Saalax Posted February 23, 2010 WEFTI BALAADHAN OO KU SOO FOOLE CEERIGAABO OO SI WEYN LOOGU DIYAARGAROOBEY IYO DHISMAHA DEKADA MAYDH waxaan ayaamahan olole aad u balaadhan loogu jiray in Deked iyo Wado laami ah loo sameeyo Magaalada Maydh wadadaas oo iyana isku xidhaysa Ceerigaabo iyo maydh hadaba wefti ku soo fool leh gobolka Sanaag ayaa Saacadahan soo socda rajaynayaa inay soo gaadhaan magaala madaxda Gob. Sanaag ceerigaabo wetigaas oo ay hogaaminayaan Suldaan Maxmed Suldaan Xirsi C/qani iyo Suldaan Rashiid Suldaan Cali ducaale iyo koox saladiin ah oo wehelisa socdaalka Salaadiinta oo ah mid beryaahanba la sugayeyey kuwan wajan sidii gobolka sanaag loogu dhisi lahaa dekeda maydh iyo wado oo ay dadweynaha reer sanaag beryahanba ku taamayeen sidii dekedaa loo dhisi laha dekedan ayaa ahaanjirtay dekedihii qarniyadii la soo dhaafay kuwa ugu caansan dalkii Somalia ka din intii burburku dhacay waxay ahayd dhulkii uu burbur aadka u saameeyey loogana wareegey dekedaha kale ee casriga ah, sababaha ugu weyn ee keentay inay xidhanto dekedi ay tahay wado xumo iyo dekeda oo ahayd deked qadiim ah oo kooban aanayna u suuragal ahayn inay ku soo xidhaan gaadiidka waaweyn . hadaba weftigan ayaa u socda budshigii Aasaaska bilawga dhismaha dekeda Maydh iyo wadada isku xidhi lahay ceerigaabo iyo maydh. aritaas ayaa yididiilo gelisay nolosha dadweyna reer Sanaag dalka idilkiisba, gobolkan oo ah mid ka ugu khayraadka badan , daruufaha isgaadhsiineed darteedna ay sababtay in laga faaiidaysan kariwaayo. dadii uu helo kaabayaasha noloshuna ay keenayso isbedel gebi ahaantiisba Sanaag.org Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 23, 2010 The Ancient holy port town of Maydh shall awake inshallah, this place alongside with Baligubadle were the only two places SNM found safety in duringt the long 1981-1988 period, and infact it was the small port of Maydh SNM were docking weapons from when berbera was controlled by the former SNA regime, god bless Maydh, and the many ancestors of many groups of somaliland are buried there such a Ancient unique place alongside Zeila, Berbera , another 2 ancient places. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 23, 2010 MAHADNAQ LOO SOO JEEDIYEY URURKA DHISMAHA DEKEDA MAYDH MAHADNAQ LOO SOO JEEDIYEY URURKA DHISMAHA DEKEDA MAYDH Geesiga dhulkiis Guusha u Horseeda.... dedaal dheeraad ah oo ay si xilkasnimo ku dheehan yahay oo ay sameyeen dhalinta qurba jooga ah oo xil weyn iska saaray kuwaas oo geed dheer iyo geed gaabanba u fuulay sidii shacab reer sanaag u heli lahaayeen deked iyo wado taas oo ahayd markii ugu horaysay ee ay dadweynaha gobolku ka dhabeeyaan dedaalkooda kuwaas oo dhowaan dhagaxa la dhigi doono hadaba taariikhdi ninba waxbay ku xustaa tolow maanta yaa ka geliya kii xaqiijin lahaa ama archeive-yada loogu kaydin Geesiyaashii Horumarka Gobolka Sanaag?? waa calaamad Su'aal u taagan oo lagaga abaal marinayo mid kasta oo dalkiis wax u qabtay hadaba iyda oo ay taariikhdu u kala qorayso sida loogu kala dheereeyo ayay dhalintan kor ku xusani iyo xubno kale oo aan shaashada ka muuqan ay u hanbalyaynayaan shacabka reer Sanaag waxayna ku dhiiri gelinayaan inaanay dedaalkooda ka caajisin kana gaabin laguna garab joogo abaalna ya ku leeyihiin dhamaan xubnihii dhaqaalaha ka geystay iyo cid walba oo ka qayb qaadatay liiska dadkii ka midha dhalliyey 1- c/dale cali cigaal 2-aniis maxamed ismaaciil 3-AxmedFaais Maxmed Cali naahi 4-maxmed xasan Dheere (Maxed Ceergaabo 5-axmed c/laahi warsame (axmed Qallax) 6-Gud c/raxmaan ducaale Daamir 7- nuur Cilmi 8-was/maaliyda xuseen cali ducaale 9-suldaan rashiid suldan cali ducale 10- suldaan Maxamed Xirsi qani 11- Maayar Ismaciil X nuur 12- Ibraahim Faarax joog 13-naasir cali jaamac Colaad dhamaan waxay reer sanaag mahadnaq u jeedinyaad dadkan kor ku xusan iyo kuwa kale aan halkan lagu sheegin ee ka qayb qaatay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted February 23, 2010 this is very good move, good for the region and for somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 23, 2010 Indeed it's a good move the bari somalilanders also need a functioning port then we will no longer rely on berbera in the far galbeed, and could pave the way for a massive trade and development in Sanaag and Sool,Togdheer. :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted February 23, 2010 but a port cannot function unlss proper roads are built and that is what isolates sanaag from the rest of the country lack of roads. sanaag has huge commertial potencial in the future and its time the admin and the people started to develope this beautifull region. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 23, 2010 ^^^^ sxb thats why a road connecting Togdheer- Yufleh - Ceerigaabo - Maydh is under the way, i agree sanaag needs to be developed it's the biggest region in somaliland and properly also the region with the most resources. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted February 23, 2010 bakh bakh iyo waali!! mid duulay iyo geed hostiis seexday oo riyo ku sheekaysanaaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 23, 2010 ^^^^^ Amigo this thread is about Sanaag not Desert Bari bear in mind. :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted February 23, 2010 Sucaad, wax caagaran meesha kuma arkin, maydhna waa mayd. :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 23, 2010 Sayyida Somale Speak for yourself just because Bari is a desert doesn't mean the holy town of Maydh is a desert. Maydh District. :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted February 23, 2010 BARI IYO SANAAG AYUU YARKU IS KU KHALDAY, EE ISKA DAA Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted February 23, 2010 this is maydh mate pictures of Daalo mountains or Ceel madow are not maydh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted February 23, 2010 and since was daalo part of Bari?? last time i check maydh daallo and ceerigabo were all part of beautifull somaliland gobol call sanaag Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted February 23, 2010 warya aamus - yaa ku yidhi ila hadal - haddan amusin qorigan baan afka kaa gelin Quote Share this post Link to post Share on other sites