General Duke Posted February 20, 2009 From SBC news desk Wasiirka Qorshieenta iyo Xiriirka Caalamiga : C/raxmaan Cabdi Shakuur Wasiirka wgaadiidka circa iyo dhulka: Axmed Jaamac Jangali Wasiirka tacliinta iyo hidaha sare: Ibraahim cadow Wasiirka Arimaha gudaha : C/qaadir Cali Cumar Wasiirka Amniga Qaranka: cumar Xaashi aadan Wasiirka Kaluumeysiga iyo Qeyraadka Bada: Br C/raxmaan Ibi Wasiirka Arimaha Dibada : oomaar Wasiirka maaliyada iyo Lacagta :Shariif Xasan Sh Aadan Wasiirka Badrolka iyo Shidaalka: C/waaxid cilmi Goonjeex Sidookale wasiirada Waxaa ka mid ah Caasha Axmed Cabdala, Cabdala Boos, Maxamed Cabdi Xaabsade . Qoraalkan oo aan aheyn mid si toos ah aan loo shaacinin balse waxaa uu yahay mid aynu ku helnay si hoose oo qarsoodi ah waxaana haatan soconaysa Diyaar garow loogu jiro sidii loo dhageysan laha kudhawaaqista Raiisul wasaraha oo lagu wado in u goordhow soo galo xarunta ayna furanto xaflada ku dhawaaqa wasiirada cusub, Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 20, 2009 Chief Economist with the Islamic Bank gets finance portfolio Wasiirka maaliyada iyo Lacagta :Shariif Xasan Sh Aadan Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted February 20, 2009 lol@ Sharif Xasan as I predicted a month ago Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 20, 2009 Wasiirka tacliinta iyo hidaha sare: Ibraahim cadow Wasiirka Arimaha gudaha : C/qaadir Cali Cumar These men seem better choices.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 20, 2009 Nuune, you get the credit saxib. Two months ago my @##### Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted February 20, 2009 lool, adigu predictionkaagu khalad buu nqodaa sxb, maxaa ugu wacan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sir-Qalbi-Adeyg Posted February 20, 2009 What regions are these men from? i know sharif shieck hassan is from bay and bakool if i'm not mistaken, but do all these men satisfy the 4.5 formula? Who has been left out? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 20, 2009 Nuune, at least I dont try and take credit for things I did not predict. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted February 20, 2009 Where is juje? he said he was going to give the full list an hour before the announcement.. His butler must let him down this time. The leak is all over the net now..I just posted in the other thread and here it is too.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 20, 2009 Magacyada Golaha Wasiirada Cusub ee DFKMG oo Lagu Dhawaaqay oo ka kooban 36 wasiir - Feb 20, 2009 Jabuuti: Waxaa maanta (Jimce Feb 20, 2009) ra'iisul wasaaraha DFKMG Cumar C/rashiid Cali Sharmarke uu ku dhawaaqay golahiisa wasiirada ee cusub. Waxana uu magacyada wasiirada kaga dhawaaqay xaflad ka dhacday Jabuuti oo ay kasoo qayb galeen xildhibaanada DFKMG ee laga sugayo in ay wasiradaas ansixiyaan. Golaha wasiirada ee xukuumada labada sano ee la magacaabay oo tiradoodu tahay 36 wasiir waxay kala yihiin: Ra'iisul wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Kaluumeysiga: Prof C/raxmaan Ibraahim Ibbi Ra'iisul wasaare ku xigeen ahna wasiirka Maaliyada iyo Lacagta: Shariif Xasan Sheekh Aadan Ra'iisul wasaare ku xigeen ahana Wasiirka Tamarta iyo Shidaal: C/waaxid Cilmi Goonjeex Wasiirka Macdanta iyo Biyaha : Cabdalla Boos Axmed Wasiirka Dekadaha iyo Gadiidka Badda: Maxamed Ibraahim Xaabsade Wasiirka Arrimaha Gudaha: C/qaadir Cali Cumar Wasiirka Caddaalada iyo Garsoorka: C/raxmaan Maxamuud Janaqow Wasiirka Arrimaha Dibadda: Maxamed C/laahi Oomaar Wasiirka Gaashaandhiga: Maxamed Cabdi Gaandi Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah: C/raxmaan C/shakuur Warsame Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka: Madoobe Nuunow Maxamed Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta: Sheekh Nuur Aaden Cali Wasiirka Arrimaha Qoyska iyo Haweenka: Fowsiyo Maxamed Sheekh Wasiirka Dhaqan Celinta iyo Naafada: Maxamed Cali Ibraahim Wasiirka Gargaarka Aadamiga: Maxamuud Cabdi Ibraahim Wasiirka Warfaafinta : Farxaan Cali Maxamud Wasiirka Cilmi Baarinta iyo Technolojiyada: Maxamed Cali Xagaa Wasiirka Caafimaadka: Qamar Aaden Cali Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha: Maxamed Cabdi Xayr "Maareeye" Wasiirka Jaaliyadda Dibada: C/laahi Axmed Cabduli As-hari Wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta: Axmed C/laahi Waayeel Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare : Prof. Ibraahim Xasan Caddow Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeynta: Maxamed Cabdi Yuusuf Wasiirka Horumarinta Reer Miyiga: Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Sportiga iyo Dhalinyarada: Saleebaan Colaad Rooble Wasiirka Amniga Qaranka: Cumar Xaashi Aadan Wasiirka Xannaanada Xoolaha: Abuukar Cabdi Cismaan Wasiirka Beeraha : Xasan Maxamed Nuur Shaatigaduud Wasiirka Hantida Qaranka iyo Qalabeynta : Maxamed Mursal Wasiirka Dib u dhiska : Xuseen Ceelaabe faahiye Wasiirka Dalxiiska iyo Durjoogta: Maxamed Xuseen Giriig Wasiirka Boostaha iyo Isgaarsiinta: C/risaaq Cismaan Juurile Wasiirka Ganacsiga : C/rashiid Maxamed Ciro Wasiirka Warashadaha: C/raxmaan Jaamac Cabdalla Wasiirka Gadiidka Cirka iyo Dhulka : Cali jaamac Jangeli Wasiirka Degaanka iyo ilaalinta bay'adda: Burci Maxamed Xamsa Faafin: SomaliTalk.com | Feb 20, 2009 Quote Share this post Link to post Share on other sites