Sign in to follow this  
Liqaye

Breaking news American bombings in Somalia

Recommended Posts

Liqaye   

War deg deg ah: Duqeyn goor dhoweyd degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose ay ka geysteen dayuuradaha dagaalka Maraykanka

 

Warar goor dhow naga soo gaaray degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya dayuurado dagaal oo loo maleynayo iney yihiin kuwa Maraykanka ay duqayn ka gaysteen halkaasi

 

Sida ay sheegayaan dad goob joogayaal ah oo ku sugan magaalada Baraawe duqayntan ayaa heyd mid aad u culus oo laga maqlayey goobo ka baxsan magaalada waxaana wararka qaarkood oo aan weli la xaqiijin ay sheegayaan duqeyntan lala beegsaday goob goob ay ku sugnaayeen saraakiil ka tirsan xoogaga Islaamiga ah oo halkaasi ku taala, waxaana jira warar kale oo sheegaya in ciidamo ka soo degay dayuuradahaasi ay dadka wateen dhulka lana tageenWeli ma jiraan tafaasiil intaa dheer oo ku saabsan duqeyntan mana cada qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay hase ahatee Dayaaradahaasi dagaal ayaa la xaqiijinayaa in ay ka soo duuleen maraakiibta dagaalka ee fadhida xeebaha Somalia, waxaana weli goobahaasi dul heehaabaya diyaaradaha qumaatiga u kaca iyadoo dadweynuhunaay yihiin kuwo argagaxsan.

Wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco boggan saacadaha soo socda insha ALLAAH

dayniilecom@hotmail. com

deyniilenews@yahoo.c om

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

Somalia: American Choppers bombard Bulamarer town

 

Mogadishu Monday 14 Sep 2009 SMC

 

Helicopters having the sign of the American flag at the fin have bombarded Bulamarer town in the lower Shabelle region in southern Somalia some 120km south east of the Somali capital Mogadishu on Monday afternoon.

 

“I cannot actually say the number of the helicopters, which have raided because when I heard their scary sounds they have shocked me, and the rest of the inhabitants in the district, and we all ran for cover, in fact I cannot assure the casualties, but there are fatality in the air raid” said Hassan Mukhtar a resident in Bulamarer district speaking to Somaliweyn radio.

 

The Americans have some years back bombarded in some refuge camps in the border between Somalia and Kenya and in the thick Jungles of Kudha in the lower Juba region tracing for the insurgents.

 

Mohammed Omar Hussein+2521-5519235 shiinetown@hotmail.c om

 

Somaliweyn Media Center “SMC”

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this