Gabbal Posted December 11, 2005 Shir Lagu Taageerayo Gudoomiyaha Gobalka GEDO Oo Ka Dhacay Columbus, OHIO Shir lagu taageerayo gudoomiyaha cusub ee gobalka GEDO Mudane Xuseen Sh.Cabdi Ismaaciill (Fareey) ayaa lagu qabtay magaalada Columbus, OHIO. Waxay dhamaan dadkii ka soo qeyb galay shirkaasu ay go'aansadeen inay jaaliyadu ay hiil iyo hooba ay la garab istaagaan maamulka cusub ee gobalka GEDO. Waxaana loogu baaqaya in shacabka GEDO ay la shaqeyaan maamulka cusub si gobalku loogu dabaalo horumar iyo wado noolaasho. Waxaana ilaahey ugu rajeynayaa inuu noqodo midkii noqdo inuu guto xilkiisa si daacadnimo ah isla markaana soo afjaro khilaafaadkii ka jiri jiray gobalka GEDO. Chief Adan-Barre Axmed Seed- Wakiilka Ugaaska 1. Gov. Xaaji Cali-Xaashi Maxamed Adan 2. Amb.Adan Xirsi Ciise (Sandheere) 3. Xildhibaan Xaaji Nuur Cali Xasan (Nuur-Gaab) 4. Maareye Guud,Cabdullahi Xaashi Waranle 5. Xasan Cali Cumar-Gudoomiyaha Somali Community, Columbus, OHIO 6. Col.Xaashi Cali-Mire Maxamed 7. Xaydar Cali-Dhuux Cumar Cilmi 8. Xasan Xaashi Dhoore 9. Col.Cabdi Xaashi Dhoore 9. Ibraahim Yusuf Holosh (Ibraahim Dheere) 10.Col. Maxamed Dauud Cilmi 11.Col.Ibaraahim Shire Warsame 12.Col.Ibraahim Guulwade 13. Cali Sheekh Axmed-(Cali Taar) 14. Col.Cabdullahi Muuse Dhadoon (Kashiido) 15. Col. Ibraahim Guleed Jucfe 16. Duuliye Sare Cali Garaad Axmed 17. Xaaji Axmed Macallin Juquraafi 18. Cabdi Jaamac Guunguune 19. Cabdirashid Cali-Dhuux Cumar 20. Eng. Maxamed Cali Xaashi 21. Mahad Wadeeco allah 22. Col.Xuseen Sh.Cabdullahi 23. Axmed Shire Deer -Dhagacadde 24. Axmed Nuunow Barre 25. Col.Yusuf Farax Xasan (Garaaso) 26. Col.Cismaan Xandulle Guule 27. Sh.Xasan Cali Xirsi Base 28. Adan Xaashi Axmed DHabacadeeye 29. Cali Xaashi Axmed Dhabacadeeye 30. Maxamed Cabdullahi Faarax 31. Maxamed Cali-Qamaan Guleed Jucfe 32. Saahid Qodob Cali-Gurxan Jucfe 33. Cabdul Adan Biixi Ilaawe 34. Cabdi warsame Xirsi Deer 35. Maxamed Faarax Buraale 36. Axmed Maxamuud Dirir 37. Nuur Cali Caabi (Qaxooti) Jees Gedonet, Columbus Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted December 11, 2005 Hambalyo reer Gedo. Wa marka keliya ay wax qura kulligood isku raaceen. Good start! Allamagan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yeniceri Posted December 11, 2005 ^^ True say. Hambalyo is definitely in order. Let's hope that the governor-elect will bear fruit for his new administration, with so much support from the community. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted December 11, 2005 Am sure he will do fine because he has the support of the people of that Region . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Temujin Posted December 12, 2005 Congrajulations! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted December 12, 2005 Hope Allah Almighty assists and guides him as he kicks off his agenda of finding solutions to the problems in the region Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted December 13, 2005 Talaado, Dec 13, 2005 Allgedo! News, Sunday, Dec. 11, 2005 C/Qaadir Cusmaan Jaamac oo ah Aqoonyahan Degan deg B/dheere Ayaa shaaca ka qaadey inuu yahay Musharaxa Jagada Gudoomiyaha G/Gedo. What is this all about? I thought the case was closed when the governor was elected. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted December 13, 2005 ^It's only Monday December 12th today. It's probably an internet phenomenon. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted December 13, 2005 The deed is done. Xaflad Lagu Maamuusayo Barasaabka Gobalka GEDO Oo Lagu Guda Jiro Guddigii loo xilsaaray xafladda lagu maamuusayo gudoomiyaha cusub ee gobalka GEDO ayaa si habsami ugu guda jira qabanqaabada xafladda. Mid ka mid ah guddiga qabanqaabada xafladda oo xalay u waramayey GEDONET ayaa shaaca ka qaaday inay dadweyne badan oo ka mid yihiin nabadoono, waxgarad iyo dhammaan qeybaha kale duwan ee bulshaweynta gobalka GEDO iyo weliba xildhibaanada ka socda dowladda federaalka ku meel gaarka ah ay ka soo qeyb gali doonaan Xafladan. Wasiirka ku xigeenka garsoorka Xildhibaan Yusuf Maxamed Cabdiqadir (Kaanti), Xidhibaan Xasan Cabdi Xiiray (Deer), Xildhibaan Nuur Mataan Biriq, Xildhibaan Xuseen Cadaawe, waxgaradka,culumaadiinka, haweenka, maamulada degmooyinka iyo dadweyne badan oo kakala imaan degmooyinka iyo degaanada gobalka GEDO ayaa la filaya inay ayaguna ka soo qeyb galaan xafladda oo aan weli waqtigeedii la cayimin. Xildhibaano kale oo ayaguna ka imaan magaalada Jowhar ayaa ayaguna la filayaa inay imaan doonaa caasimada gobalka GEDO si ay ugu qeyb galaan xafladda. Afhayeenka xafladdu waxaa kale oo uu sheegay inay martiqaad u direen masuuliyiin sarsare oo ka tirsan isbaheysiga dooxada jubba. Dhanka kale, waxaa ka socda magaalada G/Haarey dib u habeyntii xafiiskii iyo hoygii gudoomiyaha gobalka GEDO oo ay kaalin weyn ka qaateen maamulka degmada G/Haarey iyo waxgarad iyo ganacsatada magaalada G/Haarey. Xafladda lagu maamuusayo mudane Xuseen Fareey ayaa waxaa akhristayaasha Gedonet ay ka dhageysan doonaan idaacada gobalka GEDO oo laga dhageysan karo www.radiogedo.com iyo GEDONET. Xamdi-Yare Gedonet Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted December 13, 2005 Isbaheysiga Dooxada Jubba Oo Maalgelinaya Maamulka Cusub Ee Gobalka GEDO Wararka imaanaya magaalada Kismaayo oo xarun u ah isbaheysiga dooxada jubba ayaa sheegaya in maamulka sare ee isbaheysigaas ay maalgelin doonaan maamulka cusub ee gobalka GEDO oo madaxda ka yahay Mudane Xussen Sh.Cabdi Ismaaciil (Fareey). Maamulka gobalka GEDO ayaa in dhoweydba xiiiro kale duwan la sameynayey madaxda isbaheysiga dooxada Jubba si taageero dhaqaale ugu helaan loona taabogeliyo hirgelinta qorshaha maamulka gobalka GEDO oo ka mid ah goballada ay sida aadka u ah u aafeeyeen dagaaladii sokeeye ee ka dhacahayey dalka Soomaliya. Afhayeen u hadlay isbaheysiga ayaa shaaca ka qaaday inay soo dhowaynayaan maamulka Xuseen Fareey ayna si weyn ula shaqeyn doonaan ayna markastaba garab istaagi doonaan. Afhayeenku oo hadalkiisa sii wata ayaa waxaa uu GEDONET u sheegay inay ay ugu deeqi doonaan Gaadiid uu isticmaalo maamulka gobalka,deriska ciidamada aminga iyo baabuuro kale oo ay ciidamada amniga gobalka ay isticmaali doonaan, dhowaan la soo gaarsiin doono waa sida uu hadalka u dhigaye afhayeenku. Afhayeenku waxaa kale oo intaas ku daray inuu gudoomiyaha gobalka GEDO uu dhowaan imaan doono magaalada Kismaayo si uu uga hadlo madaxda isbaheysiga dooxada jubba baahida iyo waxyaabaha ay u baahan yihiin in maamulka GEDO laga caawiyo. Xamdi-yare Gedonet Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted December 13, 2005 I hope so...! Quote Share this post Link to post Share on other sites