Sign in to follow this  
Fabregas

Somalia: Islamist Fighters Seize TFG's Army Vehicles

Recommended Posts

14th month under occupation and ethiopians are still coming to the rescue of the fleeing TFG mercenaries... who struggle to hold a couple of roads (wadada wadnaha) and (wadada sodonka)with out being chased out and stripped.

 

Whiles ethiopians suffer constant attacks on their military bases and numerous confrontation on daily basis in neighborhoods of the capital.

 

And Some website were saying TFG collects taxes.

 

 

The struggle against occupation continues.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gar-haye   

Beerdhiga 19.02.2008 16:51

 

Saldhigii ugu weynaa ee ciidanka dowlada KMG ah ee la shaqeysa gumeysiga Itoobiya ay ka deganaayeen wadank gaar ahaan gobolka Shabeela Hoose, ayaa waxa la shegayaa in qeybtii ugu danbeysay ciidankii ku xareysnaa ay Bililiqeyseen agabkii yaaley saldhigaas.

 

Saldhiga Balidoogle oo ku yaala gobolka Shabeelada Hoose ahna saldhiga ugu weyn ee ciidanka dowlada KMG ah ku leeyihiin gudaha wadanka Soomaaliya, ayaa mudooyinkan danbe ciidankii ku jirey waxa ay bilaabeen in ay halkaa isaga baxaan oo ay ka goostaan shaqada ciidan nimada.

 

Wararka aanu ka heleyno halkaas waxa ay sheegayaan in qeybtii ugu danbeysay ee ka tirsan ciidamadii ku xareysnaa halkaas ay bilaabeen maanta in ay Bililiqeystaan wixii qalab ahaa ee yaaley saldhiga.

 

Sidoo kale wararku waxa ay sheegayaan in ciidamadu ay fujisteen dhismayaal halkaa ku yaaley oo ka sameysnaa jiingado.

 

Waxaa maanta lagu arkayey Suuqa magaalada Wallaweyn ee gobolka shabeelada Hoose oo agabkii ay ciidanku ka soo bililiqeysteen saldhiga Balidoogle lagu xaraashayo halkaas.

 

Mar wax laga weydiiyey ciidanka maanta Bililiqeysey alaabtii iyo dhismayaashi saldhiga Bali doogle waxa ku kalifey waxa ay sheegeen in ayna mudooyinkan helin wax xuquuq ah ayna la soo gudboonaadeen daruufo adag oo ay u adkeysan waayeen. dowlada KMG ahna ay dayacdey oo noloshoodana kafaalo qaadi weydey.

 

Ciidamo ka tirsan kuwa dowlada KMG ah oo horey saldhiga Bali doogle looga furey tababar Melateri ayaa horey halkaa uga fakadey, ka dib markii Xoogaga Muqaawamada Soomaaliyeed ay dagaal culus halkaas ku qaadeen, oo ay la wareegeen dhamaan gacanta ku heynta saldhiga iyo wixii qalab milateri yaaley halkaas.

 

 

It is obvious the tax thing is a far-fetched dream.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this