Sign in to follow this  
General Duke

Somalia media pick up SOL petition....more needed

Recommended Posts

This is Mudugonlines...

 

Stop the Mogadishu war now...

 

Stop the Mogadishu War Now!

 

Posted to the MOL May 16, 2006, 9:17 am

 

 

Ka Qeyb Qaado Cabashadaan lagu Doonayo in lagu joojiyo Dagaalada kasoo curtey magaalda Muqdisho oo ah Caasimadda Soomaaliya haatanna noqotey meel dhiiga soomaaliyeed lagu qubo. Waxaa soo diyaariyey dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka xanuunsatey dhibaatada shacabkooda heysata. http://www.petitiononline.com/Jinoole/petition.html

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sign up now.................

 

This is how horseednet reported it...

 

Qaxootiga iyo Qurbo Joogta Soomaaliyeed oo bilaabay Qoraalo saxiix ah oo looga soo horjeedo dagaalada Muqdisho

 

Toronto:- Soomaalida ku dhaqan Qurbaha iyo dalalka Shisheeyey ayaa bilaabay olole ay ku aruurinayaan saxiixa Baaq nabadeed ku aadan dagaalada Muqdisho.

 

Baaqan oo lagu qoray Af ingiriiska ayaa lagu soo daacabay Shabkada

petitiononline.com

ee lagu soo bandhigo Bayaanada laga saxiixo shacabka ayaa waxaa laga codsaday in dhamaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ay saxiixaan qoraalkaasi, si loo muujiyo in shacabka Soomaaliyeed kasoo horjeedo dagaalada iyo dhibaatooyinka ka socda dalka Somaliya.

 

Bayaankan ku aadan dagaalada Muqdisho ayaa ah kii ugu horeeyey oo noociisa ah oo dhamaan shacabka Soomaaliyeed laga codsaday in ay saxiixaan.

 

Qoraalka iyo meesha saxiixaada aad ku dari kartid halkan ka daalaco.

 

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this