Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 24, 2007 Reer Norway again. Waxaa Maanta [May 18] ka dhacay magaalada Oslo ee dalka Norway banaanbax balaaran oo ey soo qaban qaabiyeen jaaliyadaha Somaliyed ee ku dhaqan dalka Norway, kaasoo looga soo Horjeeday Xasuqii Ka dhacay Dalka Soomaaliya, gaar ahaan Caasimada Muqdisho, ciidamada Itoobiyaanka ah ee ku sugan gudaha Soomaaliya. Dadka banaabaxayay oo lagu qiyaasay tiradooda in ka badan 700 oo qof ayaa waxa ey wateen boorar qaarkood muujinaya xasuuqa ey ka geysteen gudaha Somaliya dowlada Itoobiya oo iyagu isku beheystay waxa ey ugu yeereen la dagaalanka argagixisada Somaliya, iyagoo duqeyn xoog leh ey u geysteen Dadka Soomaliyeed kana Barakiciyay guryahoodii ee ku yaalo Magaalada Muqdisho. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites