Somalina Posted November 12, 2010 November 11, 2010 Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii u horeysey soo saartey joornaal ku hadla afka dawladda, Joornaalka ayaa u qaabeysan qaababka joornaalada casriga ah waxaana uu wax ka qoraa dhinacyo badan sida Siyaasadda, Caafimaaka, Ganacsiga, Dhalinyarada, Waxbarashada iyo Isboortiga. Dawlada ayaa sanadkii hore ku guulaysatey in ay dib u yagleelto oo hawada geliso Radio Muqdisho, waxaana muddo yar kadib loo sameeyey website lagu daabaco wararka raadiyaha. Siihayaha Wasiirka Warfaafinta Cabdiraxmaan Yariisow ayaa sidoo kale sheegay in dhawaan ay jecelyihiin in dib loo furo Telefishankii Qaranka Soomaaliya. Check it out Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted November 12, 2010 Qarankii Soomaliyeed baa soo noqonaya Very good, Our government needs its own media to directly communicate with Somali citizens Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 12, 2010 gaw oo ma xiili journaal la soo saara la jooga Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 12, 2010 ^Actually, that's smart move! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 12, 2010 You are right it's the biggest achievement the sh dalxiis administration accomplished so far Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 12, 2010 Si fiican loo qoray xataa. Mar dhowna kanaal afka dowladda ku hadlo sugeynaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted November 12, 2010 gaw oo ma xiili journaal la soo saara la jooga Xaaji you have to defeat the enamy fysically and psykological and thats what our president Amiirul Mu'miniin Shekh Shariif Sh axmed is doin, He and the former PM nuur cadde is the best leaders we have since the the fall of Siyaad barre. U cant deny it sxbow, shariifka ninka daacadsan ma jirto Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mayaani Posted November 12, 2010 Oba naga daa Sherif iyo daacad waa kala dheer yihiin lakin ilaahay ha soo hanuuniyo nabadna Somaliya ilaahay ha u keeno. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted November 13, 2010 mayaani see cml shariif madaxweyne ka fiican sooma marin waayadan, Wadaad diinta dhab ay ka tahay wayo sharif sakiin ayaa fawdo wado. Quote Share this post Link to post Share on other sites