Xudeedi Posted July 27, 2010 Halkan ka Dhegeyso waraysiga Xildhibaan Caasha Axmed Cabdalla Nairobi (laasqoray Online) – Xildhibaan Caasha Axmed Cabdalla oo joogta magaalada Nayroobi ee dalka kenya ayaa waraysi kaga hadlaysa dagaallada ka dhacay degaannada Galgala iyo Karin ee Puntland. Xildhibaanadda ayaa ku baaqday in arrinta nabad lagu dhammeeyo, odayaasha iyo cuqaashuna xil iska saaraan ammaanka dalka. Halkan ka Dhegeyso waraysiga Xildhibaan Caasha Axmed Cabdalla Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted July 27, 2010 audio http://www.laasqoray.org/press/?p=7258 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted July 27, 2010 Habar fadhida lagdin la fududaa! This woman is claiming Atom ain't Shabaab. Talk about shooting yourself in the foot. Inform yourself about the issue before you open your mouth woman. Quote Share this post Link to post Share on other sites