General Duke Posted May 17, 2006 This is Mudugonlines... Stop the Mogadishu war now... Stop the Mogadishu War Now! Posted to the MOL May 16, 2006, 9:17 am Ka Qeyb Qaado Cabashadaan lagu Doonayo in lagu joojiyo Dagaalada kasoo curtey magaalda Muqdisho oo ah Caasimadda Soomaaliya haatanna noqotey meel dhiiga soomaaliyeed lagu qubo. Waxaa soo diyaariyey dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka xanuunsatey dhibaatada shacabkooda heysata. http://www.petitiononline.com/Jinoole/petition.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 17, 2006 Sign up now................. This is how horseednet reported it... Qaxootiga iyo Qurbo Joogta Soomaaliyeed oo bilaabay Qoraalo saxiix ah oo looga soo horjeedo dagaalada Muqdisho Toronto:- Soomaalida ku dhaqan Qurbaha iyo dalalka Shisheeyey ayaa bilaabay olole ay ku aruurinayaan saxiixa Baaq nabadeed ku aadan dagaalada Muqdisho. Baaqan oo lagu qoray Af ingiriiska ayaa lagu soo daacabay Shabkada petitiononline.com ee lagu soo bandhigo Bayaanada laga saxiixo shacabka ayaa waxaa laga codsaday in dhamaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ay saxiixaan qoraalkaasi, si loo muujiyo in shacabka Soomaaliyeed kasoo horjeedo dagaalada iyo dhibaatooyinka ka socda dalka Somaliya. Bayaankan ku aadan dagaalada Muqdisho ayaa ah kii ugu horeeyey oo noociisa ah oo dhamaan shacabka Soomaaliyeed laga codsaday in ay saxiixaan. Qoraalka iyo meesha saxiixaada aad ku dari kartid halkan ka daalaco. HorseedNet.com Quote Share this post Link to post Share on other sites