Cowke Posted April 6, 2010 Faysal Cali Waraabe: Reer Buuhoodle iyo Laascaanood Ha Og-adaan in SNM nooshahay April 7, 2010 | NEWS 0 comments Waxaa maanta lagu xusey magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland maalintii la asaasey ururkii hubeysnaa ee SNM ee la dagaalmay dawladdii uu madaxweynaha ka ahaa rabbi ha u naxariistee Maxamed Siyaad Barre, xuska ayaa lagu qabtey halka loo yaqaan Beerta xoriyada. Xuska ayaa waxaa ka soo qaybgalay dadweyne faro badan, gudoomiyaha xisbiga Kuliye, Axmed Siilaanyo iyo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe. Siilaanyo oo kamid ahaa guddoomiyaashii soo maray ururkaas, ayaa ka jeediyey khudbad kooban oo uu uga hadlaayo taariikhda ururkaas iyo mirihii uu dhalay. Sidoo kale waxaa ka hadley gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Wareeb, Faysal oo lagu yaqaano nin ka hadla waxa laabta uu ku haysto isla markaana aan xakamayn karin hadalkiisa, kana dheeraada in uu isticmaalo hadalo siyaasadeed ayaa afka furtey, waxaana uu baaq u direy Shacabka SSC, isaga oo yiri “….Walaalayaal waad la socoteen waxa ka dhacay Buuhoodle iyo banaanbaxyada laga sameeyey, waad la socotaan waxa Laascaanood ka socda, waad daawateen telefishanka wixii xalay ay ku hadleen kuwii shirka ku yeeshay London, waxaan u sheegaynaa Somaliland (Waxa uu ujeeday SNM, sida hadalkiisa ka muuqatay) waa nooshahay may dhiman, dalkayagana waa difaacaynaa, waana soo soconaa ee qoriga dabka leh hala dhigo…”. Arintan ayaa fajiciso ku noqotey qaar badan oo kamid ah bulshada reer SSC kuwaas oo iyaga dhulkoodu loogu yimid, dhulka Faysal ka maqan ee uu sheeganayo difaaciisu waa kuma?. Bulshada ku dhaqan SSC ayaa muddooyinkii la soo dhaafey ku mashquulsanayd sidii ay u mideyn lahaayeen cududooda isla markaana ay uga tashan lahaayeen aayahooda, waxaana ay ka mideysan yihiin inta badan bulshada halkaas ku dhaqan in aan Somaliya kala go’i karin. Uraradii 4-ta ahaa ee waddanka Soomaaliya kadeedka baday waxaa weli laga xusaa ururkii SNM, halka dadku iska ilaaween kuwii kale. Horseed Media News Desk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 6, 2010 Al mujaheed faisal cali xussein, halka ka hay Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 6, 2010 Sidoo kale waxaa ka hadley gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Wareeb, Faysal oo lagu yaqaano nin ka hadla waxa laabta uu ku haysto isla markaana aan xakamayn karin hadalkiisa, kana dheeraada in uu isticmaalo hadalo siyaasadeed ayaa afka furtey, waxaana uu baaq u direy Shacabka SSC, isaga oo yiri “….Walaalayaal waad la socoteen waxa ka dhacay Buuhoodle iyo banaanbaxyada laga sameeyey, waad la socotaan waxa Laascaanood ka socda, waad daawateen telefishanka wixii xalay ay ku hadleen kuwii shirka ku yeeshay London, waxaan u sheegaynaa Somaliland (Waxa uu ujeeday SNM, sida hadalkiisa ka muuqatay) waa nooshahay may dhiman, dalkayagana waa difaacaynaa, waana soo soconaa ee qoriga dabka leh hala dhigo…”. The rant of a simple man drunk on fake clan pride. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 6, 2010 Originally posted by Sacad *Ducaale: Excellent. I could not agree with you more. Faisal Ali Warrabe is one of the best things to happen to Somaliweyn in a long time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted April 6, 2010 Faysal ali waraabe wasn't to long ago he was holding positions in the bay region under siyad barre govt today after ethiopia gives him a few arms to destroy the nation he actually calls them "mujahidiin" whilst his backside s sitting under meles zenawi who just uses their land as he see fit!!! It's great shame what people have stooped to today. Faysal ali waraabe logic is "i dont want to see prosperous strong somalia under d-block" but i prefer "weak-divided mini state somalia owned by meles zenawi" Anyways Faysal is ungrateful degenerate in my book Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 6, 2010 General Duke, ayamahan somaliweyn baad ku walatay do you think the mention of somaliweyn somehow bothers me lool? something that doesn't exist like somaliweyn doesn't bother me at all. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 6, 2010 ^^^Your so vain, you probably think this response is about you, don’t you? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 7, 2010 Dukey, i was just stating your somaliweyn fake crocodile cries doesn't bother me marka find something else to hide behind your fake nationalism & crocodile tears. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SeefTa Posted April 7, 2010 ^^ you should not be so quick to point "FAKE", people in glass houses shouldn't throw stones. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted April 7, 2010 It's no surprise to hear these sorts of hateful talks from Waraabe and likes.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted April 7, 2010 When self-styled public figures issue existential threats to the people of SSC, how will the average person of this one nation be impacted in the long run? Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted April 7, 2010 Originally posted by Nassir: When self-styled public figures issue existential threats to the people of SSC, how will the average person of this one nation be impacted in the long run? Did he issue a threat or are you going by the nonsense written above? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted April 7, 2010 waxaa iiga daran kuwasacabka utumaya. hanjabaadii onlf waxba kamsuuragalin, aan calaal ahayn tan markay run noqotana waxaan calaacal lahayn lasugimaayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 7, 2010 waxaan u sheegaynaa Somaliland (Waxa uu ujeeday SNM, sida hadalkiisa ka muuqatay) I know Cowke always shoots himself ........ now this takes the cake ,,, loool Quote Share this post Link to post Share on other sites