Jacaylbaro Posted November 26, 2008 Wadahadaladii dhinacyada dowlada iyo isbahaysaiga dib u xoraynta garabka Jabuuti uga socda dalka Jabuuti ayaa xalay heshiis awood qeybo ah laga gaaray. Wadahadalaan oo maalintii shalay aheyd ay isku mari waayeen gudiyada siyaasadda qaabka loo qeybsanayo Awooda Barlamanka ay yeelantooda dowlada cusub ee ay wadaagayaan dhinacyada heshiiska uu uga socda dalka Jabuuti ayaa xalay waxaa magaaladaasi lagu gaaray heshiis balaaran. C/Raxmaan C/shukur Warsame oo ah hogaamiyaha xubnaha isbahaysiga dib u xoraynta uga qeyb galaya wadahadalada Jabuuti oo saakay aroor hore la hadlayay idaacada Shabelle gaar ahaan Barnaamijka Xulka wararka ayaa sheegay in qodabada lagu heshiiyay ay ka mid yihiin in 275-xubnood lagu kordhiyaa Barlamanka Hada jira oo 200-ay yihiin isbahaysiga halka 75-ta kalena ay noqonayaan Bulshada rayidka Ganacsatada iyo siyaasiinta qurba joogta ah. Xiligaasi kadib ayaa waxaa la sheegay in la isku keeni doono 275-xubnood oo ka socda Barlamanka KMG ee haatan jira iyo 275-ka socda isbahaysiga dib u xoraynta garabka Jabuuti kuwaasi oo la sheegay in ay soo dooranayan gudoomiyaha Barlamanka kaasi oo shaqeyn doona mudo labo sano ah. Barlamnakaasi ayaa la sheegay in uu yeelan doono madaxweyne kaasi oo soo magacaabi doona Raiisul wasaare,waxaana la sheegay in heshiiskaasi uu ku dhaqan gali doono mudo bil ah kadib. Sidoo kale C/raxmaan C/shakuur Warsame mar idaacada Shabelle ay wax ka weydiisay arinta ku aadan bxitaanbka ciidamada Ethiopia ayuu sheegay in heshiskii ay ciidamadaasi ku baxayeen uu wali sadiisii yahay islamarkaana ciidamada Ethiopia ay ka baxayaan gudaha dalka Soomaaliya. Dastuurka haatan u dagasan Barlamanka KMG ayaa la sheegay in gudi loo xil saaro doonao kaasi oo wax ka badalaya maadaama uu marxalad cusub galay,waxaana rintaasi loo xilsaara gudi ka shaqeeya oo wax ka badil doono mudo bil ah gudahood. Waxaa kale oo ka mid ahaa heshiiskii xalay in maxkamad loo xil saaro sidii ay u baari laheeyd dambiyda Caalamiga islamarkaana la qabto shir looga hadlayo arimahaasi,waxaana la sheegayaa in heshiiskani maanta barqadii si toos ah loo saxiixayo oo qalinka lagu duugo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaq Posted November 26, 2008 550 seats. is there a building in Somalia big enough to fit them? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 26, 2008 United States of Somalia, even America doesn't have that number! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 26, 2008 war kuwii way ka soo darayaan dee maalin kasta ba filin cusub Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 26, 2008 Xaaji, waxaan u maleenayay inaad mar tiri arrimaha Soomaaliya waxba igama galin, xageen kuugu hagaagaa saaxiiboow Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted November 26, 2008 With the technology of today everyone can be a xildhibaan. We can have a parliament of 20 million people and we will vote with our computers. IT peoples can you do this? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liqaye Posted November 26, 2008 How will that number of mp help bring about peace in somalia may any one explain? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liqaye Posted November 26, 2008 How will that number of mp help bring about peace in somalia may any one explain? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted November 26, 2008 They might have double posts for each ministry/office. One minister will work from monday-wednesday and the other will work on thursday, saturday and sunday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted November 26, 2008 Deputy 550 people who otherwise would have been unemployed will have jobs. Think of all the second wives and the children and qaraabo that will benefit from this. Originally posted by B_G: They might have double posts for each ministry/office. One minister will work from monday-wednesday and the other will work on thursday, saturday and sunday. lol...to undo what the other did I guess. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted November 26, 2008 So this is what a shared rule mean, 275 [tfg]and 275 [lslamist courts], knowing Somalis every tuulo or qabiil, sub-qabiil will want a seat or else! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 26, 2008 Originally posted by Xaq: 550 seats. is there a building in Somalia big enough to fit them? lol...malla yaabtay? QUOTE]Originally posted by nuune: United States of Somalia, even America doesn't have that number! 275 +ka ayaanba awal la yaabanaa waaba hadda iyo double... Toloow haddii Waqooyi iyo Jacaylbaro oggolaadaan inay soo noqdaan ma another 550 baa lagu darayaa? Wuxuu waalanaa waa jago iyo kursigu ha socdo... Ilaahoow Caqli noo yeel. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 26, 2008 ^^ Sxb, Ilaahoow mey thousand MP ka dhigaan, bal nabad un ha ku soo dabaalaan wadanka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 26, 2008 Waar anagu maxaanu soo doonaynaa kuwii horeba kuraas iyo meel qaadda looma hayee ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 26, 2008 Originally posted by nuune: ^^ Sxb, Ilaahoow mey thousand MP ka dhigaan, bal nabad un ha ku soo dabaalaan wadanka. Nabad kastaa sii waari mayso haddaan caddaaladi ku xigin..........I think saaxiib all this mayhem was caused by lack of justice. Quote Share this post Link to post Share on other sites