Ebyan Posted January 22, 2007 LoooooooooooooL. I respect K'naan, but he's speaking out of his behind. Cleaned up the country kulahaa, they cleaned up Mogadishu, not Somalia. And since when was Abdullahi Yusuf involved in Blackhawk Down? Criminality and incompetence my foot..Yeah and the courts was made up of 'saintly' figures, right? Get out of here. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted January 22, 2007 ^Are you denying Abdulahi-Axmaar is leading a union of warlord mafia adminstration soon to end IA. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ebyan Posted January 22, 2007 1st it's Amhara not Axmaar. Grow up, what are you 5 years old? If you want to have a discussion start acting like an adult. :rolleyes: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted January 22, 2007 ^Axmaar=Af-Somali if you understand Somali well. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 24, 2007 Ababaay, Reer Windsor, Ontario, Kanada, did indeed their share. Saas ayaa la rabaa aqiyaarta degan magaaladdaa degnaan jiray. I can even recognize old pals from the pictures. Well done, Reer Windsor. Banaanbaxan ayaa waxa uu ka dhacay Bartamaha magaalada Windsor, Ontario, ee dalka Canada gaar ahaan xafiiska laga xukuma magaalada Windsor ee City Hall maalintii Jimcada oo tariikhdu aheyd January 19, 2007. Banaan baxan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka Midowga Jaaliyad Soomaaliyeed ee dalka dibadiisa ku dhaqan United Somali Diaspora. Waxaana taageero u fidiyay banaan baxan kana soo qeybgalay ururada Bulshada ee magaalada Winsdor oo ay ka mid yihiin: Windsor Peace Coalition oo ah urur mar walba u taagan kana soo horjeeda dagaalada lagu qaado dadka iyo dalalka laga awooda badan yahay ee xaq darada ah. That is Maxamed, my old schoolmate, high school isla aadi jirnay back in late '90s. W. D. Lowe, baby. Saas aa lagaa rabaa, macalinka. Keep holding the beautiful flag. This guy deserves an honorary Soomaali citizen. Waa nin ka fiican qashinka Xabashka u kabadhaqaayo. Qashintaas uu dhaamaa boqolkiiba boqol. Soomaaliya ha jirto waligeed, indeed. Max'ed Calicaliyoow [in the middle], well done, duqa. Long time iga dheh. Another non-Soomaali who deserves in laga dhigo Soomaali. More pics _________________ Next banaanbax already waxaa sameeye Reer Vancouver. Nicely done. Stay tuned for the pictures and info. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 25, 2007 Reer Vancouver did their share of daljecelnimo. Waa mahadsantihiin. Also Qowmiyada Oromada [soomaali Aboow]. Vancouver, Canada - Jan 19, 2007 - Bannaabax ballaaran oo ay ka soo qayb galeen qowmiyadaha Soomaali iyo Itoobiya ayaa ka dhacay magaalada Vancouver ee dalka Canada. Bannaanbaxaas ayeed dadkii ka soo qayb galay ku muujiyeen sida ay uga xun yihiin siyaasadda kaligii taliyaha Mele Zenawi. Waxayna ka codsadeen dowladda Canada in ay ku cadaadiso in Ra'iisul Wasaare Mele Zenawi deg-deg ciidamadiisa kala soo boxo waddanka Soomaaliya. Click each thumbnail to enlarge. More sawiro Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted January 25, 2007 Well done reer Canada! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 9, 2007 Banaanbaxyada wali waa socdaa. Reer Stockholm did their share before and again waa sameyeen another banaanbax. Dankis Reer Stockholm iyo guud ahaanba Reer Iswiidhan; keep the name of Soomaalinimo up, jiritaanka Soomaalinimada iyo midnimadeeda waa laga maarmaan. (Feb 4, 2007): Maantay waxaa banaanbax balaaran lagu dhigay magaalada Stockholm dalka Sweden. Banaanbaxaas oo ujeediisu ahaa in loogu soo horjeedey duqayntii ay Maraykanku duqeeyeen Soomaaliya iyo qabsashada ciidamada Itoobiya ay qabsadeen dalka Soomaaliya, iyagoo ku sheegay in Itoobiya aysan qabsan karin Soomaaliya ee Maraykanku gacan ku siiyay. The one and only Samatar. Xigasho Coming Reer Suuriya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 22, 2007 Dibadjooga Soomaalida heed this: Worldwide banaanbax dhowr dal ka dhici doono on March 09, 2007. Soomaalida from these countries will participate, Eebbe haduu idmo: Kanada [Ottawa, Koronto, Windsor and Edmonton] Mareykanka [san Diego, Minneapolis, Seattle] Ingiriiska [London] Iswiidhan [stockholm] Iswiserlaan [Jineefa (Geneva)] Other Soomaalis from other nations can join as well anytime. It is organized by Reer Ottawa. Aad ayee ugu mahadsanyihiin mar labaad, another daljecelnimo effort that will be awarded on one day, Eebbe ha yiraahdee. Kala xiriir at www.somalicongress.org Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted March 11, 2007 Banaan bax looga soo horjeeda Qabsashada Ciidmada Ethiopia iyo Xasuuqa ay ku hayaan dalka Somaaliya oo ka dhacay magaalada Ottawa ee dalka Canada http://www.allgedo.com/Phoenix/bbax%20lshqi%20news.htm Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 11, 2007 Reer Odhawa saas ayaa la rabaa. Dadaalkiina Eebbe ha idinku ajir siiyo -- aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alle-ubaahne Posted March 12, 2007 Thanks for all those organizers indeed for they showed the true Spirit of Somalinimo in support for the struggle against the enemy of Somalia, that is Ethiopia. Guuleysta, oo waligiin ha liicina, IA. this movement is across the board and will bring more Somalis onboard, IA. I am one of them, for now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 14, 2007 Another mahadnaq waxaa naga leh Reer Ottawa again. Waad mahadsantihiin mar sadexaad. Jimco, May 11, 2007 Ottawa, Canada (HOL) - Bannaabax si weyn looga soo qayb galay loogana soo horjeedo joogitaanka dowladda Itoobiya ee dalka Soomaaliya ayaa ka dhacay magaalada Ottawa ee dalka Canada. Bannaanbaas oo kuwa la mid ah ay halkaan horay uga dhaceen ayaad moodaa in ay dad badan ka soo qayb galeen oo ka kala yimid magaalooyinka Toronto, Montreal iyo Ottawa. Dadkii halkaas isugu yimid oo watay calanka Soomaaliya iyo boorar ay ku qornaayeen eryo cambaareynayo dawladaha Itoobiya iyo Mareykanka ayaa ku hor bannaabaxay safaaradaha Itoobiya iyo Markeynka. Xigasho [Click each thumbnail to enlarge.] Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted May 14, 2007 Xataa cadaankii laga yaabo somalia arag waligii ayaa xataa arka that something aint right. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 24, 2007 Finally, Reer Holland. One of the biggest banaanbax aan arkay by Soomaalida dibadjooga. Aad ayee u mahadsanyihiin, Reer Holland. Waxaa Sabtidii, 19-05-2007, ka dhacay magaalada Denhaag (The Hague) ee waddanka Nederland bannaanbax aad u weyn oo lagu diiddan yahay ciidamada Itoobiya ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya. Waxaa kale oo bannaanbaxa looga cabanayay xadgudubyada bani’aadminnimada ka dhanka ah ee ka dhacay Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho oo ay bilihii u dambeeyay dhibaatooyin lixaad lihi ka dhaceen. Boqollaal Soomaali ah oo isaga yimid gobollada waddanka Nederland ayaa iyagoo qiireysan socod ka soo bilaabay saldhigga tareennada ( Central Station) ee magaalada Denhaag, iyagoo socodkaas ku tagay dhismaha xarunta Baarlamaanka. More pictures Quote Share this post Link to post Share on other sites