General Duke Posted February 26, 2009 Cabdullahi Yusuf iyo Marti sharaf carbeed oo ka qeyb galay Xaflad ka dhacday Sanca (Sawiro) Thursday, February 26th, 2009 at 7:19 pm Ahmed Musse Horseed Media Sanca, Yemen Cabdullahi Yusuf Axmed, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo daawanaya Bandhig Faneedka Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya Md.Cabdullahi Yusuf Axmed iyo marti sharaf ka kala timid dalalka Carabta ayaa ka qeyb galay munaasabad ka dhacday magaalada Sanca ee caasimada dalka Yemen. Xafladan ayaa ah mid socon doonta Todobaadkan oo dhan waxaana soo qaban qaabiyey Dowlada Sucuudiga. Munaasabadan ayaa qeyb ka ah mahrajaan lagu soo bandigayo Dhaqanka dalka Sucuudiga iyo Carabta oo lagu qabanayo Asbuucan magaalada Sanca ee dalka Yemen. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdullahi Yusuf Axmed ayaa kamid ah marti sharafta Carbeed ee halkaasi lagu casumay, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaan waayadan lagu arag goobaha siyaasada ee Soomaaliya asagoo ku sugan dalka Yemen, halkaasi oo uu hada degen yahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 26, 2009 Marti sharaf ka kala timi dalalka Carabta oo ku sugan Xafladan 7da maalmood ka socon doonta magaalada Sanca ee dalka Yemen - HR Media Kooxo kala gedisan oo ka yimid dalka Sucuudiga oo mahrejaano kala gedisan kusoo bandhigay Xafladan balaaran - HR Media Sheikh Abdul-Aziz Khoja, Wasiirka Dhaqanka iyo Warfaafinta ee dalka Sucuudiga oo xaflada ku sugan - HR Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 26, 2009 Cabdullahi Yusuf Axmed ayaa xilka isaga degey bishii December ee 2008 kadib markii uu sheegay inuu ku guuleysan waayey inuu nabad kusoo dabaalo dalka Soomaaliya iyo dowladii Federaalka Soomaaliya oo kala qeybsantay. Cabdullahi Yusuf Axmed hogaamiyihii hore ee Soomaaliya ayaa xiligan ku sugan dalka Yemen, ayadoo todobaadyadan ay markale dagaalo ka bilowdeen magaalada Muqdisho, kadib markii uu halkaasi soo gaaray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Shiikh Shariif Axmed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 27, 2009 war odaygii cabdilahi yusuf yey inkaarqabihi mudug sookaan qurux badnaaday odaygii sanca wabu ku nastay Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 27, 2009 ^^^Adeer you need calm down with the curses you sould like a mistreated old wife. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 27, 2009 curses maha isaga sheegan jiiray inu aha inkaarqabihi mudug lol well C.yusuf yey is one of the most funniest somali siyaasiin the passed few years laakin wuu nastay odaygii so duke when will he be back in puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 27, 2009 ^^^Adeer President Yusuf is a great man, and yes he is resting well, and he will come to Puntland when he wants to insha Allah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted February 27, 2009 Isn't Sana the Arab Capital of Culture this year? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Meiji Posted February 27, 2009 Why isn't he enjoying his '''retirement'' in his country of birth? Scared for you-know-who? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 27, 2009 ^^^He can go anywhere he pleases, his place of Birth Nugaal region of Puntland is secure and its people are having a great time, but it might not have the theatres and cultural arena's of Sana, this is a personal choice and he has the right to go where ever he wants to go. Remember he oversaw the election of Dr Faroole in Puntland. Anyhow Meiji where is Xasan Dahir, Abdiqasin, Galaal, in their countries of Birth obviously they are not Somali's. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Meiji Posted February 27, 2009 Why should I care where those men are? Or is this a weak ''tit-for-tat'' attempt. Also, according to you and other diehard AY supporters, A.Yusuf is the ''father'' of ''Puntland state'', why shouldnt he ''retire'' in the ''state'' he created in his years of ''stateman''. Clearly there are contradictions in your own PR. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted February 27, 2009 ^That's the man's personal choice, and you are questioning someone's personal choice, and who are you, xoog badnidaa... muxuu halkaa u aadi waayay ama wuu baqaayaa iskaga hay un adiga Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 27, 2009 Meiji adeer no need to get upset, I am just showing you that Yusuf is not the only man outside the country. Some are waging Jihad on Mogadishu from Christian run Asmara. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Meiji Posted February 27, 2009 Let the man enjoy his ''retirement'' in the dustpin of history. We should not even be mentioning him, he is history. Tune your channel to 2009 sxb. Quote Share this post Link to post Share on other sites