Biixi Posted January 17, 2008 Asalaamu Alaikum Zakada waa waajib saaran Muslinkoo idil. Caawinta agoonta, dadka awooda yar iyo kuwaan is caawin karinba waa waxa ugu wanaagsan oo uu qofka muslinka gudan karo. Marka intaas laga soo gudbo. Baryahan dambe waxaa caado noqotay in lacag isdaba joog ah loogu diro dad karti u leh in ay shaqeystaan, kuna nool nolol ka wanaagsan ta ay dadka u soo dirayaan ku nool yihiin. - - Diinta maxay ka qabtaa dadka ayagoo awood u leh in ay is masfuuraan la soo masruufo? Fadlan mawduucan Af-Soomali kaliya ha looga soo jawaabo. Wabilaahi towfiiq! Quote Share this post Link to post Share on other sites