Jacaylbaro Posted September 12, 2007 hadhwanaag 2007-09-12 (Hadhwanaagnews) Burco(HWN) Mudaharaad baladhan ayaa saaka subaxii hore ka bilaabamy magalada Burco ee gobolka togdheer. Mudaraadkan oo wali socda waxa ka qayb galay dhamaan bulshada ku dhaqan gobolkta ardayda dugsiyada Haweenka iyo kumaankum ka mida shacab magaalada Burco Mudaharaadkan oo lagaga soo horjeedo siyaasiyinta urur siyaasadeedka aan diwaan gashayn ee qaran ee ku kira xabsiga magaalada mandheer . waxa uu wali ka socdaa dhamaan daafyaha magaaalada Burco. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 12, 2007 Hargeysa (SDWO - 12/09/07)- Mudahaaraado aad u balaadhan ayaa saaka 8 subaxnimo saacada geeska afrika ka bilaabmay magaalooyinka waaweeyn ee somaliland gaar ahaa Hargeysa iyo Burco. Mudahraad balaadhan ayaa saaka ka dhacay agagaarka madaxtooyada Somaliland inkastoo aan dadka loo ogolaan inay ku dhowaadaan xarunta madaxtooyada oo ay u socdeen ka dib markii ciidamada duub casta oo ku hubaysan baabuur tikniko ah ay labada dhanba ka xidheen wadada hor marta qasirga madaxtooyada. Dadkan oo siday boobadh kala duwan oo ay ku xardhanaayeen eryo kala duwan oo ay ka mid yahiin in la sii daayo siyaasiyiinta ururka Qaran, iyo inuu madaxweyne Rayaale fulinwaayey heshiiskii ay go,aamiyeen gudidii dhexdhexaadinta golayaasha qaranka oo iyagu shir jaraaid oo ay qabteen ku sheegay inay quus ka joogaan sidaas darteedna ay ka dhexbaxeen arintii dhexdhexaadinta. Waxa dadka barxada weyn ee halkii la odhanjiray gobolka kula hadlay masuuliyiin ay ka mid yahiin Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Siilaanyo iyo Maxamed Kaahin. Dhinac kale mudahaard weyn oo ka sii balaadhan kan Hargeysa ayaa isaguna saaka ka dhacay magaalada Burco iyagoo dadku ku soo wareegay wadooyinka waaweeyn ee magalada iyagoo sita boodhadh kala duwan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 12, 2007 MORE PICS: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted September 12, 2007 <img src=" "]http://www.sdwo.com/images/Mudaharad7.JPG" alt="" /> Hargeisa ma toostay; Hogaanka xun ma diiday!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 12, 2007 Hargeysi ma toostay Hogaanka ma diiday waxay hibanayso hagaag ma u sheegtay what a memories ........... that was 1982 ...... it seems it is coming round again. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 12, 2007 Mudane Siilaanyo Muj. Abdirahman Aw Ali Muj. Muse Biixi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted September 12, 2007 Better than resorting to bullets! Good for them Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 12, 2007 I like ciidanka gaashaaman ee meesha la keenay, waxaase is weydiin leh dadka miyey rabaan inay ulahaas la dhacaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted September 12, 2007 Originally posted by Abwaan: I like ciidanka gaashaaman ee meesha la keenay, waxaase is weydiin leh dadka miyey rabaan inay ulahaas la dhacaan? Ma ka cabsatey?... Quote Share this post Link to post Share on other sites