Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Mahadsanidiin reer Landhan iyo Odhawa

Recommended Posts

Reer Miniyaaboolis waa sameyeen banaanbaxa. Aad ayee ugu mahadsanayeen. Now is for reer Odhawa iyo reer Landhan markooda, iyagana aad ayee ugu mahadsanyihiin daljecelkooda iyo qaran difaacida u istaagooda.

 

Anybody whoever been to Ottawa in Janaayo knows how unbearable qaboowga is. Dankis for braving that, reer Odhawa!

 

Ottawa

 

Bannaabax looga soo horjeedo joogitaanka ciidamada Itoobiya ee dalka Soomaaliya aya maalintii Arbacada ahayd Bisha Jan 3, 2007 ka dhacay magaalada Ottawa ee dalka Canada. Bannaabaxaas oo ka kala dhacay Seddex goobood oo kala ah Baarlamaanka dalka Canada iyo Safaaradaha Itoobiya iyo Mareykanka. Baarlamaanka dalka Canada oo ahayd goobtii uu bannaabax ka bilaawday ay dadkii halkaas isugu soo baxay ay ku dhawaaqayey ereyo ay kaga soo horjeedaan joogitaanka ciidamada Itoobiya ee dalka Soomaaliya.

First, sawirada from Odhawa.

 

IMG_1053_JPG.jpg IMG_0989_JPG.jpg IMG_0964_JPG.jpg IMG_1044_JPG.jpg

 

IMG_1040_JPG.jpg IMG_1039_JPG.jpg IMG_0950_JPG.jpg IMG_0981_JPG.jpg

 

Click each thumbnail to enlarge.

 

More pictures

 

Anybody whoever been to Ottawa in Janaayo knows how unbearable qaboowga is. Dankis for braving that, reer Odhawa! Dad badan oo reer Jabuuti ayaa ku jiro sawiradaan, they deserve a special thanks dadkaas qaaska ah braving that baraf iyo qaboob, including cuniga yar ee sanadka aan gaarin wali ku socdo gaarigiis. That child as well deserved a special thanks.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Having spent (too) many years in Ottawa, I salute my fellow Ottawans for spending more than a minute in the valley temperatures this time of year.

 

Bravo!

Share this post


Link to post
Share on other sites

London

 

Maalinimadii sabtiga oo ay taariikhdu ahayd 30.12.06 ayaa dadweyne aad u tira badan waxa ay isugu soo baxeen ka soo horjeedka dhismaha xafiiska Ra’iisulwasaaraha Britain, oo loo yaqaan Downing Street. Bannaanbaxaas oo ay soo qaban qaabiyeen mas’uuliyiin ka tirsan jaaliyadda soomaaliyeed ee ku nool London ayaa waxa ay kaga cabanayeen ciidamada Itoobiya oo dhawaan soo galay dalka Soomaaliya

Sawirada from Landhan.

 

DSCF0351_JPG.jpg DSCF0341_JPG.jpg DSCF0349_JPG.jpg

 

DSCF0358_JPG.jpg DSCF0357_JPG.jpg DSCF0342_JPG.jpg

 

Click each thumbnail to enlarge.

 

More pictures

 

The banaanbax is from last week, not today's one.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa ayaanba ayaane, waxa iman doonta maalin ay taariikhdu xusi doonto.

 

Bilaa caleek sawiraddooda kaydka history'ga galiya. These people deserve recognition maalinta cadawga iyo duliga laga saaro dhulka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Duke will now urge his collaborators (if there are any) in Canada to come out and carry pictures of Meles and Yeey. Sorry to disappoint you atheer but even Puntlanders in this part of the world reject your uncle and his puppet government.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

Can that help ???????????

 

As the Palestenians ,,, they r experts on this
:D

If you ever been to Odhawa or felt its bitter windy winter in Janaayo or Febraayo, and dared to venture more than a couple seconds outside, let alone ciyaal lagu wado stroller iyo hooyooyinkooda la socdo, outside saas maadan u qosleen, runtii.

Share this post


Link to post
Share on other sites

domonstrations don't help at all ,,,, palestenians have more than 50 years to do that and they never get what they want or even close to it ,,,,,,,,,,,,,, for me it is just waste of time ,,,

 

You either go and die like a man or you stay and watch the situation like hollywood movies.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

JB, the Ethios say they will pull out in 2 weeks. Opinion is against them in nearly all media outlets. When Somalis are demonstrating in Xamar for the withdrawal of Ethio forces, this will obviously mean they are not wanted to even the staunchiest.

 

Public opinion is very important in todays world and must be used to your benefit. A demo can help however small.

 

Comparing Filastiin to Somalia is not really fair is it?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Northerner"I wonder how Duke and his cousins will try to spin this one? "

 

Will this is not one that requires a spin. People should be encouraged for trying to get their voice heard in the face of canadian weather of all things. What I want to know, though, is how you secesionist and new-found Mujahids, sheikhs, al and abu hebels now find it acceptable to dan the cloak of Somali nationialism and advocate hostility against a people who's sons you have claim just a year ago were closer to you anf for people you claimed that you did not share the same language and culture, who you also claimed were politically alian to you because you were the orphans of the English Queen. Guess know the sons of xamar are closer to you then the ones of Baidaba, bosasso and kismayo. Or is this a case of my enemy's enemy is my friend? On second thought, that does not work because they are both your enemies.

How shameless Somalis and how short their memory is!

Share this post


Link to post
Share on other sites
harriwaa   

Dadka ciddii leh dhiig & Damiir, in yarna Allaha ka yeelee, waxay haddiyo jeer u taagan yihiin difaaca Ciiddooda Hooyo.

Waa sida Somalida reer London & Ottowa oo kale. Special Thanks to them!

 

Miskiin M.A. Thanks for posting this info. In Waddaniyaddu ay, Addiga & Dhallin badan oo

SOL ka mid ah, idinku dheer tahay baan idiin hubaa. Waxaan idin dhihi lahaa: adeeggiina shaqo intaa ka sii ambaqaadda!

 

F.G. SOL xubin baan ka ahaan jiray hase yeeshee muddo hore ayaa iigu dambaysay;

haddana waxaan filayaa in aan idinku soo laabtay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Welcome back horta although this is your first post since 2004 ,,,,

 

Dadk ciddii leh dhiig iyo damiir waa inay dagaalamaan oo ay u dhintaan waxa ay aaminsan yihiin ama maalkooda u huraan ,,,, waqti lumis baan u aqaanaa inta boodhadh la qaato in dariiqyada Europe iyo US la istaagtaago oo safaaradaha la baryo ,,,,,,,,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this