Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Shufto From Bugland Causes More insecurity in Eastern Sanaag

Recommended Posts

Bosaaso:- Waxa habeenkii xalay ahaa ay Koox hubaysani Tacshiirad ku fureen Gaadhi Xamuul ah oo ku sii jeeday Magaalada Hadaaftimo ee Gobolka Sanaag ka tirsan, Tacshiiradaasi ayaa waxa Furay koox aan la aqoon habytooda kuwaasi oo Gaadhigaasi joojiyay xili uu ku dhawaa Magaalada Ceel-

 

Dadkan ayaa waxa Tacshiirad ku Furay Kooxo aan la aqoon yaybtooda kuwaasi oo doonayay inay dadkaasi Rikaabka ah ka dhigaan wax shuf beelay,balse Ilaahay ayaa ka badbaadiyay.

 

Tacshiirada ayaa ka dhacday Magaalada Ceel-Doofaar X-Ceel-daahir halkaasi oo ay ku fureen Rikaabkaasi rasaas xili uu gaadhiga Rikaabku ku sii jeeday Magaalada Hadaaftimo.

 

Gurmad fara badan ayaa xalay Abaaraa 12:30 habeenimo ka boqoolay dhanka Magaalada Bosaaso halkaasi oo loo soo daad gureeyay Ilaa 5- Ruux oo dhaawac ah halka Marxuumada Dumar ah oo dhimatay lagu duugay Magaalada Ceel-daahir oo ah Goobta Falkaasi ka dhacay.

 

Dadka dhaawac may ayaa waxa ka mid ah:

 

1- Yusuuf Cali Xasan oo ahaa Dareewalkii Gaadhigaasi waday

2- Guray Xaaji Fije

3- Xasan Dheere

 

Halka ay dhimatay Alla Ha u [Naxariistee Aamina Aadan Nuux] oo u geeriyooday Tacshiiradaasi ay fureen Kooxdaasi hubaysni.

 

Gaadhi La rasaaseeyay ayaa waxa lahaa Hantiilaha lagu magcaabo Maxamed Cali Xasan oo ah nin Ganacsade ah oo Degan Magaalada Hadaaftimo, Ilaa haatan Duqayda Gobolka Sanaag kama aysan hadlin falkaasi waxashnimada ah ee dadkaasi Rikaabka ah loo gaystay.

 

Waxa jira warar hordhac ah oo ka soo baxay Cidii falkaasi ka danbaysay iyada oo ay soo baxayaan warar sheegaya in raga Falkaasi ka danbeeyay ay yihiin Ciidamada Maamulka Puntland.

 

 

 

 

 

 

 

 

Source- LaasqorayNet

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mr. Bugland is at it again. Wixii xun xaawa leh. Just call Hadaaftimo and they will tell you what happened if you want to know the truth. But then again does it matter what is the truth?

Share this post


Link to post
Share on other sites

The funny thing is that JB thinks Bosaso does not geographically fall within the traditional lands of Maakhiris.

 

BTw, where the hell is Eastern Sanaag? Is it Dhahar District?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxa jira warar hordhac ah oo ka soo baxay Cidii falkaasi ka danbaysay iyada oo ay soo baxayaan warar sheegaya in raga Falkaasi ka danbeeyay ay yihiin Ciidamada Maamulka Puntland.

 

Haye ,, markii indhaha la is qaban jiray bay gaadhay miyaa ,,, cajiib ! ! ! ,,,,

 

 

And source is from

 

Source- LaasqorayNet

If you know about that site ,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this