Sign in to follow this  
General Duke

Galgala: More Al Shabaab militia killednd + more troops arrive

Recommended Posts

Dagaal xalay ka dhacay Galgala

 

Wararka aan Ka Helayno jiida hore ee Gal gala ayaa sheegaya in Habeenimadii Xalay ay Weerar ay ku soo Qaadayn ciidamada puntland kooxda la aamin sanyahay in ka tirsanyihiin alshabaab.

 

Weerarkaas ayaa Lagu waramayaa in ay Ku Geeryoodayn 8 ruux oo lix kamid ah ay yihiin alshabaab halka labda kalan ay yihiin askar Ciidamada puntland iyadoona Saraakiil aan la hadlnay ay ku wara mayn in ciidnka Daraawiishtu ay Dareemayn SharQanta maleeyshiyaadkaas isla markaasna ay ciidamdu heegan buuxa ay ugalayn sidii isku difaaci laa haayeen Ama ay udabar Goon lahaayeen kooxahaas Weerarka Qaawan ku soo Qaaday

 

Sargaal magciisa Qariyay oo ka tirsan ciidka puntland ayaa Tibaaxay in

Haatan ay howgalo lagu baadi goobayo kooxahaas ay ciidamadu ka wadaan aagga buurta Gal Gala oolagu tuhun san yahay in saldhig ay ku lee yihiin waxa uuna sargaalkani uu intaa ku Daray Tan iyo intii Gan saciid dheere uu la wareegay Hogaanka ciidmada Qalbka sida ee puntland waxa uu is badalo ku sameeyay Saraakiisha ciidamada iyo Qaabka ay ku hoowl galyaan ciidamd Daraawiishtaac

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamo Dheeraada Oo Lageeyay Galgala.

Posted by Ali on August 28th, 2010

 

Galgala(Puntlandi.com);-Wararka Naga soo gaaray Deegaanka Galgala ee Gobolka Bari ayaa ku soo waramaya in ay gaareen Ciidamo katirsan Daraawishta Puntland kuwaa oo loogu talagaly xoojinta ciidamadii horay ujoogay.

 

Goobjoogayaal ku jugan Galgala ayaa Puntlandi.com u sheegay in Deegaanka soo gaareen Madax katirsan Dawlada Puntland Saraakiil Ciidan iyo ciidamo horle.

Ciidamadan aya loogu talagaly dabargoynta haraaga maleeshiyaadkii ku soo duulay Gobolka Bari waxaana hogaaminaya madax katirsan Puntland.

Deegaanka Galgala oo Dawlada ka fulisay hawlgal dagaal ayaa maalmahii udanbeeyay waxaa ka soo cusboonaaday weeraro iyo qaraxyo lala beegsanayo ciidamada Dawlada puntland ee deegaankaa ku sugan.

Wararkale ayaa sheegay in Galgala gaareen Ciidamo uu horkacayo Gen.ilka Jiir wasiirka Arimaha gudaha oo uu wahliyo Gen.Siciid Dheere Taliyaha ciidanka Darawishta.

Puntlandi.com

 

Boosaaso@puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

^ Adeer wipe off your tears and hold yours. The militia in Galgala are indigenous clan of Western Bari, defending their country.

 

The war just begun

Share this post


Link to post
Share on other sites

The locals have been liberated by their state and no longer will Galgala be used as haven for Al Shabaab. Appeasers like Ahmed Diiriye have no room in the state of Puntland and we have learned from the mistakes of the south.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Major operation are over but the hunt for the terror chief and remaining militia will contour. These areas are remote and not easy to mavagate hence it will take some tome. But a war this is not all the major battles tool place in a single day and this group and their supporters in the Diaspora lack funds and man power.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this