Sign in to follow this  
OLOL

Yeey's clique and their Hallmark Nepotism exposed

Recommended Posts

OLOL   

This is an excerpt of an interesting and eye-opening article on Mudulood.com

 

Reer Dhuusamareeb iyo Reer Puntland war baa isugu laaban.

 

http://www.mudulood.com/OpinionPage1140.htm

 

 

" Waxaanse rabaa inaan hal mid cad oo sax ah oo xasaasi ah (concrete, critical and concise) ugu bishaareeyo Soomaaliya weligeed kama dhalan doonto dowlad inta ay sidaas u hanqaltaagayaan waayo siduu sawiray Amiin Caamir ummadda Soomaaliyeed ee maanta joogtaa waa ummad indhaheedu balaqan yihiin, ummaddii ku hoos jirtay xukuumadihii lixdamaadkii waxay ahaayeen ummad indhaha deyn looga qaatay ee aan loo soo celin siduu Yaxaasku ku sameeyey Dawacada, nidaamka dowladnimo ee Maxamuud iyo ragiisu jecel yihiin waa nooca hoos ku lifaaqan:

 

 

1. Yuusuf Cumar Al-Azhari – La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca siyaasada

 

2. Jamaal Cumar – La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca sharciga

 

3. Yuusuf Cusmaan Baribari – Afhayeenka Madaxweynaha

 

4. Cabdirashiid Seed – Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada

 

5. Daahir Mire Jibriil – Agaasimaha Madaxtooyada

 

6. Axmed Yuusuf – Xoghaynta gaarka ah ee Madaxweynaha

 

7. Cabdullaahi Dheere – Madaxa ilaalada Madaxweynaha

 

8. Axmed Cabdullaahi Yuusuf – wiilka Madaxweynaha, ahna qasniga Madaxtooyada

 

9. Yuusuf Weyrax – La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca Dhaqaalaha

 

10. Xasan Cali Yuusuf – Madaxa borotokoolka Madaxweynaha

 

11. Hibo Maxamed Cilmi - La Taliyaha Madaxweynaha ee dhinaca xiriirka

 

Kow iyo toban koodu waa caa’ilada hoose ee YEEY "

 

 

Another interesting paragraph and I qoute

 

"Balse sirtu intaas waa ka weyn tahay, wuxuu Maxamuud ku jiraa shufto aqoonyahanno sheegta oo mar kasta dadka internetka akhrista u sheega inay qabaan baahi dowladnimo, laakiin baahida ay hadda sheeganayaan kuma jirin markii Djibouti Madaxweynaha loogu doortay Dr. C/qaasim Salaad Xasan, sida ka muuqata baahida waxay dareemeen markii la doortay ina adeerkood Col. C/laahi Yuusuf oo ay aaminsan yihiin inuu ka wada dhigi doono Wasiiro, Wasiir ku xigeenno, Agaasimeyaal guud, Safiirro, Qunsullo, Isuduweyaal, Maareeyeyaasha wakaaladaha, loona gacan gelin doono dalka kadib marka Itoobiya ay u qabato, baahida Maxamuud iyo kooxdiisu sheeganayaan waa baahidaas, waxay baahi u qabaan inay dadka u dowladeeyaan oo madax u noqdaan oo dadka xoolihiisa la dhaco, laguna boobo qaab canshuureed sida ka dhacday Boosaaso ee baahi uma qabaan inay dalka badbaadiyaan oo nabaddiisa hagaajiyaan, dhaqaalihiisa kobciyaan, horumar gaarsiiyaan ‘Boosaaso ayaan boobay maxaa Banaadir iga galay’.

"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this