OLOL Posted July 8, 2005 This is an excerpt of an interesting and eye-opening article on Mudulood.com Reer Dhuusamareeb iyo Reer Puntland war baa isugu laaban. http://www.mudulood.com/OpinionPage1140.htm " Waxaanse rabaa inaan hal mid cad oo sax ah oo xasaasi ah (concrete, critical and concise) ugu bishaareeyo Soomaaliya weligeed kama dhalan doonto dowlad inta ay sidaas u hanqaltaagayaan waayo siduu sawiray Amiin Caamir ummadda Soomaaliyeed ee maanta joogtaa waa ummad indhaheedu balaqan yihiin, ummaddii ku hoos jirtay xukuumadihii lixdamaadkii waxay ahaayeen ummad indhaha deyn looga qaatay ee aan loo soo celin siduu Yaxaasku ku sameeyey Dawacada, nidaamka dowladnimo ee Maxamuud iyo ragiisu jecel yihiin waa nooca hoos ku lifaaqan: 1. Yuusuf Cumar Al-Azhari – La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca siyaasada 2. Jamaal Cumar – La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca sharciga 3. Yuusuf Cusmaan Baribari – Afhayeenka Madaxweynaha 4. Cabdirashiid Seed – Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada 5. Daahir Mire Jibriil – Agaasimaha Madaxtooyada 6. Axmed Yuusuf – Xoghaynta gaarka ah ee Madaxweynaha 7. Cabdullaahi Dheere – Madaxa ilaalada Madaxweynaha 8. Axmed Cabdullaahi Yuusuf – wiilka Madaxweynaha, ahna qasniga Madaxtooyada 9. Yuusuf Weyrax – La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca Dhaqaalaha 10. Xasan Cali Yuusuf – Madaxa borotokoolka Madaxweynaha 11. Hibo Maxamed Cilmi - La Taliyaha Madaxweynaha ee dhinaca xiriirka Kow iyo toban koodu waa caa’ilada hoose ee YEEY " Another interesting paragraph and I qoute "Balse sirtu intaas waa ka weyn tahay, wuxuu Maxamuud ku jiraa shufto aqoonyahanno sheegta oo mar kasta dadka internetka akhrista u sheega inay qabaan baahi dowladnimo, laakiin baahida ay hadda sheeganayaan kuma jirin markii Djibouti Madaxweynaha loogu doortay Dr. C/qaasim Salaad Xasan, sida ka muuqata baahida waxay dareemeen markii la doortay ina adeerkood Col. C/laahi Yuusuf oo ay aaminsan yihiin inuu ka wada dhigi doono Wasiiro, Wasiir ku xigeenno, Agaasimeyaal guud, Safiirro, Qunsullo, Isuduweyaal, Maareeyeyaasha wakaaladaha, loona gacan gelin doono dalka kadib marka Itoobiya ay u qabato, baahida Maxamuud iyo kooxdiisu sheeganayaan waa baahidaas, waxay baahi u qabaan inay dadka u dowladeeyaan oo madax u noqdaan oo dadka xoolihiisa la dhaco, laguna boobo qaab canshuureed sida ka dhacday Boosaaso ee baahi uma qabaan inay dalka badbaadiyaan oo nabaddiisa hagaajiyaan, dhaqaalihiisa kobciyaan, horumar gaarsiiyaan ‘Boosaaso ayaan boobay maxaa Banaadir iga galay’. " Quote Share this post Link to post Share on other sites