Taleexi Posted March 22, 2006 Siyaasadda Naca ku Qotonta ee Hoggaanka Xisbiga UCID Yuusuf Waaberi [16/03/06] Tan iyo intii dagaalada sokeeye ka bilaabmeen Soomaaliya waxa xalaaloobay waxa loo yaqaanno naca (Hate). Waxa shacabka la dhex dhigay qabyaalad aan hore loo arag. Mudadaas waxa soo baxay niman isku sheegga siyaasiyiin, hase yeeshee, waxa keliya ee malaha ay yaqaannaan uu yahay anaggoo reer hebel ah iyo in Soomaalida kale faraha ay ku fiiqaan. Kuwaas oo runtii la odhan karo waa kuwa dhaxalsiiyay Soomaalida meesha ay maanta ku sugan tahay. Waa mashaqada ay Soomaaliyi maanta la il daran tahay! Dhibaato dad ku habsata malahayga waxa ugu daran hoggan xumo ama la’aanba. Waa tii hore loo yidhi: “wixii kalaa lagaa caawiyaa cidi ku siisaaye, calankaa jeb waa hoggaankoo caajis kaa galaye. Maqaalkan waxa aan jecelahay in aan si kooban ugu soo qaato xisbiga Ucid oo ah xisbiga 3aad ee Somaliland oo qiyaastayda safka koowaad kaga jira beerista, buunbuuninta iyo kala geynta qabaa’ilka Soomaaliyeed. Xisbigaas waxa hogaamiya Faysal Cali Waraabe, waxaana xoghaye ka ah Axmed M. Geeddi (Sanjab). Qoraalkan oo dhan ka daalaco halkan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duco Qabe Posted March 27, 2006 This an excellent article. Waa run sheeg. Kudos to the author. It is true that both the gentelmen profiled are xenophobes who deserve to be shipped out from the country. I usually do not visit Somaliweyn, but if such articles are published there I shal visit them more often in the future. Duco Qabe Quote Share this post Link to post Share on other sites