyo hawl-wadeenada kale ee madaxtooyada oo ha noqoto khibrad la’aan ama badheedhe shaqadooda ay ka muuqdaan dayac, daacad-darro ama bisayl la’aan. Source: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted October 2, 2010 100 days is too short a time to make a judgement on Somali politics. Give it at least 1 year and we can make a good case of whether Kulmiye brought tangible change or it is more of the same or worse. The good thing is that, unlike UDUB, Kulmiye has something we can compare it to - i.e. UDUB's achievements and setbacks. So it is easier for those who are in the business of political analysis to do their comparisons whether its security, economical, political and socio-econimical developments. Perhaps the thing most people will be watching is what Kulmiye makes of the threats which are brazenly emanation from Buuhoodle. And also the regional politics - i.e. the relationship with Ethiopia which is currently at rock bottom. So we will see how the next 9 months transpire. Surely they will be very interesting times. Quote Share this post Link to post Share on other sites