MR ORGILAQE Posted December 1, 2004 Seddexda Ra’iisul Wasaare ku xigeen 1- Ismaaciil Maxamuud (Buubaa) Ra’iisul Wasaare ku xigeen ahna wasiir 2- Maxamed Qanyare Afrax Ra’iisul Wasaare ku xigeen ahna wasiir 3-Xasan Maxamed Nuur Shaati gaduud Ra’iisul Wasaare ku xigeen ahan wasiir Magacyada Wasiirada 1- wasiirka Arimaha Dibada Cabdulaahi Sheikh Cismaaciil 2. Wasiirka Maliyada Saalim Caliyoow Ibroow 3- Wasiirka Arimaha Gudaha Xuseen Maxamed Ceydiid 5- Jen, Jen:Ismaaciil Qaasim Naaji Wasiirka Gaashaandhiga 5-Wasiirka Diinta iyo owqaafka Sheekh Aadan Max’ed Nuur (Sh. Madoobe). 6-Xasan Abshir Faarax wasiirka Dakadaha 8- Injineer Muunye Saciid wasiirka Qeyradka iyo Badda 9- Moowliid Macaan Wasiirka Isboortiga 10- Cumar Xaashi Aadan Wasiirka Lacagta 11- C/kariin Axmed Cali wasiir Dalxiis-ka 12- Xuseen Ceelaabe Faahiye wasiir Macdanta iyo Biyaha 13- Col. Axmed Cumar Jees Wasiir Madaxtooyadda 14- Xsan Dhimbil wasiir Dib u dejinta iyo Horumarinta Reer Miyigga 15- Maxamed Maxamud Gacma dheere wsiirka boosstadda iyo isgaarsiinta 16- Jeylaani Cali kediye Wasiirka Dib u dhiska 17- Maxamed Cabdulahi Jaamac Sifir Wasiirka waxbarashadda Liiskaan lama huba in ay sidaan u noqon doonaan wasiirada ayadoona qaar ka mid ah noqondoonaan in leysku badala Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nationalist Posted December 1, 2004 This list isn't right. Col Ahmed Umar Jess as the minister of presidency? I don't think so. Besides the three deputy prime ministers have the portfolio ministries of interior, defense and finance. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MR ORGILAQE Posted December 1, 2004 this is only a leaked list and not not necesaary correct Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted December 1, 2004 7 Nin uun baa ka sax ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted December 2, 2004 4 Accurate and Important cabinet positions list. . 1-Wasiirka Arrimaha Dibedda, Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil 2-Wasiirka Maaliyadda, Saalim Caliyow Ibrow 3-Wasiirka Gaashaan dhigga, General Cabdiraxmaan Maxamuud Cali 4-Wasiirka Beeraha Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud)----------------------------- The Rest and All: 1-Wasaaradda Arrimaha Dibedda Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil 2-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) 3-Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta Yuusuf Axmed Maxamed 4-Wasaaradda Beeraha Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud) 5-Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Cali Axmed Jaamac (Jangali) 6-Wasaaradda Caafimaadka Cabdicasiis Sh.Yuusuf 7-Wasaaradda Dalxiiska iyo ilaalinta Deegaanka Maxamed Maxamuud Xayd 8-Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Cabdalla Deeroow ***** 9-Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Maxamed Warsame Cali 10-Wasaaradda Dib u Dhiska iyo Dib u Dejinta Barre Aadan Shire ( Hiiraale) 11-Wasaaradda Gaashaan dhigga Cabdiraxmaan Maxamuud Cali 12-Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Cali Ismaaciil Cabdi Giir 13-Wasaaradda Ganacsiga Muuse Suudi Yalaxoow 14-Wasaaradda Garsoorka Sh.Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) 15-Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta Cusmaan Xasan Cali (Caato) 16-Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare Xuseen Maxamuud Sh.Xuseen 17-Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Daryeelka Qoyska Fawsiya Maxamed Shiikh 18-Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Xuseen Ceelaabe Faahiye 19-Wasaaradda Dhaqan celinta iyo Tababarada Maleeshiyooyinka Maxamed Bootaan 20-Wasaaradda Iskaashiga Gobolka Ismaaciil M.Hurre Buubaa 21-Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Xasan Abshir Faarax 22-Wasaaradda Maaliyadda Saalim Caliyow Ibrow 23-Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdirisaaq Cusmaan Xasan 24-Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Ibraahim Aadan Xasan 25-Wasaaradda Warfaafinta Cali Faqi 26-Wasaaradda Warshadaha Cabdi Maxamed Tarrax 27-Wasaaradda Waxbarashada Cali Cabdullaahi Cosoble F.G: Afarta Wasiir ee Dhimman dib ayaa laga soo magacaabayaa.............................. News In IRIN: NAIROBI, 1 December (IRIN) - The interim prime minister of Somalia, Ali Muhammad Gedi, on Wednesday named a partial-government of 27 ministers who immediately took oath of office at a ceremony attended by President Abdullahi Yusuf Ahmed in the Kenyan capital, Nairobi. Gedi's director of communications, Hussein Jabiri, told IRIN that the full government would consist of 31 ministers, 31 vice-ministers and five state ministers. The rest of the cabinet along with the vice-ministers, he said, would be named "within a few days". "After long consultations with the various Somali parties, the prime minister has come up with a broad-based, all-inclusive cabinet," Jabiri said. All Somali factions, he added, were represented in the new cabinet, with some faction leaders being given important ministry positions. Quote Share this post Link to post Share on other sites